XAJKA

U xajiyidda Makkah waa tiirka shanaad ee tiirarka Islaamka, oo waa cibaado ay ku kulmaan noocyada cibaadooyinka lagala yimaada oogada iyo qalbiga oo laga bixiyo maalka, waa inuu gutaa qofkii kara oogo ahaan iyo maal ahaan mar keliya sannadkii. Allaah Kor ahaaye wuxuu yiri: “Oo u xajinta beydka waa xil saaran dadka dar Ilaahay, (waa xil saaran) qof kasta oo kara inuu u socdaalo xaggeeda, oo qofkii beeniya, haddaba hubaal Allaah wuu ka kaaftoon yahay Caalamka”. (Aal-Cimraan: 97)

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com