BARASHADA ARKAANTA IIMAANKA: iyo in xubnaha laga sameeyoo, sida salaada, xajka, soonka, iyo xubnaha dahsoon ee laxiriira qalbiga sida jeceelka ilaahay iyo cabsidiisa, talosaarashada cibaado oo dhana ikhlaas uga dhigo/mid aanu cid kale la wadaajin. xeeldheerayaasha cilmiguna waxay iimaanka ku qeexeen: qalbiga oo laga aamino, odhaah ahaana loogaga dhawaaqo carabka, xubnuhuna ku camal falaan, waana mid ku kordha daacaadka Ilaahay, macsidiisana ku naaqusaa ama daciifa. iimaanka ilaahay larumeeyo wuxuu ku qotamaa: in ilaahay loo kali yeelo Ilaahnimadiisa, Rabbinimadiisa, Magacagdiisa iyo Tilmaamaha uu leeyahayba, waana mid koobsanaysa: Rumaynta jiritaan Illaahay -koree oo nasahnaayein la rumeeyo rabinimadda ilaahay-koreeye-, iyo inuu yahay Allaha hanta wax walba ee abuuray, quudiyay, arimahoodana maamula in la rumeeyo ilaahnimada Allaah, iyo inuu yahay midka kaligiis mutaystay cibaadada, cidna aan lala wadaajinayn cibaadadaas, sida salaada, ducada, nidarka, gawraca, kaalmaysiga, magangalyada, iyo cibaadaadka oo dhanba, in la rumeeyo Magacyadiisa quruxda badan iyo Tilmaamihiisa Sarreeya ee uu Naftiisa u sugay ama Nabigiisu - Naxariis iyo Nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee - u sugay, lagana reebo oo nasaho wixii uu naftiisa ka reebay ama Nebigu - naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee - u diday in lagu timlaamo, Taasi waxay ku tusinaysaa in Magacyadiisa iyo Sifooyinkiisu gaareen halka ugu saraysa dhamaystir iyo wanaag, mana jirto cid lala simo Allaah, waana Allaha maqla ha arka na wax walba.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1718548
Today
Yesterday
All days
1353
1367
1718548
2026-05-14 22:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a064662749d29159093731778796130
title_6a06466274a2320978370231778796130
title_6a06466274a6f687213591778796130
title_6a06466274abb287875721778796130
title_6a06466274b05644894631778796130
title_6a06466274b5010240902711778796130

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0646628805e9352866941778796130
title_6a064662880af13660548061778796130
title_6a064662880fc21218760421778796130
title_6a0646628814720481640441778796130

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com