TIRADA SALAADAHA FARADKA AH:

 Salaaddaha Ilaahay inagu waajib yeelay habeenkii iyo maalintii waa shan. Ibnu Muxayriiz waxa laga soo weriyey inuu nin reer Banii Kinaana ah oo al-Makhdaji la yidhaahdo uu maqlay nin reer Shaam ah oo Abaa Muxammad la yidhaahdo oo leh witirku waa waajib. Markaasaan Cubaadah bin as-Saamit u tegay oo aan u sheegay inuu Abuu Muxammad yidhi witirku waa waajib. Wuxuu yidhi: Abuu Muxammad been ayuu sheegay. Waxaan maqlay Rasuulka Alle Salallaahu caleyhi wasalam oo leh:: “Ilaahay wuxuu ku farad yeelay addoomihiisa shan salaadood. Qofkii fuliya ee aan midna dhaafin wuxuu Alle u ballan qaaday Janno. Qofkii dayaca ee ka soo bixi waayana isaga iyo Ilaahay balan kama dhexeeyo, haddii uu rabo Ilaahay wuu cadaabi, haddii uu rabana wuu u dembi dhaafi.” (Axmad, Abuu Daa'uud, an-Nasaa'i iyo Ibnu Maajah ayaa soo weriyey.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231347
Today
Yesterday
All days
1743
4774
3231347
2026-09-24 15:41

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com