SALAATU-LEYLKA 

 (صلاة الليل)

(صلاة الليل) Salaadda habeen kii la tukado waaye mida koowaad.

Waa salaadaha sunnaha aha, salaadda ugu fadliga badan waaye, sida Nabigaﷺ sheegay marka faradka laga tago salaad la tukado oo sunno ah waxaa ugu fadli badan (صلاة الليل) saas weeye macnaha, waxaana la yiraahdaa markaad cishaha tukado labadiisa rakcadood ee raacsan wixii ka dambeeya ilaa waagu ka baryo ee salaadda subax waqti geeda laga gaarayo inta u dhaxaysa salaadda aad tukado ayaa (صلاة الليل) la dhahaa.

Witir kana maxaa la dhahaa…?

Witirku waa salaadda tirada is dheer ku dhamaan neysa, hadday hal rakcad tahay waa hal rakcad oo witir ah, hadday saddex wada socoto tahay saddexdu ba waa wada witir, hadday shan tahay, shantu ba waa wada witir, li’ana wey wada socdaan sooma aha?

Hal rakcad beyna ku wada dhamaan nayaan oo tira is dheer ah, witir kuna kaas waaye, salaatu leyl kaas buu kamid yahay ama witir kaas buu noqon karaa.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1725184
Today
Yesterday
All days
1586
3451
1725184
2026-05-17 20:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a0a233c552dd15984111281779049276
title_6a0a233c5532c18694745361779049276
title_6a0a233c55377955703351779049276
title_6a0a233c553c216002912611779049276
title_6a0a233c5540c3376957421779049276
title_6a0a233c554554791642541779049276

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0a233c67cc51821211051779049276
title_6a0a233c67d133545165141779049276
title_6a0a233c67d5f11388827271779049276
title_6a0a233c67dc021048803051779049276

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com