ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"أوصيكم بتقوى الله وحسن الخلق"
عن أبي نَجيحٍ الْعِرْباضِ بنِ سارِيَةَ رضي اللهِ عنه قال: وَعَظَنَا رسولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم مَوْعِظَةً وَجِلَتْ مِنها الْقُلُوبُ، وذَرَفَتْ منها الْعُيُونُ، فَقُلْنا: يا رسول اللهِ، كأَنَّهَا مَوْعِظَةُ مُوَدِّعٍ، فأَوْصِنا. قال
أُوصِيكُمْ بِتَقْوَى اللهِ عَزَّ وَجَلَّ، والسَّمْعِ والطَّاعَةِ، وإن تَأَمَّرَ عَلَيْكُمْ عَبْدٌ، فإنَّهُ مَنْ يَعِشْ مِنْكُمْ فَسَيَرَى اخْتِلافاً كَثِيراً، فَعَليْكُمْ بِسُنَّتي وسُنَّةِ الخُلفَاءِ الرَّاشِدِينَ المَهْدِيِّينَ، عَضُّوا عَلَيْها بالنَّواجِذِ، وإيَّاكُمْ ومُحْدَثاتِ الأُمُورِ، فإنَّ كلَّ مُحْدَثَةٍ بِدْعَةٌ وَ كُلَّ بِدْعَةٍ ضَلاَلَةٌ وَكُلَّ ضَلاَلَةٍ فِي النَّارِ
رَوَاهُ أَبُو دَاوُدَ ، وَاَلتِّرْمِذِيُّ وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ


XADIISKA 28aad


DARDAARAN


Waxaa laga wariyey Abuu-Naiiix al-Girbaad ibnSaariya (Allaha ka raalli noqdee), in uu yiri:Waxaa na wacdiyey Rasuuf kii Alta (s.c.w.),wacdi qalbiga dhalaaliyey oo indhaha kailmeysiiyey, markaasaan ku niri RasuulkiiAllow wacdigaagani wuxuuu u eg yahaywacdi sagootin ah ee inoo dardaaran.Markaasuu yiri: waxaan idinkuladardaarmayaa cabsida Allaha casiiska ahee weyn iyo maqal iyo adeecidmadaxdiinna, xataa haddii uu madaxiinnuyahay nin addoon ah, ninkiinna noolaadanawuxuu arki doonaa khilaal fara badan, siaad uga badbaaddaan khilafkaa waxaanidinkula dardaarmayaa inaad raacdaanjidka Nebigiin iyo jidka Khulafadiisiihanuunsanaa, iidkaa ku dhega oo gowsahaku qabsada, kana digtoonaada arrimahasoo dirrin doona, maxaa yeelay, wax kastaoo Diinta lagu soo dirriyey waa bidco,bidcaduna waa baadinnimo, qofkii kusocdaana waa ahlu-naar. [Waxaa weriyey Abuu-Daawuud iyo at-Tirmidi,wuxuuna yiri waa xadiis Xasan ah oo saxiix ah,]

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu caddeynayaa arrimo ka mid ahkuwii Nebigu (s.c.w.) u dardaarmay ummaddiisa,waxaan u ku wacdiyey wacdi qalbigoodadhaqaajiyey, wuxuu kula dardaarmay in ay llaahayka cabsadaan oo ay ku dadaalaan dhowridda iyoku-dhaqanka sharciga, wuxuu taray in amarkadawladda, lslaamka dhaqan keedu yahay laadeeco, xataa hadduu yahay ninka madaxda ah qofaddoon ah. Mar haddii aannu wax diinta khilaafsanidin fareyn. wuxuu xadiisku ka warramay waxyaalodhici doona oo ah ninkii noolaada in uu la kulmikhilaaf tara badan. Marka wuxuu yiri Nebigeenniisuubbanaa (s.c.w.) haddii waxaasi dhacaan raacajidka Nebiga iyo Khulafadii hanuunsanayd kujoogeen. Khulafada waxa loola jeedaa AbuubakarAs-Sadiiq, Cumar lbni-Khadaab, Cusmaanibni-Caffaan, Cali tbni-Abii-Daalib, jidkaas baaxaq ah ee ha lagu dhego, cidii heystana ha lalagarab iyo gaashaan noqdo.Wuxuu uga digay in ay ku kalsoonaadaanwaxyaalaha diinta lagu kordhin doono ooaan ka mid aheyn, ama laga naaqusin doonoee ah bidcada, bidcaduna waa baadi dadkanaarta u jiideysa, marka bidcada waxaa loolajeedaa in Ilaahay lagu caabudo wax aannu ji-
deynin oo aan nebigu farin, sida werdi aannunebigu sheegin inaan ku werdinno ama sa-laad aan lagu farin ama gootrii lagu faraygoor aan atreyn aad tukatid ama si aan laguufarin u tukatid ama aad u jeesato meel aan qi-blada aheyn ama aad dawaaftid meel aanKacbada Ilaatray ahyn iwm. Bidcaduna waalaba nooc, bidco lagu gaaloobayo dida kudawaafidda qabuuratra ama baryada awliyadamootan iyo gargaar ugu wacashadooda, Iyobidco aan lagu gaaloobeynl ha yeeshee dem-bi sida carrabbaabidda niyada salaadda ooaad tiraahdo usallii faradal salaata..... iwm.Markaad ku kacayso fal cibaado ah, waa inaadogaatid halka uu falkaas salka ku hayo, maxaayeefay, cibaado ma aha inaad iska fashid sidaadjeceshahay ee waa sida lagu faro, haddiise aadllaahay ku caabuddo wax aannu kuu diran waatacab khasaaray if iyo aakhiraba, marka iska hubsointaad dhowdahay oo camalkaaga fa socodsiisharciga lslaamka runta ah.

FAA'IDADA XADIISKA

1. In llaahay f a dhowro sharcigiisa;

2. In amarka dawladda lslaamka wax kuxukumeysa f a adeeco, haddii kale fidnaa dhaceysa;

3, Marka khilaaf ku bato xagga diinta waa in la raacoiidkii rasuulka (SCW) iyo khulafadiisa;

4. Dadka ku camal fala bidcada abaalkoodu waatacab khasaar if ka iyo cadaab aalrhiro, maxaayeelay, wejigaa lagaga soo tuurayaa camalkooda,aakhirana waa lagu ciqaabayaa, sababtoo ah intuuweydaartay iidkii Rasuulka ayuu ku camal falaycibaado aan fa tarin, inkastoo uu is-leeyahaykheyr baad heleysaa, wuxuu la mid yahay qofkaasisidii asaga oo leh jidka Rasuulka ma fiicna eeanigaa jid ka fiican oo llaahay kuu dhoweynayasamaynaya, jidkaas baana naarta geeya


logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Feed not found.

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1153799
Today
Yesterday
All days
1506
1103
1153799
2025-08-05 23:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_689291f7c98a09966282371754436087
title_689291f7c998915272000181754436087
title_689291f7c9a5b17415058531754436087
title_689291f7c9b2d11857851251754436087
title_689291f7c9bfa7562940101754436087
title_689291f7c9cc816971358541754436087

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_689291f7ca9da2227837101754436087
title_689291f7caab916713444241754436087
title_689291f7cab8919108856121754436087
title_689291f7cac5721316976031754436087

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com