94 – Ducada nicidda baasaysiga.

205- {allahumma laa dayra illaa dayruka,
walaa khayra illaa khayruka, walaa
ilaaha qayruka}
< allow baasayse majiro waxaad baas
kadhigto mooyaane, khayrna majiro
khayrkaaga mooyaane, ilaah xaq lagu
caabudo majiro adiga mooyee.
95- Ducada gaadiidka
206-{ Bismillaah, alxamdu
lillaah{subxaanalladii sakhkhara lanaa
haadaa, wa maa kunnaa lahu muqriniin,
wa innaa ilaa rabbinaa la munqalibuun,
alxamdu lillaahi, alxamdu lillaahi, alx-
amdu lillaahi, allaahu akbaru, allaahu
akbaru, allaahu akbaru, subxaanakallahumma innii dalamtu nafsii faqfir lii,
fa-innahu laa yaqfiruddunuuba illaa anta}.
< magaca ilaahay ayaan ku fuulayaa,
mahadna ilaahaybaa leh,{ waxaa
xumaan ka nasahan eebaha noosahley
kan,mana nihin kuwo kara leyligiisa)
anaguna xagga eebahanno yaannu u
gadoomeynaa.),mahadna ilaahay baa
leh, mahadna ilaahay baa leh, mahadna
ilaahay baa leh,ilaahaybaa wayn,
ilaahaybaa wayn, ilaahaybaa wayn,
nasahnaantaada, allow anigu waxaan
dulmiyey naftayda, ee ii dambi dhaaf, ma
dhaafo dambiyada adiga mooyee > .
96-Ducada socdaalka (safarka).
207- {allaahu akbar, allaahu akbar, allaahu akbar, «subxaanalladii sakhkhara
lanaa haadaa wamaa kunnaa lahuu
muqriniin wa innaa ilaa rabbinaa la munqalibuun}
{allaahumma innaa nas-aluka fii
safarinaa haadaa al-birra wa taqwaa, wa
minal camali maa tardaa, allaahumma
hawwin calaynaa safaranaa haadaa,
wadwi cannaa bucdahu, allaahumma
anta saaxibu fissafri, wal khaliifatu fil-
ahli,allaahumma innii acuudu bika min
wacthaa-issafari, wa ka-aabatil mandari,
wa suu-il munqalabi fil-maali wal-ahli}
« Eebaa weyn, eebaa weyn, eebaa weyn,
{ waxaa nasahan eebaha noosahley
kan,mana nihin kuwo kara leyligiisa)
anaguna xagga eebahanno yaannu
ayaan u gadoomaynaa.)
Allow waxaan ku waydiisanaynaa
socdaalkayagan, wanaag iyo taqwo
(cabsi) iyo camal aad raali ka tahay,
allow noo dhib-yaree safarkanagan,
fogaanshihiisana,noo soo duub, allow
adigaa ah saaxiibka safarka, iyo ka aan
ku dhawrayno ehelka, allow waxaan kaa
magan galayaa rafaadka safarka, iyo
muuqaal xumo, iyo gadoon xumo xoolihii
iyo reerkii» marka uu soo laabto wuxuu
dhihi: waan soo laabanay annagoo
toobadkeen ah, caabudaynana ilaahay,
rabigayagana mahadinayno>> .
97-Ducada galidda tuulada ama
magaalada.
rabbassamaawaati allahumma-
sabci wamaa adlalna, wa rabbal-ardiina
wamaa aqlalna, wa rabbashayaadiini
wamaa adlalna, wa rabba riyaaxi wa
maa darayna. As-aluka khayra haadihi
al-qaryati wa khayra ahlihaa, wa khayra
maa fiihaa, wa acuudu bika min sharrihaa, wa sharri ahlihaa, wa sharri maa

fiihaa}
allow rabbigii todobada cirar iyo
waxay hadheeyeen rabigooda ahaayow,
todobada dhulna iyo waxa ay sidaan
rabigooda ahaayow, shayaadiinta
iyo waxa ay duufsadeen (lumiyeen)
rabigooda ahaayow, dabaylahana iyo
waxa ay kiciyeen rabigooda ahaayow,
waxaan ku waydiisanayaa khayrka
tuuladan iyo khayrka ehelkeeda, iyo
khayrka ku dhex sugan. Waxaana kaa
magan galayaa sharkeeda iyo sharka
ehelkeeda iyo sharka ku dhex sugan >.
98- Ducada galidda Suuqa.

209- {laa ilaaha illallaahu waxdahu, laaa
shariika lahu lahulmulku wa lahulxamdu
yuxyii wa yumiitu wa huwa calaa kulli
shay-in qadiir}
“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay
mooyee, kaligii malahana cid wax la
wadaagta, wuxuu leeyahay boqornimo
wuxuuna leeyaahay mahadda, isagaa
wax nooleeya, isagaanaa wax dila,
wuuna noolyahay nolal daaim ah, mana
dhinto, gacantiisa ayuu khayrku ku sugan
yahay, wax kastana wuu karaa”.
99- Ducada marka uu turaanturoodo gaadiidka aad fuushantahay.

210- { bismillaahi} « magaca ilaahay>> .
100- Ducada musaafirku ugu duceeyo ka
dagan.

211- { Astawdicikumullaaha alladii laa
tadiicu wadaa-icuhu }.
< waxaan idinku amaanaynayaa eebaha
amaanadiisu lumin > .
101- Ducada daganuhu ugu duceeyo
socotada (musaafirka).

212- { astawdicullaaha diinaka, wa
amaanataka, wa khawaatiima camalika }.
waxaan ilaahay kaaga dalbayaa ammaangalin diintaada iyo amaanadaada
iyo khaatumada camalkaaga>> .

213-{ sawwadakallaahu attaqwaa, wa
qafara danbaka, wa yassara laka alkhayra xaythu maa kunta}.
< ilaahay sahay ha kaaga yeelo
cabsidiisa, hana kuu kordhiyo taqwo
(cabsi) dambigaagana ha dhaafo, hana
kuu sahlo khayrka meel aad joogtaba>> .
102- weynayta ilaahay, iyo hufitaanka
oo la badiyo inta socodka (safarka) lagu
gudo jiro.

َ214-wuxuu yiri jaabir alle ha ka raali
ahaadee: { waxaan ahayn marka aan kor
fuulno kuwii yiraahda (allaahu akbar),
haddii aan hoos u dagnana waxaan
ahayn kuwii yiraahda (subxaanallaah) <> .
103- Ducada musaafirka marka uu
hiraabsado(suxuursada).

215- { sammaca saamicun bixamdillaahi,

wa xusni balaa-ihi calaynaa. Rabbanaa
saaxibnaa wa afdil calaynaa caaidan
minannaari }.
< waxaa ka marag ah marag, mahadda
ilaahay, iyo nicmada wanaagsan ee uu
nagu galadaystay. Rabiganow nala jir,
nasiina nicmadaada iyo dheeraadkaaga
weyn, anigoo kaa magangalaya naarta > .
104- Ducada haddii uu dago meel isagoo
safar ah ama isagoo nagi..

216- { acuudu bikalimaatillaahittaamaati
min sharri maa khalaqa}.
< Waxaan kaga magan galayaa
kalmadaha eebe ee dhamayskatiran
waxa uu abuuray sharkiisa > .
105- Ducada marka laga soo laabto
safarka.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

673529
Today
Yesterday
All days
17
841
673529
2024-09-08 00:35

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dcf15e967941053182781725755742
title_66dcf15e9688a17067000551725755742
title_66dcf15e9698114303490681725755742
title_66dcf15e96a6b16044784461725755742
title_66dcf15e96b5112894178061725755742
title_66dcf15e96c3612289044991725755742

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dcf15e97bbf2052891211725755742
title_66dcf15e97cc010894416281725755742
title_66dcf15e97db216451457221725755742
title_66dcf15e97ea020127754761725755742

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com