1- Ducada marka laga soo tooso hurdada.

1- {al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa
bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur}.
“mahad waxaa iska leh allihii na
nooleeyay intuu na dhinsiiyay
kadib, xaggiisuuna ahaaday soo
bixitaanku(maalinta qiyaamaha)”.

2- {laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa
shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in
qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah,
wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar,
walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii}
“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay
mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana
ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo,
wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana
wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan

xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq
lagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo
awoodna waxay u sugnaadeen allihii
sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambi
dhaaf }.

3- {al-xamdu lillaahi, alladii caafaanii
fii jasadii, wa radda calayya ruuxii, wa
adina lii bidikrihi}
«mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafiyey
jidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda,
iina ogalaaday xusiddiisa».
.
2- Ducada xirashada dharka

5 -{alxamdu lillaahilladii kasaanii
haadaa, {al-thawba} wa rasaqaniihi min
qayri xawlin minnii walaa quwwah}
“mahad waxaa leh allihii ii xiray maradan,
iguna irsaaqay iyadoon jirin, xeelad iyo
awood ka ahaatay xaggayga”.
3- Ducada xirashada marada cusub.
anta xamdu-lakal allaahumma-
kasowtaniihi,as-aluka min khayrihi, wa
khayri maa sunica lahu, wa acuudu bika
min sharrihi,wa sharri maa sunica lahu}.
« allow mahad baa kuu sugnaatay,
adigaa ii xiray (maradan) , waxaan ku
waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka
loo sameeyay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka loo
sameeyay.
4. Ducada qofka xirtay maro cusub.

7 -{tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa}
“waad dhammaynaysaa,
ilaahayna badalkiisa ayuu keeni”.

8 -{ilbas jadiidan, wa cish xamiidan, wa
mut shahiidan}
“xiro wax cusub, noolowna adigoo lagu
mahadinayo, dhimana adigoo shahiid ah”.
5. Waxa uu dhahayo qofku marka uu iska
dhigayo dharka :

9 -{bismillaah} “magaca ilaahay {ayaan
ku siibayaa}.
6- Ducada galida musqusha (suuliga)

10- {bismillaah allaahumma innii acuudu
bika minal khubthi wal-khabaaith}
“magaca ilaahay,ayaan ku galayaa, allow
waxaan kaa magan galayaa shaydaanka
kiisa lab iyo kiisa dhadigba”.
7. Ducada ka soo bixidda musqusha.

11-{ qufraanaka} “allow dambi
dhaafkaaga ayaan ku waydiisanayaa”.
8- Ducada waysada ka hor.

12-{bismillaah} “magaca ilaahay ayaan
ku bilaabayaa”.
9. Ducada marka la bogo waysada.

13-{ash-hadu an laa ilaaha illalaahu,
waxdahu laa shariika lahu, wa ash-hadu
anna muxamadan cabduhu wa rasuuluhu


“waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq
lagu caabudo ilaahay mooyee, cid wax
la wadaagtana majirto, waxaan qirayaa
oo kale in nabi muxammad s.c.w yahay
adoonkiisa iyo ergaygiisa. } .

-14 ّ minattawaabiina allaahummajcalnii-
wajcalnii minal mutadahiriina}
<> allow iga yeel kuwa toobad keenka
badan, igana dhig kuwa isdaahiriya”.

15-{subxaanakallaahumma wa bixamdika, ash-hadu an laa ilaaha illaa anta
astaqfiruka wa atuubu ilayka }.
<> allow adigaa ka huffan xumaan
mahadna leh, waxaan qirayaana

inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo
adiga mooyee, dambi dhaaf ayaan
ku weydiisanayaa waana kuu toobad
keenayaa>>.
10. Ducada marka laga baxayo guriga

16- {bismillaah tawakaltu calalaah, walaa
xawla walaa quwwata illaa billaah}
“magaca ilaahay, ayaan alle ku tala
saartay,xeelad iyo awoodna ilaahay ayey
u sugnaadeen”.

17-{allaahumma innii acuudu bika min an
adilla aw udalla aw azilla aw uzalla aw
adlima aw udlama aw ajhala aw yujhala
calayya}.
< allow waxaan kaa magan galayaa,
inaan lumo ama la ilumiyo, amase aan
simbiririxoodo ama la simbiririxiyo, ama
aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo ama
aan qaldamo ama la igu qaldamo”.
11. Ducada galidda guriga

18- {bismillaahi walajnaa wa bismillaahi
kharajnaa wa calaa rabbinaa tawakalnaa}
“magaca ilaahay ayaan ku galnay,
magaca ilaahayna waan ku baxnay
rabiganagana waan tala saaranay, kadib
wuxuu salaami reerkiisa>>.
12. Ducada tagidda misaajidka

19- {allow ka yeel qalbigayga nuur,
carabkaygana nuur,maqalkaygana nuur,
aragaygana nuur, korkaygana nuur,
hoostaydana nuur, midigtaydana nuur,
bidixdaydana nuur,hortaydana nuur,
gadaashaydana nuur, naftaydana allow
ka yeel nuur, iina waynee nuur, iina yeel
nuur, igana dhig nuur, allowna i sii nuur,
kana yeel xididadayda nuur,hilibkaygana
)34(
nuur , dhiigaygana nuur, timahaygana
nuur, jidhkaygana nuur}
allow ka yeel qabrigaygana nuur… ka
yeelna lafahayga nuur)) (( iina siyaadi(iina
kordhi) nuur iina siyaadi(iina kordhi) nuur
iina siyaadi(iina kordhi) nuur )) (( iina
hibee nuur nuur saaran )) .
13. Ducada galidda misaajidka

20 – ( acuudu billaahi al-cadiimi, wa
biwajhihi al-kariimi , wa bisuldaanihi alqadiimi , mina shaydaanirrajiimi )
{bismillaah, wassalaatu wassalaamu
calaa rasuulillaah, allaahumma iftax lii
abwaaba raxmatika} waxaan uga magan galayaa

ilaahayga weyn, wajigiisa wanaagsan,
iyo awoodiisa horaysay shaydaanka la
fogeeyay >.
“magaca ilaahay ayaan ku galayaa,
naxariis iyo nabad galyana ha ahaato
rasuulkii ilaahay korkiisa, allow ii fur
albaabada naxariistaada”.
14. Ducada ka soo bixidda misaajidka .

21 -{ bismillaah, wassalaatu wassalaamu
calaa rasuulillaah, allaahumma innii asaluka min fadlika, allaahumma icsimnii
minashaydaanirrajiim}
“magaca ilaahay ayaan ku baxayaa,
naxariis iyo nabad galyana ha ahaato
rasuulkii ilaahay korkiisa, allow waxaan
ku waydiisanayaa fadligaaga allow iga
ilaali shaydaanka la fogeeyay”

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

720475
Today
Yesterday
All days
86
670
720475
2024-10-18 04:40

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6711e6cf22def14193101791729226447
title_6711e6cf22f531055244071729226447
title_6711e6cf230994174523331729226447
title_6711e6cf231f611049926201729226447
title_6711e6cf233389152633581729226447
title_6711e6cf234785164115801729226447

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6711e6cf24a8017060597241729226447
title_6711e6cf24bb515382539021729226447
title_6711e6cf24cfb16954473731729226447
title_6711e6cf24e2614254708761729226447

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com