TIIRKA LABAAD: Rumaynta Malaa'igta waana khalqi(la abuure) aad u wayn, ilaahay kaliya ayaa garanaya awoodooda iyo tiradooda, mid walba oo malaa'iktaas kamida wuxuu leeyahay timlaamo iyo magacyo iyo shaqo u gaar ah, sida: Malaku Jibriil oo u xilsaaran soo dajinta waxyiga rabi, gaadhsiinayana rusushiisa. TIIRAKA SADEXAAD: RUMAYNTA KUTUBTA Kutubta samada laga soodajiyay ee Eebbe weyne ku sheegay kitaabkiisa waa: Quraanka Kariimka, oo ilaahay kusoo dajiyay Nabigiisa Muxamed -sallallaahu calayhi wasalam-. Sabuur: Allaah ayaa kusoo dajiyay Nabigiisa Daa'uud-calayhi salaamTIIRKA AFRAAD: RUMAYNTA RUSUSHA Rumayn go'an, oo adag ee ah: in Ilaahay koreeye ummad kasta u soo diray Rasuul ugu baaqaya ciibaadadda illaahay keligiis, oo aan lahayn cid la wadaagta, iyo inay ka gaaloobaan waxa la caabudo isaga ka sokow. In dhammaan Rusushaasi yihiin dad aadame ah, rag, addoommo Eebbe, runsheeg, la rumaysto, Alla kacabsi leh, aamin ah, hanuunsan, watayna mucjisooyin tusinaya runnimadooda, isla markaana ay guteen waajibkii dacwada, Dhammaantoodna waxay ku sugnaayeen xaq cad iyo hanuun iska cad. Rusushaas Baaqooda iyo dacwadooduba waxay ka sinaayen Tawxiidka ilaahay -koreeye- oo ah in ilaahay kaligii la caabudo, waxna lala wadaajin cibaadadiisa.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1718548
Today
Yesterday
All days
1353
1367
1718548
2026-05-14 22:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a064662749d29159093731778796130
title_6a06466274a2320978370231778796130
title_6a06466274a6f687213591778796130
title_6a06466274abb287875721778796130
title_6a06466274b05644894631778796130
title_6a06466274b5010240902711778796130

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0646628805e9352866941778796130
title_6a064662880af13660548061778796130
title_6a064662880fc21218760421778796130
title_6a0646628814720481640441778796130

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com