217- { wuxuu dhahayaa dalcad kasta allaahu akbar saddex jeer, kadibna wuxuu
dhihi:{ laa ilaaha illallaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku wa lahul-xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiirun, aayibuuna taa-ibuuna caabiduuna
lirabbinaa xaamiduuna, sadaqallaahu
wacdahu, wa nasara cabdahu, wa hasamal-axsaaba waxdahu}.
< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay
mooyee, kaligii, malaha shariik (wadaage)
wuxuu leeyahay boqornimada, wuxuuna
leeyahay mahadda, wax walbana wuu
karaa, waan soo laabanay annagoo
toobadkeen ah, caabudaynana ilaahay,
rabigayagana mahadinayna, ilaahay wuu
rumeeyey ballankiisii, adoonkiisana wuu
u gargaaray, gaashaan-buurtiina wuu
jabiyey>> .
106- Waxa uu dhahayo qofka ay u
timaado arrin uu ku farxo ama uu
nacayo(karho).
218- { wuxuu dhihi jiray rasuulku
s.c.w haddii uu u yimaado war uu ku
farxo:{alxamdu lillaahi alladii binicmatihi
tatimmu assaalixaatu}
“mahadda waxaa leh allihii nicmadiisa
wanaagyadu ku taaamnoqonayeen”.
haddii uu u yimaado warka uu nacayo
wuxuu dhihijiray:{al-xamdu lillaah calaa
kulli xaalin}
“waa maahad ilaahaay si kastaba”.
107- Fadliga ku saliga nabiga s.c.w.

َ219- { wuxuu yiri raasuulku s.c.w:{qofkii
igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi
toban jeer}.

ama ciid qabrigayga yeelina Haka-
feesto(meel loo qasdiyo), ee igu salliya,
salligiinuna wuu isoo gaarayaa meel
kastood joogtaanba}.

َ221- { Wuxuuna yiri raasuulku
s.c.w:{bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin}.

:w.c.s raasuulku yiri Wuxuuna- 222 َّ
Waxaa u sugnaaday ilaahay malaa-ig
wareegta dhulka, kuwaas oo iga soo
gaadhsiinaya umadayda salaanta}.

223- Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w :{
majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda
si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}.

108 Faafinta salaanta.

224- Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w : {magalaysaan janada, illaa aad ka rumaaysaan, mana rumaynaysaan illaa aad is
jeclaataan, ma idin tusaa wax haddii aad
samaysaan aad is-jeclaanaysiin, faafiya
salaanta dhexdiina}.

225- { saddex qofkii kulmiya, wuxuu kulmiyey iimaankii, naftaada ood u garsoorto, caalamka ood nabad u fidisid, wax la
bixittaanka gacantoo gaaban}.
-226 -ibnu laahi/c wariyey laga Waxaa-
camrin alle haka rali noqdee isaga iyo
aabihiiba: in nini waydiiyey nabiga s.c.w
howlaha islaamka teebaa ugu wanaagsan? Wuxuu yiri s.c.w: cuntadaad
quudin, salaantana waad ku taaban
qofkaad garato iyo kaadan garanba } .
109- Sida uu u celinayo muslimku haddii
uu salaaamo gaalku.

227- {wuxuu yiri s.c.w:{haddii ay idin
salaamaan ahlu kitaabku(yuhuud iyo
nasaaaro) waxaad ku tiraahdaan :wacalaykum}.

110- Ducada qofka maqla dhawaaqa
diiqa, iyo cida dameerka.

228- wuxuu yiri s.c.w:{haddii aad maqashaan dhawaaqa diiqaqa, ilaahay
waydiista fadligiisa,(dheeraadkiisa)
waxay arkeen malag. Haddii aad maqashaan cida(dhawaaqa)dameerka ilaah ka
magangala(oo shaydaanka iska naara),
wuxuu arkay (dameerku) shaydaane}.
111- Ducada marka la maqlo habeenkii
cida ayda.

229- { haddii aad maqashaan habeen-
kii dhawaaqa ayda iyo dameeraha,
shaydaanka iska naara (alle ka magan
gala) waxay arkaan wax aydaan arag}.
112 -Ducada qofka aad caydo.

230- Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: { allow
mu-minkasta oon caayey uga dhig kaas
(caydaas) dhawaansho xagaaga ah maalinta qiyaamo }.
113- Waxa uu dhahayo muslimku haddii
uu ammaanayo muslinka.

231- { {axsibu fulaanan wallaahu xasiibuhu, walaa uzakkii calallaahi axadaa} .
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: < haddii
uu midkiin ammaanayo saaxiibkii
laba-gooraba, ha yiraahdo: waxaan u
malaynayaa hebal, ilaahaybaana i oge,
mana u ammaanayo(taskiyaynayo)
ilaahay qofna, waxaan u malaynayaa
sidaa iyo sidaa}.
114- Waxa uu dhahayo muslimku haddii
la ammaano .

232- {allaahumma laa tu-aakhidnii bimaa
yaquuluuna, waqfir lii maa laa yacmaluuna , wajcalnii khayran mimmaa yadunnuuna}.
“allow ha ii qaban waxay lee yihiin, iina
dambi dhaaf waxayna ogayn, iigana yeel
waxa ay malaynayaan khayr”.
115-Sida uu u talbiyaysanayo qofka
muxrimka ah ee xirtay xaj ama cumro.

233- {labbaykallaahumma labbayka, labbayka laa shariika laka labbayka innal
xamda wannicmata, laka wal-mulka, laa
shariika laka}.
«allow waa i kan anigoo ku ajiibay, cid
wax kula wadaagta malihid, waana ku
ajiibay, mahadda iyo nicmada iyo boqornimaduba adigay kuu sugnaadeen, cid
wax kula wadaagtana majiraan» .
116- Allaahu-akbarta markuu yimaado
tiirka madow.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

720497
Today
Yesterday
All days
108
670
720497
2024-10-18 04:55

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6711ea55b6c6b16616961991729227349
title_6711ea55b6dbb4564810311729227349
title_6711ea55b6efc6852376641729227349
title_6711ea55b703e5952380621729227349
title_6711ea55b716610794737451729227349
title_6711ea55b728e19343255211729227349

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6711ea55b86a69350733711729227349
title_6711ea55b87ec9828955811729227349
title_6711ea55b89206007886581729227349
title_6711ea55b8a4d21248372821729227349

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com