NABI MUXAMMED WAA NAXARIIS IYO RAXMAD HADIYAD AH Muxamed bini cabdilaahi -sallallaahu calayhi wasalam- waa midkii ugu danbeeyay nabiyada iyo rusushaba, Ilaahayna-koreeye- wuxuu la soodiray diinta islaamka una diray dadkoo dhan si uu ugu tusmeeyeo khayrka, oo ugu wayn yahay towxiidku, sharkana wuu kareebi uuna ugu waynyahay shirkigu, Risaaladiisu/fariintiisa isaga iyo anbiyadii kahoreeyay soo xambaareena waa inay ugu yeeraan makhluuqaadka in ilaahay -koreeye- la caabudo keligii, cidna aan la agdhigin. Quraanka Kariimka ahi waa hadalka rabigay Quraanka Kariimka ahi waa hadalka ilaahay-koreeye- uuna kusoo dajiyay Nabi Muxammed -sallallaahu calayhi wasalam- si uu dadka uga saaro mugdiyada una bixiyo nuurka, oo uu ku hanuuniyo jidka toosan. qofkii akhriya wuxuu heli ajar wayn, haduu kucamal falana wuxuu raacay jidkii toosnaa WAXAAN BARANAYNAA TIIRARKA ISLAAMKA Rasuulka Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yidhi: (Waxaa lagu dhisay Diinta lslaamka Shan Tiir: Qiridda inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo Allaah mooyee, Nebi Muxammedna Rasuulkii Alla yahay, Oogidda Salaadda, Bixinta Sakada, Soomidda Bisha Ramadaan, Gudashada Xajka). TIIRKA KOOWAAD: waa Qiritaanka inaad qirtid inuusan jirin ilaah-xaq lagu caabudo- A

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1718530
Today
Yesterday
All days
1335
1367
1718530
2026-05-14 21:51

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a064662749d29159093731778796130
title_6a06466274a2320978370231778796130
title_6a06466274a6f687213591778796130
title_6a06466274abb287875721778796130
title_6a06466274b05644894631778796130
title_6a06466274b5010240902711778796130

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0646628805e9352866941778796130
title_6a064662880af13660548061778796130
title_6a064662880fc21218760421778796130
title_6a0646628814720481640441778796130

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com