(وأول وقتها طلوع الفجر الثاني)

(وأول وقتها) Waqti geedii ugu horeeya na (طلوع الفجر الثاني) fajarka labaad dhalasha diisa waaye.

Fajarka labaad muxuu inoo leeyahay, laba fajar baa jira:

Fajar waa (ooga hore) midka aan dhahno ooga hore waa iftiinka muuqan naayo oo iska cad oon balaaran neynin ee taag maya, magaalo ayaa inta badan lagu koray oo wax yaalaha lamaba arko baadiyaha markaad joogto baad arki, yacni salaadda subax intuu san waagu uu beryin iftiin baa ka soo horeyn naya mudo kahor, iftiin kaasi marka waa taag mayaa, samada buu isku taag gayaa ma balaaran naayo, iftiin kaasi markuu mudo jiro waa baaba’ayaa, markaas ayaa waxaa imaan nayaa iftiin kii waaberka ayaa imaan nayaa.

Iftiin kaa hore baa marka waxaa la yiraahdaa (fajarka been naalaha) baa la yiraahdaa (الفجر الكاذب) waaye.

Kan dambe ee salaadda subax waqti geedu markuu soo galaayo (الفجر الصادق) baa la yiraahdaa.

Wuxuu na kaga gedisan yahay, asagu wuxuu isku balaarin nayaa hawada yacni (ufuquu) isku balaarin nayaa, kadibna guduud kii baa soo raacayaa, kaas weeye marka fajarka labaad kaas weeye.

(وآخره في الاختيار إلى الأسفار)

(وآخره) Salaadda subax aakhir kiisu waxa weeye (في الاختيار) [في وقت الاختيار] waqtiga doorashada (إلى الأسفار) waa ilaa caddaashaha laga gaarayo.

Ilaa waxa weeyaan dhulku uu ka caddaan nayo.

(الأسفار) bi macnaa (idaaha) waa [caddaanka].

Ilaa uu dhulku ka caddaan naya na waa [وقت الاختيار] oo waa waqtiga fiican, waa se laga fiican yahay.

(وفي الجواز إلى طلوع الشمس)

(وفي الجواز) [وفي قت الجواز] Salaadda fajarka waqti geedu waxa weeye (وفي الجواز) [وفي قت الجواز] banaanida waqti geedu na waxa weeye (إلى طلوع الشمس) ilaa ay qoraxdu ka soo baxayso.

Ilaa intaa na wey banaan tahay oo waa la tukan karaa weeye.

Xadiis kii marka dhowaa aan sheegnay baa ku tusin oo….

Xadiis Abii Hurrayrah:

‘’Nin kii salaadda Subax hal rakcad ka gaara inteyna qoraxdu soo bixin, salaad dii Subax waa gaaray.’’

Waa halleelay xadiis kaas ayaa ku tusaaya.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1725184
Today
Yesterday
All days
1586
3451
1725184
2026-05-17 20:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a0a233c552dd15984111281779049276
title_6a0a233c5532c18694745361779049276
title_6a0a233c55377955703351779049276
title_6a0a233c553c216002912611779049276
title_6a0a233c5540c3376957421779049276
title_6a0a233c554554791642541779049276

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0a233c67cc51821211051779049276
title_6a0a233c67d133545165141779049276
title_6a0a233c67d5f11388827271779049276
title_6a0a233c67dc021048803051779049276

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com