SHURUUDDA SALAADDA 

:وشرائط الصلاة قبل الدخول فيها خمسة أشياء

طهارة الأعضاء من الحدث والنجس .1
وستر العورة بلباس طاهر .2
والوقوف على مكان طاهر .3
والعلم بدخول الوقت .4
واستقبال القبلة .5

(وشرائط الصلاة) Salaadu shuruuda heedu (قبل الدخول) intaan la galin (فيها) salaadda dhex deeda (خمسة أشياء) waa shan shey.

Shan shey baa shardi ah salaadda intaadan gelin in aad soo diyaariyo, maxay tahay?

(طهارة الأعضاء من الحدث والنجس) (1)

(طهارة الأعضاء) Xubnuhu iney daahir ka yihiin (من الحدث) xadaska iney daahir ka yihiin. Xubnaha jirku waa iney daahir ka yihiin xadaskii, waa xadas kee?

(minal xadasil askhari wal akbar)

Haa labadaba waa iney daahir ka yihiin xubnuhu, kow!

Waase goormaa?

Waa markaad kari karto, haddaad ba waxaad ku dahaara qaadato weeydo maxaad sameyn nee? [faaqidu dahuureyn] baa la dhahaa…

  • Caro na ma haysid
  • Biyo na ma haysid
  • Waqti giina waa soo galay

Maxaad sameynee? Yaa! Waad tukan [faaqidu dahuureyn] intaasaa tawar taada ah.

(فَاتَّقُوا اللَّهَ مَا اسْتَطَعْتُمْ)

(16 سورة التغبن)

Marka ha laga dood talow ma soo celin doonaa mise ma soo celin doono, dood dambe weeye, ha inoo dambeyso laakiin bal tuko horta.

(والنجس) haa xaga hore ayay ku xiran tahay.

(طهارة الأعضاء) Xubnuhu iney daahir ka yihiin (من الحدث) xadaska waa iney daahir ka yihiin (والنجس) nijaasada na waa iney daahir ka yihiin.

Nisaaj na waa iney daahir ka yihiin Allahuma intii yarta ahayd ee la cafiyay mooyee.

Nijaasada maxaa la cafiyay (fil mad-hab)?

  • Dhiig yar iyo
  • Malax yar iyo
  • Dhacaan yar iyo

Soo ma aragtid intaa yar ee la cafiyay mooyee intii kale waa in jirku daahir ka yahay iyo xubnuhu.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1725184
Today
Yesterday
All days
1586
3451
1725184
2026-05-17 20:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a0a233c552dd15984111281779049276
title_6a0a233c5532c18694745361779049276
title_6a0a233c55377955703351779049276
title_6a0a233c553c216002912611779049276
title_6a0a233c5540c3376957421779049276
title_6a0a233c554554791642541779049276

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0a233c67cc51821211051779049276
title_6a0a233c67d133545165141779049276
title_6a0a233c67d5f11388827271779049276
title_6a0a233c67dc021048803051779049276

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com