USUULU TALAATA


Usuul



اعْلَمْ أَرْشَدَكَ اللهُ لِطَاعَتِهِ، أَنَّ الْحَنِيفِيَّةَ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ: أَنْ تَعْبُدَ اللهَ وَحْدَهُ، مُخْلِصًا لَهُ الدِّينَ. وَبِذَلِكَ أَمَرَ اللهُ جَمِيعَ النَّاسِ، وَخَلَقَهُمْ لَهَا

:كَمَا قَالَ تَعَالَى

{وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ }

وَمَعْنَى ((يَعْبُدُونِ)) :يُوَحِّدُونِ، وَأَعْظَمُ مَا أَمَرَ اللهُ بِهِ التَّوْحيِدُ، وَهُوَ :إِفْرَادُ اللهِ بِالْعِبَادَةِ. وَأَعْظَمُ مَا نَهَى عَنْه الشِّركُ، وَهُوَ: دَعْوَةُ غَيْرِهِ مَعَهُ

:وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

{وَاعْبُدُوا اللَّهَ وَلَا تُشْرِكُوا بِهِ شَيْئًا}

فَإِذَا قِيلَ لَكَ: مَا الأُصُولُ الثَّلاثَةُ التِي يَجِبُ عَلَى الإِنْسَانِ مَعْرِفَتُهَا؟

فَقُلْ :مَعْرِفَةُ الْعَبْدِ رَبَّهُ، وَدِينَهُ، وَنَبِيَّهُ مُحَمَّدًا صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ


Ogoow Allaah kuugu hanuuniyee (yacnii haku waafajiyee) daacadiisa (Daaco : waa inaad la timaado wuxuu ku faray wuxuu kuu diidayna aad ka dheeraato),Diinta toosan ee baadilka ka leexsan ee ah Diinta kaliyeynta, diintii Nabi Ibraahiim CS  waa inaad caabudo Allaah kaligiisa weliba adigoo u gaar yeelaya diinta/cibaadada Arinkaa ( oo ah in Allaah kaligii la caabudo ) ayuu Allaah amray dadkoo dhan,una abuuray li ajligeeda (darteeda) siduu Allaah koreeyee yiri: [Uma abuurin Jinka iyo Insaanka waxaan Cibaadadayda (keliyeentayda) ahayn] Suuratu daariyaat aayada :56aad :Way caabudayaan macnaheedana waa : way kaliyeelayaan (ileen Cibaadada hadii aan Allaah loo kali yeelin Cibaado noqon mayso oo waa Shirki),Waxa ugu wayn uu Allaah amray waa At-tawxiid (kiliyeentiisa),Tawxiidka waa in Allaah loo kaliyeeyo Cibaadada ,Waxa ugu wayn uu Allaah reebay waa Ash-shirki (wadaajin:in Allaah  lala wadaajiyo Cibaadadiisa cid kale)Shirkigana waan in cid kale lala baryo Allaah.{Sheekha wuxuu si gaar ah u soo qaatay Baryada maadaama ay tahay wax Allaah loogu shariig yeelo waxa u badan}.Waxaana u daliil ah (in uu Allaah keligiisa uu Cibaado Xaq u leeyahay Cidna aanan lala wadaajin karin}Qawlkiisa sareeyey  [Caabuda Allaah waxna ha la wadaajinina] An-nisaa,a aayada 36aad.

Hadii lagu dhaho maxay yihiin sedexda usuul ee waajibka ku ah Insaanka garashadeeda (yacnii inay gartaan waajib ku ah)? Waxaad tiraahdaa : (waxaa waajib ku ah Insaanka) inuu garto Rabigiisa iyo Diintiisa iyo Nabigiisa scw


Sharax Usuulu Talaata



logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1781970
Today
Yesterday
All days
1631
1778
1781970
2026-06-09 17:58

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a285452d898619507497231781027922
title_6a285452d89d65320525491781027922
title_6a285452d8a211146354661781027922
title_6a285452d8a4a17524699671781027922
title_6a285452d8a944914211071781027922
title_6a285452d8adf13822052811781027922

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a285452ec6765696055191781027922
title_6a285452ec6af12279352301781027922
title_6a285452ec6fc11647792921781027922
title_6a285452ec7473309568061781027922

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com