MAXAA LAGA YEELAA UDXIYADDA ? 
• Waa xaaraan in la iibiyo wax ka mid ah udxiyada.
• Waxaa fiican in loo qaybiyo hilibkeeda seddex qaybood: Wuxuu cunayaa qofka iska leh seddex meeloodoo meel, oo hadiyeyn seddex meeloodoo meel, oo ku sadaqeysan fuqarada seddex meeloodka haray.
• Waxaa u bannaan qofka inuu wakiisho qeyrki inuu ka qalo udxdiyo ama u dhiiibo lacagta udxiyada hey’adaha sama falka ee lagu kalsoon yahay kuwaasoo gowraca udxiyada oo u qaybiya dadka u baahan.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com