WAA MAXAY XUKUNKA QOFKII AFURA BISHA  RAMADAAN?

Qof kastoo afura cudur daar la’aan waxaa saaran inuu u toobad keeno Allaah waayo wuxuu ku dhacay dambi aad u weyn oo ku caasiyey amarka Abuurahi Subxaanahu watacaalaa, waxaana saaran inuu qalleeyo maalintaa keliya, qof ku afura maahee galmo maalin Ramadaan, qofkaas waa inuu qalleeyo maalintaasi, waxaa sidoo kale saaran inuu kafaara gud ka sameeyo macsidaas, kafaaradaas oo ah xoreyn qoor macnaha waa inuu iibsado addoon muslim ah oo xoreeyo, diinta islaamka waxay aad u adkeysaa ahmiyadda ka xoreynta qofka addoonsiga goor walba, haddaysan jirin qoor la xoreeyo sida uu xaalka yahay hadda, waa inuu soomo labo bilood oo xiriir ah, hadduusan awoodin waa inuu quudiyo lixdan miskiin.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com