53- {allaahumma salli calaa muxammadin wa calaa aali, kamaa sallayta calaa
ibraahiima wa calaa aali ibraahiima, innaka xamiidun majiid}.
«allow u naxariiso muxammad, iyo reer
muxammad, sidaad ugu naxariisatay
ibraahiim, iyo reer ibraahiim, adigu
waxaad tahay(allow) mahad badane
sharafbadan».

54-( allaahumma salli cala muxammadin
wa calaa azwaajihi a durriyatihi, kamaa
sallayta calaa aali ibraahiima, wa baarik
calaa muxammadin wa calaa azwaajihi
wa durriyatihi, kamaa baarakta calaa aali
ibraahiima, innaka xamiidun majiid}.
(( allow u naxariiso muxammad iyo
haweenkiisa iyo awlaadiisa, sida aad
ugu naxariisatay reer ibraahiim, allow
barakee muxammad iyo haweenkiisa iyo
awlaadiisa, sida aad u barakaysay reer
ibraahiim, adigu (allow) waxaa tahay
mahad badane,sharaf badan>> .
24.Ducada attaxiyaatka dambe ee kahoraysa salaama naqsiga 55 – (( allaahuma innii acuudu bika min
cadaabi al-qabri,wa min cadaabi jahannama, wa min fitnati al-maxyaa wal-
mamaati, wa min sharri fitnatil masiixiddajaal)).
< allow anigu waxaa kaa magan galayaa
cadaabka qabriga iyo cadaabka naarta
jahanama iyo fitnada nolosha iyo ta
geerida iyo sharka fidnada masiixiddajaal
(dajaal cawar) > .
56 – (( allaahumma innii acuudu bika
min cadaabilqabri, wa acuudu bika min
fitnatil masiixiddajaal, wa acuudu bika
min fitnatil-maxyaa wal-mamaati, allaahumma innii acuudu bika minal ma>thami
walmaqrami )) .
<> allow waxaan kaa magan galayaa
cadaabka qabriga, waxaana kaa magan
galayaa fidnada masiixadajaal,waxaana
kaa magan galayaa fidnada nolosha iyo
dhimashada, allow waxaan kaa magan
galaya dambiga iyo qaanka <>
57 – (( allaahumma innii dalamtu nafsii
dulman kathiiraa, walaa yaqfiruthunuuba
illaa anta, faqfir lii maqfiratan min cindka
warxamnii, innaka antal-qafuururaxiim
)) .
< allow anigu waxaan dulmiyey naftayda
dulmi badan, mana dhaafo damiyada
adiga mooyee, ee ii dambi dhaaf dambi
dhaafid agtaada ah iina naxariiso, adigu
waxaad tahay allow dambi dhaafe
naxariis badan> .
58 – (( allaahumma iqfirlii maa qaddamtu
wamaa akhkhartu, wamaa asrartu,wamaa
aclantu, wamaa asraftu, wamaa anta
aclamu bihi minnii, antal muqadimu wa
antal-mu>akhiru laa ilaaha illaa anta}.
< allow ii dambi dhaaf waxii aan
hormarsaday iyo waxii aan dibmarsaday
iyo waxii aan qarsaday iyo waxii
aan muujistay iyo waxii aan ku
xadgudbay(israafay) iyo waxii aa adigu
iga ogtahay aniga. Adigu (allow) waxaad
tahay allaha wax hormariya,waxna
dibmariya, ilaah majiro xaq lagu caabudo
adiga mooyee >.
59 – (( allaahumma acinnii calaa dikrika
wa shukrika, wa xusni cibaadadtika )) .
< allow igu kaalmee xusitaankaaga
iyo shukrintaada (mahad naqaaga) iyo
wanaaga cibaadadaada >.
60- (( allaahumma innii acuudu bika minal
bukhli, wa acuudu bika minal jubni, wa
acuudu bika min an uradda ilaa ardalil
cumuri, wa acuudu min fitnati dunyaa wa
cadaabil-qabri )) .
<> allow anigu waxaan kaa magan
galayaa bakhaylnimo, waxaana kaa
)68(
magan galayaa fulaynimo, waxaana kaa
magan galayaa in la ii celiyo da>da teeda
ugu xun, waxaana kaa magan galayaa
fidnada aduunyada iyo cadaabka qabriga – (( allaahumma inii as>aluka aljanata
wa acuudu bika minannaar )).
< allow waxaan ku weydiisanayaa
jannada, waxaana kaa magan galayaa
naarta > .
62 – (( allaahuma bi cilmikal qaybi, wa qudratika calal-khalqi axyinii maa calimta
alxayaata khayran lii, wa tawafanii maa
calimtal wafaata khayran lii, allaahumma
innii as>aluka khashyataka fil qaybi
washshahaadati, wa as>aluka kalimatl
xaqqi firridaa wal qadabi, wa as>aluka
alqasda fil qinaa wal faqri, wa as>aluka
naciiman laa yanfad, wa as>aluka qurrata
caynin la tanqadic ,wa as>alukarridaa
bacdal qadaa, wa as>aluka bardal cayshi
bacdal mowt, wa as>aluka ladatannadari
ilaa wajhika, washshawqi ilaa liqaa>ika,
fii qayri darraain mudirrah, walaa fitnatin
mudillah, allaahumma zayinnaa biziinatil
iimaani, wajcalnaa hudaatan muhtadiina
)) .
<> allow ogaanshaha aad ogtahay
qaybka sababtiisa iyo awoodaada aad ku
leedahay uunka sababteed, inoolee inta
aad ogtahay in noloshu kheyr ii tahay,
ina oofso inta aad ogtahay in geeridu
khayr ii tahay, allow anigu waxaan ku
weydiisanayaa cabsidaada marka la iga
maqan yahay iyo marka la ila joogaba.
waxaana ku waydiisanayaa erayga
runta ah marka raalinimada iyo marka
xanaaqa, waxaana ku waydiisanayaa
dhexdhexaadka qaninimada iyo
saboolnimadaba, waxaana ku
waydiisanayaa nicmo aan dhamaanayn,
waxaana ku waydiisanayaa indha-
qabowsi aan go>ayn, waxaana ku
waydiisanayaa raalinimo qadarka
kadib, waxaana ku waydiisanayaa
nolol qabow geerida kadib, waxaana
ku waydiisanayaa macaanka eegidda
wajigaaga iyo xiisaha la kulankaaga,
dhib la>aan aan wax dhibaynin, iyo fidno
la-aan aa wax luminayn, allow nagu
qurxi quruxda iimaanka, nagana yeel
kuwo wax hanuuniya oo hanuunsan <> .
63 – (( Allaahumma innii as>aluka yaa
allaahu bi>annaka al-waaxidu al-axadu,
assamadu alladii lam yalid wal am yuulad, wa lam yakun lahu kufuwan axad, an
taqfira lii dunuubii innaka antal al-qa-
fuururraxiim)) .
< allow anigu waxaan ku
waydiisanayaa allahaygiiyaw adigoo ah
allaha waaxidka ah, ee loo la qasdo arrin
oo idil, waxna dhalin lalana dhalin, uma
sugnaanin axad u dhigma, inaad ii dambi
dhaafto dunuubtayda, adigu waxaad
tahay dambi dhaaf badane, naxariis
badan > .

ا64 – (( allaahumma innii as>aluka bi>anna
laka alxamdu laa ilaaha illaa anta
waxdaka laa shariika laka al-mannaanu
yaa badiicassamaawaati wal ardi yaa
dal jalaali wal ikraami, yaa xayyu yaa
qayuumu innii as>aluka al-jannata wa
acuudu bika minannaari )).
<> allow anigu waxaan ku waydiisanayaa
adigoo ay kuu sugnaatay mahadi,uusan
jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga
mooyee kaligaa, majirto cid wax kula
wadaagta , gallad badane ayaad tahay,
allihii abuurayow cirarka iyo dhulka,
allihii u saaxiibka ahaa weynaanta iyo
wanaaga iyo deeqsinimada, allihii noolaa
ee maamulayay wax walbow, waxaan ku
waydiisanayaa jannada, waxaana kaa
magan galayaa naarta <>.
65 – { allaahumma innii as>aluka bi>annii
ash-hadu annaka anta allaahu laa ilaaha
illaa anta, al-axadu assamadu alladii lam
yalid wa lam yuulad, wa lam yakun lahu
kufuwan axad }.
< allow anigu waxaan ku waydiisanayaa
anigoo qiraya inaad adigu tahay ilaahay,
manajiro ilaah xaq lagu caabudo adiga
mooyee,adigoo ah allaha kaliya, ee
loo la qasdo arrin oo idil,waxna aan
dhalin,lanana dhalin, umana sugna axad
u dhigma > .
25.Ducooyinka marka laga baxo salaada.
66 - (( astaqfirullaaha) saddex jeer..
kadibna dheh:allaahumma antassalaamu
wa minka assalaamu tabaarakta yaa dal
jalaali walikraam}.
“ilaahay ayaan dambi dhaaf
weydiisanayaa (saddex jeer) allow
adigaa nabad ah, xaggaagana nabadda
ayaa ka sugnaatay,waadna baraka
badnaatay (xumaan ayaad ka hufnaatay),
allihii weynaanta iyo maamuuska u
saaxiibka ahaayow”.
67 – { laa ilaaha illalaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu, wa huwa calaa kulli shay-in qadiir,
allaahumma laa maanica limaa acdayta,
wa mucdiya limaa manacta, walaa yanfacu dal jaddu minkal-jaddu )).
< ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay
kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana
malaha, waxaana u sugnaatay
boqortinimada iyo mahadda, isaguna wax
)76(
walba wuu awoodaa, allow lama diidi
karo wixii aad bixisso, lamana bixin
karo wixii aad diido, mana anfacayso ka
deeqda lihi deeqdiisu agtaada” >.
ِ 68- (( laa ilaaha illallaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu
wa huwa calaa kulli shay-in qadiir. Laa
xawla walaa quwwata illaa billaahi,laa
ilaaha illallaahu, walaa nacbudu illaa
iyyaahu, lahunnicmatu wa lahul-fadlu wa
lahuthsanaaul xasan, laa ilaaha illallaahu
mukhlisiina lahuddiina wa law karihalkaafiruuna)).
((ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay
kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana
malaha, wuxuu leeyahay boqortinimada
iyo mahadda, wax walbana wuu karaa,
majiraan xeelad iyo awood ta laga
helo ilaahay mooyee,ilaah majiro xaq
lagu caabudo ilaahay mooyee, mana
caabudayno isaga moyee, waxaana
usugan nimcada, fadliga (dheeraadka)
iyo amaanta fiican, ilaah xaq lagu
caabudo majiro ilaahay mooyee,anagoo
u u badhax tirayna ilaahay diinta, haba
diideen gaaladuba>>.
69. {subxaanallaah wal-xamdu lillaah
wallaahu akbar} soddon iyo saddex jeer,
laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika
lahu, lahul mulku walahul xamdu wa
huwa calaa kulli shay-in qadiir}.
<> ilaahaybaa xumaan ka huffan, mahadduna ilaahay ayey u sugnaatay, ilaahaybaana weyn, ( 33 jeer) ilaah majiro xaq
lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee,
cid wax la wadaagtana malaha, Wuxuu
leeyahay boqortinimada iyo mahadda,
wax walbana wuu karaa>> .
70- {Sidoo kale waxaad akhrisaa salaad
walba kadib suuradahan:(qul-huwwallaahu) (qul acuudu birabbil falaq) (qul
acuudu birabbinnaas) iyo waliba Aayatu
kursiga oo soo socota.
71 -salaadood shanta ga kursi aayatu akhriِ
kadib:
72- { laa ilaaha illallaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu
yuxyii wa yumiitu wa huwa calaa kulli
shay-in qadiir}.
< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay
mooyee, kaligii, uma sugna wadaage,
wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna
leeyahay mahad, isagaa wax nooleeya
waxna dila,isaguna wax walba wuu
.< karaa

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

720475
Today
Yesterday
All days
86
670
720475
2024-10-18 04:40

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6711e6cf22def14193101791729226447
title_6711e6cf22f531055244071729226447
title_6711e6cf230994174523331729226447
title_6711e6cf231f611049926201729226447
title_6711e6cf233389152633581729226447
title_6711e6cf234785164115801729226447

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6711e6cf24a8017060597241729226447
title_6711e6cf24bb515382539021729226447
title_6711e6cf24cfb16954473731729226447
title_6711e6cf24e2614254708761729226447

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com