ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


 "البر حسن الخلق"

[عن النّوَّاسِ بْنِ سَمْعَانَ رضيَ اللهُ عَنْهُ عن النَّبي صلى الله عليه وسلم قَالَ: [ الْبِرُّ حُسْنُ الْخُلُقِ، وَالإِثْمُ مَا حاكَ في نَفْسِكَ وَكَرِهْتَ أَنْ يَطَّلِعَ عَلَيْهِ النَّاسُ
رَوَاهُ مُسْلِمٌ
وعن وَابصَةَ بْنِ مَعْبَدٍ رضي اللهُ عَنْهُ قالَ: قالَ رَسُولَ اللهِ صلى الله عليه وسلم [جِئْتَ تَسأَلُ عَنِ الْبِرِّ؟] . قُلْتُ: نَعَمْ. قَالَ: [اسْتَفْتِ قَلْبَكَ، الْبِرُّ مَا اطْمَأَنَّتْ إلَيْهِ النَّفْسُ وَاطْمَأَنَّ إلَيْهِ الْقَلْبُ، وَالإِثْمُ مَا حاكَ في النَّفْسِ وَتَردَّدَ في الصَّدْرِ وَإنْ أَفْتَاكَ النّاسُ وَأَفْتَوْكَ
حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَيْنَاهُ في مُسْنَدَي الْإِمَامَيْنِ أَحْمَدَ بْنِ حَنْبَلٍ وَالدَّارِمِيّ بِإِسْنَادٍ حَسَنٍ


XADIISKA 27aad


SHAKIGA SIDAAD UGA BIXI LAHAYD


Waxaa laga weriyey an-Nawaas ibn Samcaan(Allaha ka raalli noqdee), in uu yiri Nebiga (s'c'w.):Samaantu waa dabeecadda wanaag$an,xumaantuna waa wax naftaada shaki geliya
eed kahato in dadku kugu arko.Waxaa weriyey MuslimWaabisa ibn Macbadna waxaa laga weriyey , Allahaka ralli noqdee, in uu yiri:Waxaan u mid Rasuulkii llaahay (s.c.w.),markaasu uu i yirri: "Ma waxaad u timid inaadwarsato sam aanta? Markaasaan iri: Haa.Markaasuu yiri: qafbigaaga warsosamaantu waa waxay naftaad u kukalsoonaato, Qalbiguna ku neg aado,xumaantuna waa waxa nafta shaki geliya,qalbiguna ka walaaco, xataa haddii darJkukuu iftoodu oo ay kuu qiraan in uuwanaagsa n yahay.[Waa xadiis Xasan ah ee ku yaaf Musnadka Axmedibn Xanbal iyo Ad-Daarami.]

SHARAXA

Xadiiskan waa miisaan lagu kala sooco wanaaggaiyo xumaanta, miisaankuna waa galbiga qofkaMuslimka ah, marka arrinku kaa hor yimaadohaddii aad ka shakido in uu waxaas xalaal yahay108
iyo in kafe, marka wixii aad ka shakidid ka dheerowxataa haddii dadku ku yiraahdo waxaanu waaxalaal waa inaadan ku kalsoonaanin, waa inaad kucamal-fashid waxa aad ku kalsoon tahay ee aadku laab fayowdahay, daliil xoog lehna aad sharcigauga heysato.

FAA'IDDADA XADIISKA

1. Haddaad doonto inaad ku dhaqaaqdid shaqoama fal ad ka shaki san tahaty naftaada la tasho, iyoculumada lslaamka;

2. Qofka Musf imka dhabta ah, wuxuu qalbigiisa kunegi yahay waa wax san;

3. Qofka Muslimka ah, wixii uu ka shakiyo in ay xunyihiin iyo in kale waa in uu ka dheeraado.

4. Wixii aad neceb tahay in ay dadka sharafta lehkugu arkaan ogow in uu yahay wax aan sharciga kuf iicnayn


 

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1812064
Today
Yesterday
All days
711
981
1812064
2026-06-25 12:46

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3d2315a0c23672576651782391573
title_6a3d2315a0c7614692502221782391573
title_6a3d2315a0cc479262641782391573
title_6a3d2315a0d1112175507281782391573
title_6a3d2315a0d5d10722295981782391573
title_6a3d2315a0dd218613539781782391573

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3d2315b176319688295291782391573
title_6a3d2315b17b420682579621782391573
title_6a3d2315b1803854717861782391573
title_6a3d2315b1850241955121782391573

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com