SIYAARADA MADIINADA NABIGA
Allaah wuxuu ku sharfay Madiinaha Munawwara ee barakeysan inuu u soo haajiray darteed Nabiga Salallaahu caleyhi wasalam , heer laga faddilay dhaammaan nawaaxiga arlada kaddib Makkah Al-Mukarramah, waana sunno siyaaradeeda goor waliba, kuma xirna faralka xajka. Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam wuxuu yiri: : “Ma aha in loo aado safar oo loo reeryo xirto waxaan ahayn seddex masaajid: Masjidka Xaramka _Kacbada – iyo masjidkeygan –Madiina- iyo masjidka Al-Aqsaa” (Al-Bukhaari 1139, Muslim 1397, Abuu Daawuud 2033)

logo 2


Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3206703
Today
Yesterday
All days
183
3760
3206703
2026-09-16 01:46

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com