SALAADDU YAY KU WAAJIBTAA:

Qofkasta oo Muslim ah, caqligiisu dhan yahay, qaan-gaadhna ah salaaddu waa ku waajib. Caa’isha (Ihkra) waxa laga soo weriyey inuu Rasuulku Salallaahu caleyhi wasalam yidhi: “Qalinka waxa laga kor qaaday saddex: Qofka hurda ilaa uu tooso, ilmaha yar ilaa intuu qaan-gaadhayo, iyo qofkii waasha ilaa inta caqligiisu u soo noqonayo.” (Axmad iyo Asxaabta sunanka ayaa soo weriyey, al-Xaakimna wuxuu yidhi waa ku saxiix qiyaasta labada Sheekh, iyo at-Tirmidi oo yidhi waa xasan).

 

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3234788
Today
Yesterday
All days
1579
3605
3234788
2026-09-25 19:18

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com