TIIRKA AFRAAD: SOONKA BISHA RAMADAAN Ilaahay koreeye wuxuu yiri: {Salaaddana ooga sakadana bixiya waxaad u hormarsataan Naftiina oo khayr ah waxaad ka helaysaan Eebe agtiisa, Eebana waxaad camalfaIaysaan waa arkaa}. [suurada al-baqara 110]. Ramadaanku waa bisha sagaalaad ee sanadka hijriga ah, waana bil muslimiinta kuwayn agtooda, bilaha kalena way ka duwan tahay, in lasoomo bishaasna waa tiir ka mida shanta tiir ee islaamka. Macaha soonka bisha ramadaan waa: inuu ilaahay dartii uga afxirto cuntada iyo cabitaanka iyo galmada, iyo wixii kale ee afuriya ruuxa, laga bilaabo aadaanka salaada fajar ilaa qorax dhaca, bisha dhamaanteedba. TIIRKA SHANAAD: XAJKA BAYT/GURIGA ILAAHAY EE LA XURMEEYAY Ilaahay koreeye wuxuu yiri: {Eebana wuxuu ku leeyahay Dadka Xajka Baydka Ruuxii kara Wadada} [suurada Aali-cimraan, aayada 97] Xajka waxaa lugu leeyahay ruuxii awooda, waana halmar intuu noolyahay, taasoo macnihiisu yahay: in ruuxu u baqoolo baydka xurmada leh iyo meelaha mashaacirta muqadaska ah, kuna yaala Makka Almukaramah, si uu halkaa ugu guto cibaado leh timaamo iyo wakhti u gaar ah. Nabi muxamed iyo Nabiyadii ka horeeyayna--calayhimu salaatu wasalaam- way xajiyeen, ilaahaybaana-koreeye- ku amray Nabi ibraahiim inuu dadka ugu yeero xajka, sida u ka waran quraanka kariimka ah. {Ogaysiina Dadka Xajka ha kuu Yimaaddeen iyagoo Lugayn iyo mid Bog Dheer Dhammaanteed oo ka iman Jaha kasta oo Dheer}. [suurada al-xaj, aayada-27] BARASHADA ARKAANTA IIMAANKA: iyo in xubnaha laga sameeyoo, sida salaada, xajka, soonka, iyo xubnaha dahsoon ee laxiriira qalbiga sida jeceelka ilaahay iyo cabsidiisa, talosaarashada cibaado oo dhana ikhlaas uga dhigo/mid aanu cid kale la wadaajin.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1632413
Today
Yesterday
All days
554
2568
1632413
2026-04-04 09:24

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69d0d8e77647b7978107231775294695
title_69d0d8e7764d120933944291775294695
title_69d0d8e77651e4957401981775294695
title_69d0d8e77656a5672160081775294695
title_69d0d8e7765b512883988451775294695
title_69d0d8e7766008339346861775294695

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69d0d8e78785b8522800631775294695
title_69d0d8e7878af533365031775294695
title_69d0d8e7878fb15978920301775294695
title_69d0d8e78794615721814971775294695

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com