TIIRKII AFRAAD Kutubta oo la rumeeyo
الإيمان بالكتب السماوية
J: Kutubta samaawiga ihi maxay tahay?

C: Kutubtaa waxa loola jeedaa tii uu Alla ku ayiday nabiyadiisa iyo rusushiisa (calayhim assalaam), oo Alla rasuul walba wuxuu ku soo dajiyay kitaab qeexa tawxiidka, xalaasha iyo xaaraantana kala sooca, muslimkuna wuxuu rumaysan yahay Alle iyo kutubtiisa iyo rusushiisa, kutubta lasoo dajiyayna waxaa ka mid ah: {Tawraad, Injiil, Zabuur, Suxufu Ibraahiim…..} wuxuu rumeeyaa oo kale {Qur’aanka} lagu soo dajiyay Muxammad (sallalahu calayhi wa sallam).

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1818481
Today
Yesterday
All days
255
2028
1818481
2026-06-28 02:06

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a4081b1306223311213751782612401
title_6a4081b13066f12313172481782612401
title_6a4081b1306ba43370621782612401
title_6a4081b13070410478030621782612401
title_6a4081b13074517265593521782612401
title_6a4081b13078f1267014591782612401

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a4081b14423b10243668621782612401
title_6a4081b14428711288301731782612401
title_6a4081b1442d310538149011782612401
title_6a4081b14431e764879191782612401

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com