MACNAHA XAJKA
Xaj waxaa loola jeedaa u qasadka beydka Ilaahay ee caaggan si uu qofku u guto cibaadooyin gaar ah, waa afcaal iyo aqwaal ka sugnaatay Nabiga Salallaahu caleyhi wasalam , sida ixraamka, ku dawaafka beytka xurmadda gaarka ah leh toddobo jeer, iyo ku sacyiga toddobo jeer labada buurood ee Safa iyo Marwa dhexdood, iyo joogsiga Carafa iyo tuuridda jamaraadka marka la joogo Mina, iwm
Waxaa ugu jiro nafacyo badan addoomaha ee leh caddeynta towxiidka Ilaahay, iyo dambi dhaafka weyn ay ku helaan xujeyda, iyo is barashada muslimiinta dhexdood, iyo barashada axkaanta diinta, iwm.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1814402
Today
Yesterday
All days
1082
1967
1814402
2026-06-26 08:27

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3e37de63c58960694171782462430
title_6a3e37de63ca810825141261782462430
title_6a3e37de63cd114075079801782462430
title_6a3e37de63d1d13210052811782462430
title_6a3e37de63d672972634561782462430
title_6a3e37de63db220115566211782462430

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3e37de79bf716863630981782462430
title_6a3e37de79c454457591981782462430
title_6a3e37de79c6a16919868681782462430
title_6a3e37de79cb512465131641782462430

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com