SALAADDA ILMAHA YAR:

Inkasta oo aanay salaaddu waajib ku ahayn ilmaha aan qaan-gaadhin haddana waalidkii ama cidda ka mas’uulka ah waxa ku waajib ah inay ku amraan inuu tukado ilmuhu markuu yahay toddoba jir, isla markaana ay karbaashaan markuu toban jir yahay haddii uu tukan waayo. Ilmuhu waa inuu barto kuna barbaaro siduu salaadda u xafidi lahaa una caadaysan lahaa intaanu qaan-gaadhin ka hor. Camr bin Shucayb oo ka soo tebiyey aabihii ayaa isna ka soo raray awawgii inuu Rasuulka Alle Salallaahu caleyhi wasalam yidhi: “Ku amra ilmihiina salaadda markay toddoba sano jiraan, kuna garaaca (karbaasha) hadday tukan waayaan markay toban jir yihiin, gogoshana u kala sooca ilmaha dhadig iyo midka lab.” (Axmad, Abuu Daa'uud ayaa soo weriyey iyo al-Xaakim oo yidhi waa ku saxiix qiyaasta Muslim).

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231347
Today
Yesterday
All days
1743
4774
3231347
2026-09-24 15:41

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com