185-[ haddii loo yeero midkiin ha ajiibo,
haddii uu soomanyahayna ha duceeyo,
haddii uu afuranyahayna ha cuno] .
75. Waxa uu dhahayo qofka soomani
marka lacaayo.

186- {innii saaim innii saaim}
“anigu waan soomanahay, waan soomanahay”.
76- Ducada marka la arko soo bixitaanka
(cudhka)miraha.

187- {allahumma baarik lanaa fii thamarinaa, wa baarik lanaa fii madiinatinaa,
wa baarik lanaa fii saacinaa, wa baarik
lanaa fii muddinaa }.
< allow noo barakee midhahannaga,
noona barakee magaaladanada, noona
barakee saacanaga (halbeeg 4 mud
) noona barakee mudkanaga(saaca
rubuciisa) > .

188- { Haddii uu hindhiso midkiin ha
yiraahdo alxamdulillaahi,(mahad ilaahaybaa leh) walaakiisna ama saaxiibkiis ha
ku yiraahdo:(yarxamukallaahu)(ilaahay ha
kuu naxariisto) marka uu ku dhaho yarxamukallaah ha yiraahdo:(yahdiikumullaa
hu wa yuslixu baalakum)(ilaahay ha idin
hanuuniyo, hana hagaajiyo arimihiina).
78.Waxa lagu dhaho gaalka haddii uu
hindhiso oo uu yiraahdo alxamdu lillaah.

189- {haddii uu hindhiso gaalku
oo uu dhaho alxamdu lillaahi, ku
dhe:{yahdiikumullaahu wa yuslixu baala-
kum}
u fiirso gaalka lama dhihin
{yarxamukallaahu}{alle ha kuu
naxariisto}.waayo gaalku naxariista
ilaahay wuu ka fogyahay.
79. Ducada loogu duceeyo qofka guursada.
190- {baarakallaahu laka wabaaraka calayka wa jamaca baynakumaa fii khayrin}
“ilaahay ha kuu barakeeyo, adigana
korkaaga ha barakeeyo , khayrna ha
idinku kulmiyo”.
80- Ducada ninka guursada iyo gadashada gaadiidka.

191- {allahumma innii as-aluka khayrahaa, wa khayra maa jabaltahaa calayhi,
wa acuudu bika min sharrihaa wa sharri
maa jabaltahaa calayhi}
< Haddii uu guursado midkiin haweenay,
amase soo iibsado adeege, ha yiraahdo:
{allow waxaan anigu ku waydiisanayaa
khayrkeeda iyo khayrka aad ku abuurtay,
waxaana kaa magangalayaa sharkeeda
iyo sharka aad ku abuurtay.} haddii uu
soo iibsado ritti (awr) ha qabto meesha
ugu saraysa kuruskiisa hana dhaho sidii
oo kale> .
81- Ducada inta aan loo galmoon
xaaska.

192 {bissmillaah, allaahumma jannibnaa
al-shaydaana wa jannibi-shaydaana maa
rasaqtanaa}.
“Magaca ilaahay, allow naga dheeree
shaydaanka kana dheeree shaydaanka
waxa (awlaada) aad nagu irsaaqday”.
82. Ducada xanaaqa.

193- {acuudu billaahi minashaydaanirrajiim}
“waxaan ilaahay uga magan galayaa
shaydaanka laga dheereeyey naxariista
ilaahay”.
83. Ducada qofka arka ruux ibtilaysan.

194- {alxamdu lillaahi alladii caafaanii
mimmaa ibtalaaka bihi, wa faddalanii
calaa kathiirin mimman khalaqa tafdiilaa}
)166(
“waxaa mahad leh allihii iga caafiyay
waxa uu kugu ibtileeyay, igana fadilay
(doortay) kuwo badan oo uunkiisa kamid
ah”.
84. Waxa lagu dhaho fadhiga.

195- { Waxaa laga wariyey ibnu cumar
(r.c) inuu yiri: waxaa loo tiring-jiray rasuulka alle s.c.w halkii fadhiba boqol mar oo
uu yiraahdo inta uusan kicin:{ rabbiqfir lii
wa tub calayya, innaka antattawwaabulqafuuru}.
<> rabbiyow ii dambi dhaaf oo iga toobad
aqbal, adigu waxaad tahay toobad aqbal
badane dambi dhaaf badan>>.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

673541
Today
Yesterday
All days
29
841
673541
2024-09-08 00:51

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dcf50bb54e321004889031725756683
title_66dcf50bb55c97942629531725756683
title_66dcf50bb56937230473111725756683
title_66dcf50bb575a3293001711725756683
title_66dcf50bb581f3673664941725756683
title_66dcf50bb58ed20269508111725756683

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dcf50bb65a319050551701725756683
title_66dcf50bb667010637619091725756683
title_66dcf50bb673b10323612691725756683
title_66dcf50bb68038699522351725756683

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com