TIIRKA KOOWAAD: waa Qiritaanka inaad qirtid inuusan jirin ilaah-xaq lagu caabudo- Allaah mooyee, Mmuxamedna uu yahay rasuulka ilaahay. Ilaahay koreeye wuxuu yiri: {Ogow oo qir inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo Allaah mooyee} [suurada muxamed 19]. macnaha shahaadada (SHADAADATU AN LAA ILAAH ILLA LLAAHU) waa qiritaanka inuusan jirin Ilaah xaq lugu caabudo Allaah mooyaane. salaada oogisteedu waa in loola yimaadaa siduu ilaahay-koreeye- u jideeyay rasuulkuna Muxamednasallaalahu calayhi wasalm- uu noobaray. TIIRKA SADEXAAD: BIXINTA SAKADA Ilaahay koreeye wuxuu yiri: [Sakada bixiya] [Suurada Al-baqara 110] waxayna ku waajibtaa maalka markuu gaaro qadar go'an, taasoo la siinayo sideed kooxood oo quraanka lugu sheegay, oo ay ka mid yihiin Faqiirka iyo Miskiinku. Bixinta zakaduna waxay tilmaan u tahay naxariista io dabacsanaanta ruuxa muslimka ah, sidoo kale waxay nadiifisaa maalkiisa, dadka baahana way raali galisaa, iyadoo xoojisa xariga walaalnimada iyo isjacaylka dhex yaala mujtamaca muslimka, sidaa darteed ayuu ruuxa muslimka ah bixinayaa isagoo naftiisa uga raali ah kuna faraxsan sida uu kaalmada ugu gaystay mujtamacaas kale. zakada Maalka qadarkeedu waa 2.5%, waxayna ku waajibtay: Dahabka iyo Fidada, Lacagta,iyo Badeecada laga ganacsado, marka uu sanad ka soo wareego ee ay gaadho xaddi go'an. sidoo kale zakada waxay ka waajibtaa xoolaha nool ee nicmoolayda ah sida (geela, lo'da, ariga), waana marka ay tahay mid daaqda oo calfata wixii dhulka kasoo baxa, sanadka intiisa badan, ruuxa lihina uuna gacantiisana ku quudin. sidoo kale waxay ka waajibtaa waxa kasoobaxa dhulka sida Baddarka, Miraha, Macdanta, markay gaarto qadar go'an.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1718548
Today
Yesterday
All days
1353
1367
1718548
2026-05-14 22:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a064662749d29159093731778796130
title_6a06466274a2320978370231778796130
title_6a06466274a6f687213591778796130
title_6a06466274abb287875721778796130
title_6a06466274b05644894631778796130
title_6a06466274b5010240902711778796130

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0646628805e9352866941778796130
title_6a064662880af13660548061778796130
title_6a064662880fc21218760421778796130
title_6a0646628814720481640441778796130

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com