TIIRKA SHANAD Aakhira oo la rumeeyo
الإيمان باليوم الاخر
J: Oo maalinta aakhiro BAL ii sharrax?

C: Waxa weeye inaan rumayno in ay geerida dabadeed jiri doonaan nolol, soo bixin, janno iyo naar, oo mu’minku wuxuu rumaysan yahay in dadka la soo bixin doono, haddana la xisaabayo iyo inay halkaa jirto janno Alle ugu tala galay addoomadiisa mu’miniinta ah, oo laga helo waxaan ili arag, dhegi maqal, qalbi banii aadamna kusoo dhicin, iyo inay jirto naar ololi oo uu gali uun ka ugu shaqisan ee beeniyay kalaamka Alle iyo diinta Alle iyo rususha iyo kutubta, amarkii Allana ka madax taagay, xaqana kasii jeedsaday, iyo in ehlu naarka oo ah kaafiriinta iyo mushrikiinta lagu waarin doono naarta, laakin muslimka isku badhxay camal saalix ah iyo ku kale arrintiisu Alley u taalaa, oo hadduu doono wuu u danbi dhaafi, hadduu doonana naarta ayuu ku cadaabi, kadibna intuu ka soo bixiyo ayuu jannada gelin.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1816242
Today
Yesterday
All days
44
2878
1816242
2026-06-27 00:32

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3f1a2a50da34739336061782520362
title_6a3f1a2a50e1150610681782520362
title_6a3f1a2a50e7519037727051782520362
title_6a3f1a2a50ed819727989911782520362
title_6a3f1a2a50f3a20638033761782520362
title_6a3f1a2a50f9d19595169491782520362

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3f1a2a6babd18816887781782520362
title_6a3f1a2a6bb0f19072161911782520362
title_6a3f1a2a6bb5c17268934951782520362
title_6a3f1a2a6bba95079483881782520362

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com