35 -(subbuuxun qudduus rabbul malaaikati warruux).
Waxaa xumaan ka hufnaan badan,
ceebla>aanna badan rabbiga malaa>igta
iyo malaku jibriilba>>.
36 -(allaahumma laka rakactu, wa bika
aamantu, wa laka aslamtu, khashaca
laka samcii, wa basarii, wa mukhkhii, wa
cadmii, wa casabii, (wa mastaqallat bihi
qadamii ).
allow adaan kuu rukuucay, adigaana
ku rumeeyay, adigaana isku kaa dhiibay
, adiguuna kuu khushuucay maqalkaygu,
araggaygu, maskaxdaydu,laftaydu iyo

xididkaygu iyo waxkasta oy lugtaydu
xambaarsantahay>>.
37 -(subxaana dil jabaruuti walmalakuuti,
walkibriyaai wal cadamati }
“waxaa hufan (xumaan ka hufan) eebaha
leh awooda, boqortinimada, kibirka iyo
weynaantaba”.
18.Ducada ka soo toosidda rukuucda.

38- {samicallaahu liman xamidahu}
“ilaahay wuu maqlay qofkii mahadiyay”.
{rabbanaa walakal xamd xamdan
kathiiran dayyiban mubaarakan fiihi}
“rabbiganagow waxaa kuu sugan mahad
badan oo wanaagsanoo barakaysan”.

40- (mil asamaawaati, wa mil al
ardi,wa mil a maa shi-ta min shay-in
bacd ahla thanaai wal majdi, {axaqqu
maa qaalalal-cabdu wa kullunaa laka
cabdu,{allaahumma)laa maanica limaa acdayta, walaa mucdiya limaa
manacta,walaa yanfacu dal jaddi minkaljaddu}
“allow waxaan ku mahadinayaa in dhan
muga cirarka iyo dhulka, iyo waxa u
dhaxeeya iyo muga waxaad doonto
kadib , waxaad tahay ehelka ammaanta
iyo sharfta ,waana waxa ugu xaqsan ee
uu yiraahdo adoonku, gidigano waxaan

kuu nahay adoomo, allow lama diidi
karo wixii aad bixisso, lamana bixin
karo wixii aad diido, mana anfacayso ka
deeqda lihi deeqdiisu agtaada”.
19- Ducada sujuuda :

41- (subxaana rabbiyal aclaa) saddex
mar.
waxaa xumaan ka huffan rabbigaygii
sarreeyay >.

42 - (subxaanakalaahum
wa bixamdika, allaahumaqfir lii,)
(allow adigaa ka huffan
xumaan,rabiganagow mahadna leh, allow
ii dambi dhaaf).

43 -(subbuuxun qudduus rabbul
malaaikati warruux).
Waxaa xumaan ka hufnaan badan,
ceebla>aanna badan rabbiga malaa>igta
iyo malaku jibriilba>>.
44- (( Allaahumma laka sajadtu,wabika
aamantu ,walaka aslamtu, sajada wajhii
lilladii khalaqahu,wasawarahu (fa axsana
suwarahu) wa shaqqa samcahu, wabasarahu, fatabaarakallaahu axsanulkhaaliqiin)) .
“allow adigaan kuu sujuuday ,adigaana
ku rumeeyay, adigaana iskukaa
dhiibay, wuxuu u sujuuday wajigaygu
allihii abuuray,ee sawiray, una jeexay
maqalkiisa(dhagihiisa) iyo aragiisa
(indhihiisa) waxaa baraka badan ceebna
ka huffan allihii ugu waangsanaa inta
wax abuurta”.
*la soco abuuritaanku ilaahay ayuu u
sugnaaday, qayrkiina wax ma abuuro ee
wuu sawiraa.
45 -(subxaana dil jabaruuti walmalakuuti,
walkibriyaai wal cadamati)
“waxaa hufan (xumaan ka hufan) eebaha
leh awooda, boqortinimada, kibirka iyo
weynaantaba”.
46-{Allaahummaqfirlii dambii kullahu
diqqahu,wa jillahu, wa awalahu wa
aakhirahu,wa calaaniyatahu wasirahu}.
“allow ii dambi dhaaf dambigayga
dhammaantiis, kiisa yar iyo kiisa weyn,
kiisa hore iyo kiisa dambe, kiisa muuqda
iyo kiisa qarsoonba>>.
47- (allaahumma innii acuudu biridaaka
min sakhadika,wa bimucaafaatika min
cuquubatika,wa acuudu bika minka laa
uxsii thanaa-an calayka,anta kamaa
athnayta calaa nafsika.)
“allow raalinimadaada ayaan uga
magan galayaa xanaaqaaga,
cafiskaagana ciqaabtaada , adigaana
kuu magangalayaa, mana koobi karo
ammaan korkaaga,adigu waa sidaad isku
ammaantay”.

20-Ducada fadhiga u dhaxeeya labada
sujuudood.
48- {rabbiqfir lii, rabbiqfir lii,}
«rabbiyow ii dambi dhaaf, rabbiyow ii
dambi dhaaf»
49- {allahummaqfir lii, warxamnii, wahdinii, wajburnii, wa caafinii, warsuqnii,
warfacnii}
«allow ii dambi dhaaf, oo iina naxariiso,
oo i hanuuni, oo i kab, oo i caafi, oo i
irsaaq, oo i dallacsii «.
21- Ducada sujuuda tilaawada (Quraan
akhriska)
50- {sajada wajhii lilladii khalaqahu
washaqqa samcahu wa basarahu bixowlihi waquwwatihi fatabaarakallaahu
axsanul-khaaliqiin )) .
« wuxuu u sujuuday wajigaygu allihii
abuuray, ee u jeexay maqalkiisa
(dhagihiisa) iyo aragiisa (indhihiisa), kuna
jeexay xeeladiisa iyo awoodiisa, (waxaa
barakoobay oo xumaan ka hufnaaday
allihii ugu wanaagsanaa abuurayaasha)
*la soco abuuritaanku ilaahay ayuu u
sugnaaday, qayrkiina wax ma abuuro ee
wuu sawiraa.
bihaa lii allaahummaktub- ِ
cindaka ajraa wa dac cannii bihaa
wizraa, wajcalhaa lii cindaka thukhraa,
wataqabbalhaa kamaa taqabbaltahaa
min cabdika daauuda)).
<> allow (sujuudan) iigu qor agtaada ajir,
igaga dajina xaggayga dambi, iigana
yeel agtaada kayd, igana aqbal sida
aad uga aqbashay adoonkaagii daauud
ahaa>>.
22- Attaxiyaatka
52- {attaxiyaatu assalawaatu, waddayibaatu, assalaamu calayka ayyuhannabiyu, wa raxmatullaahi wabarakaatuhu,
assalaamu calaynaa wa calaa cibaadil-
laahissaalixiina. Ash-hadu an laa ilaaha
illalaahu wa ash-hadu anna muxammadan cabduhu wa rasuuluhu}.
«salaamo, salaado (naxariiso) iyo
wanaagyo ilaahay ayey u sugnaadeen,
nabad galyo korkaaga ha ahaato
nabiyahow, naxariistii ilaahay iyo
barakooyinkiisa, ha ahaadeen korkaaga.
salaan korkanaga ha ahaato iyo korka
adoomaha ilaahay ee wanaagsan,
waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq
lagu caabudo, ilaahay mooyee, waxaan
kaloo qirayaa in muxammadna yahay
adoonkiisa iyo ergaygiisa (rasuulkiisa
s.c.w) «.
23 – ku salliga nabiga s.c.w attaxiyaatka
kadib:

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

673529
Today
Yesterday
All days
17
841
673529
2024-09-08 00:35

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dcf15e967941053182781725755742
title_66dcf15e9688a17067000551725755742
title_66dcf15e9698114303490681725755742
title_66dcf15e96a6b16044784461725755742
title_66dcf15e96b5112894178061725755742
title_66dcf15e96c3612289044991725755742

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dcf15e97bbf2052891211725755742
title_66dcf15e97cc010894416281725755742
title_66dcf15e97db216451457221725755742
title_66dcf15e97ea020127754761725755742

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com