TIIRKA AFRAAD: SOONKA BISHA RAMADAAN Ilaahay koreeye wuxuu yiri: {Salaaddana ooga sakadana bixiya waxaad u hormarsataan Naftiina oo khayr ah waxaad ka helaysaan Eebe agtiisa, Eebana waxaad camalfaIaysaan waa arkaa}. [suurada al-baqara 110]. Ramadaanku waa bisha sagaalaad ee sanadka hijriga ah, waana bil muslimiinta kuwayn agtooda, bilaha kalena way ka duwan tahay, in lasoomo bishaasna waa tiir ka mida shanta tiir ee islaamka. Macaha soonka bisha ramadaan waa: inuu ilaahay dartii uga afxirto cuntada iyo cabitaanka iyo galmada, iyo wixii kale ee afuriya ruuxa, laga bilaabo aadaanka salaada fajar ilaa qorax dhaca, bisha dhamaanteedba. TIIRKA SHANAAD: XAJKA BAYT/GURIGA ILAAHAY EE LA XURMEEYAY Ilaahay koreeye wuxuu yiri: {Eebana wuxuu ku leeyahay Dadka Xajka Baydka Ruuxii kara Wadada} [suurada Aali-cimraan, aayada 97] Xajka waxaa lugu leeyahay ruuxii awooda, waana halmar intuu noolyahay, taasoo macnihiisu yahay: in ruuxu u baqoolo baydka xurmada leh iyo meelaha mashaacirta muqadaska ah, kuna yaala Makka Almukaramah, si uu halkaa ugu guto cibaado leh timaamo iyo wakhti u gaar ah. Nabi muxamed iyo Nabiyadii ka horeeyayna--calayhimu salaatu wasalaam- way xajiyeen, ilaahaybaana-koreeye- ku amray Nabi ibraahiim inuu dadka ugu yeero xajka, sida u ka waran quraanka kariimka ah. {Ogaysiina Dadka Xajka ha kuu Yimaaddeen iyagoo Lugayn iyo mid Bog Dheer Dhammaanteed oo ka iman Jaha kasta oo Dheer}. [suurada al-xaj, aayada-27]

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1718548
Today
Yesterday
All days
1353
1367
1718548
2026-05-14 22:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a064662749d29159093731778796130
title_6a06466274a2320978370231778796130
title_6a06466274a6f687213591778796130
title_6a06466274abb287875721778796130
title_6a06466274b05644894631778796130
title_6a06466274b5010240902711778796130

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0646628805e9352866941778796130
title_6a064662880af13660548061778796130
title_6a064662880fc21218760421778796130
title_6a0646628814720481640441778796130

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com