(وشرائط وجوب الصلاة)

Salaadda waajibi taan keeda, shuruuda heedu waxa weeyaan (الصلاة ثلاثة أشياء) waa saddex shey.

Salaadu markey ruuxa ku waajib beyso, saddex shey waa in laga helaa ruuxa.(1) (الإسلام)

(الإسلام) Islaam nimo; oo gaalka salaad kuma waajib beyso.

Maxaa laga wadaa?

Waxay ka wadaan laga dalbi maayo tuko la dhihi maayo.

Maxa

...

Al-Qaari  Axmdd Al-Nufeys


Ahmad Alnufais


[yt_player_list title="Sheikh Ahmad Alnufais" ] [yt_player_list_item song="1. Suurat al-Faatih'a" artist="Ahmad Alnufais" src="http://media.midad.com/ar/recitations/49479/460587/001.mp3" ] [yt_player_list_item song="18. Sura Al Kahf" artist="Ahmad Alnufais" src="http://media.midad.com/ar/recitations/49479/460587/018.mp3" ] [yt_player_list_item song="35. Suurat Faatír" artist="Ahmad Alnufais" src="http://media.midad.com/ar/recitations/49479/460587/035.mp3" ] [yt_player_list_item song="36. Suurat Ya-sin" artist="Ahmad Alnufais" src="http://media.midad.com/ar/recitations/49479/460587/036.mp3" ] [yt_player_

...

Waxyaalaha buriya salaadda 

Salaadda waxay ku burtaa:

  1. Ka tegid tiir ka mid ah tiirarka salaadda ama  shardi ka mid ah shuruudaha salaadda  isagoo qofku kara kas ha looga tago ama hilmaan.
  2. Salaadda waxay ku burtaa ka tegid waajib ka mid ah waajibyada salaaddaa kas. 
  3. Salaadd
...

WALAALEYNTII MUHAAJIRIIN IYO ANSAAR

Asalaamu Caleykum W.W.

Rasuulka SCW markuu madiina yimid waxa uu ka aasaasay dawlad islaam ah wuxuuna isku xiray dadkii muslimiinta ahaa ee madiina deganaa iyo kuwii kasoo hijrooday madiina dibadeeda, isaga oo isugu xiray si macnawi ah iyo

...

Qaari Cabdullaahi Al-Muusaa


muusa


[yt_player_list title="Qaari Cabdullaahi Al-Muusaa" ] [yt_player_list_item song=" Sura Al-Baqara'a" artist=" Cabdullah Al-Muusa" src="http://server14.mp3quran.net/mousa/002.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al-A'raaf" artist=" Cabdullah Al-Muusa" src="http://server14.mp3quran.net/mousa/007.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al Anfaal" artist=" Cabdullah Al-Muusa" src="http://server14.mp3quran.net/mousa/008.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suuratut Tawba" artist=" Cabdullah Al-Muusa" src="http://server14.mp3quran.net/mousa/009.mp3"

...

SOOMKA
 

1.S. Bisha ramadaan hadii qeybi iga tagtay oo ay bishii kale iga soo gaadho, ma soomi karayaa bishii dambe soonkeedii caadiga ahaa anigoon tii hore qaleyn?
 

J. Bisha ramadaan qalaheeda iyo adaheeda farqi baa u dhaxeeya marka la leeyahay al-adaa waa soomka la soomayo m

...

 WAQTIGA SALAADDA CISHAHA 

(أول وقتها إذا غاب الشفق الأحمر)

(أول وقتها) waqti geedu bilow giisu waxa weeye (إذا) goortii (غاب) uu qarsoomo (الشفق) guduudka (الأحمر) ee guduudan.

Cawa weerta guduudan marka ay qarsoonto waaye, (الشفق) (shafaqu) waa un guduud kaas (الأحمر) waa un ku sii cadeyn nayaa.

(وآخره في الإختيار إلى ثلث الليل)

(وآخره) salaa

...

Al-Qaari Mansuur Al-Saalimi


mansoor


[yt_player_list title="Al-Qaari Mansuur Al-Saalimi " ] [yt_player_list_item song="Suurat Ya-sin" artist="Mansor Al Saalimiy " src="http://server14.mp3quran.net/mansor/036.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suuratul Addukhan" artist="Mansor Al Saalimiy " src="http://server14.mp3quran.net/mansor/044.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suuratul Al Jaathiya" artist="Mansor Al Saalimiy " src="http://server14.mp3quran.net/mansor/045.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suuratul Al Ah'qaaf"

...

ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"لا تحاسدوا ولا تناجشوا ولا تباغضوا"
عن أبي هُريرةَ رضي اللهُ عنه قال: قال رسوُل الله صلى الله عليه وسلم : [لا تَحَاسَدُوا، ولا تَنَاجَشُوا، ولا تَباغَضُوا، ولا تَدَابَرُوا، ولا يَبعْ بَعْضُكُمْ على بَيْعِ بَعْضٍ، وكُونُوا عِبادَ اللهِ إخْوَاناً، المُسْلمُ أَخُو المُسْلمِ: لا يَظْلِمُهُ، ولا يَكْذِبُهُ، ولا يَحْقِرُهُ، التَّقْوَى هاهُنا - ويُشِيرُ إلى صَدْرِه ثَلاثَ مَرَّاتٍ , بِحَسْبِ امْرِىءٍ مِنَ الشَّرِّ أن يَحْقِرَ أخاه

...

ILAALADII SEYD BINU XAARITH

Markii la gaaray waqtigii jiilaalka ee qureysh Shaam u safri jirtey ayey qureyshtu isu diyaariyeen safar, markaas ayey ka wada tashadeen waddadii ay safarkooda marin lahaayeen, maxaa yeelay cunaqabatayn ayaa saaran oo waddo kasta oo ay isku

...

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3281004
Today
Yesterday
All days
2472
3305
3281004
2026-10-10 22:01

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com