SHURUUDAGA SALAADDAC ( Dhar daahira iyo Cowrada asturkeeda)

 (وستر العورة بلباس طاهر)

(وستر العورة) weeye shardiga labaad, cawrada in la asturo (بلباس) dhar lagu asturo (طاهر) oo daahir ah.

Intii cawrada ahayd waa inaad qariso, dharka aad ku qarin neyso na waa inuu yahay dhar daahir ah saas weeye macnaha.

Cawrada raggu shaaficiyada aktooda iyo in badan oo madaahibta kamid ah oo ku raacsan waxay leeyihiin cawrada raggu waa (lowga) iyo xudunta inta u dhaxaysa.

Cawrada dumar kuna waa jirka oo dhan marka laga reebo wejiga iyo kaffeynka.

Intaa marka waa in maro daahir ah lagu asturo, haddii aad asturi weydo bi macnaa salaad daada ma asaxayso waaye.

(3) (والوقوف على مكان طاهر)

(والوقوف) Waaye shardiga saddexaad, in aad istaagto, ruuxu istaago (على مكان) meel inuu istaago (طاهر) oo daahir ah.

Meesha aad ku tukan neysa na waa iney daahir tahay.

Haddii jir kaaga qaar kamid ah ama marada aad ku tukan neyso qaar kamid ah ay nijaasadii taaban neyso ee dhulka taalay, markaasi salaadu ma asaxayso, marka meesha aad ku tukan neysa na waa iney meel daahir ah tahay.

(والوقوف) Istaagid (على مكان) meel la istaago (طاهر) oo daahir ah.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1725184
Today
Yesterday
All days
1586
3451
1725184
2026-05-17 20:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a0a233c552dd15984111281779049276
title_6a0a233c5532c18694745361779049276
title_6a0a233c55377955703351779049276
title_6a0a233c553c216002912611779049276
title_6a0a233c5540c3376957421779049276
title_6a0a233c554554791642541779049276

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0a233c67cc51821211051779049276
title_6a0a233c67d133545165141779049276
title_6a0a233c67d5f11388827271779049276
title_6a0a233c67dc021048803051779049276

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com