ARBAIN NAWAWIY


 arbain nawawi


“كل سلامى من الناس عليه صدقة”

عن  أَبي هُرَيْرَةَ رَضي اللهُ عنه قال: قالَ رسُولُ الله صلى الله عليه وسلم:[كُلُّ سُلامَى مِنَ النَّاسِ عليه صَدَقَةٌ، كُلُّ يَوْمٍ تَطْلُعُ فِيهِ الشَّمْسُ: تَعْدِلُ بَيْنَ اثْنَيْنِ صَدَقَةٌ، وتُعينُ الرَّجُلَ في دَابَّتِهِ فَتَحْمِلُهُ عَلَيْها أو تَرْفَعُ لهُ عَلَيْها متَاَعَهُ صَدَقَةٌ، والْكَلِمةُ الطَّيِّبةُ صَدَقَةٌ، وبكُلِّ خَطْوَةٍ تَمشِيها إلى الصَّلاةِ صَدَقَةٌ، وتُمِيطُ الأَذَى عنِ الطَّرِيِق صَدَقَةٌ

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ


XADIISKA 26aad


XILKA SAARAH XUBNAHA OOFKA


Waxaa laga weriyey Abuu-Hureyra (Allaha karaalli noqdee), inuu yiri: Rasuulkii Alla (s.c.w.)wuxuu yiri:Xubin ltasta oo aadamiga ku taal, waxaakordeeda ah sadaqo, maalin kasta. Markahaddaad laba qof oo dirirsan heshiisiisosadaqo ayey kuu tahay, haddii aad qofdhibaateysan sida ruux curyaan ah kugargaartid gaadiid f u u lidda oo kutaageertid in uu fuulo ama qalab dhulka kayaal aad u soo qabato waxay kuu tahaylla'cf,er t'l t. /. iiJ^.aI t--Jaai r. L
sadaqo, hadalka wanaagsan waa sadaqo,tallaabo kasta oo aad salaad u qaaddid waasadaqo, haddii aad jidka waxa dadkadhibaya aad ka leexisid waa sadaqo. [Waxaa weriyey al-Bukhaari iyo Muslim.]

SHARAXA

Xadiiskani, wuxuu si faahfaahsan inooguwarramayaa xilka ka saaran qofka muslimiintawaf aalihiisa ah ee bulshada kula nool. wuxuullaahay ku waajibiyey xubin kasta oo ka mid ahxubnaha gofka sadaqa joogto ah, waxaana lagubixin karaa sadaqadaas shaqada xubnahabulshada ee baahan loo qabanayo, wuxuu xadiiskutilmaamay dhowr fal, tusaale ahaan, kuwaas oo ah:In dadka kala boodsan la heshiisiiyo, in gofkatamarta daran ee curyaanka ah ama indhaha la'lagu caawiyo fuulidda gaadiidka, in hadalwanaagsan oo aan turxaa4 lahayn fagula hadlodadka aad la kulmeysid, inaad Masaajidkaqaf bigaaga ku xirto, lugtaadana ku badiso oo aadka qayb qaadato saf aadaha faradka ee jamacahaan foo wada tukanayo iyo duruusta iyomuxaadarooyinka ka jira, inaad jidka dadka iyoxooluhu marayaan ka nadiifisid waxa dhibaya
dadka sida, dhagaxa, oodda iwm. Waxaa la mid aharrimahaas wax kasta oo waxtar u f eh dadka, oodhib ka badbaadinaya ama dheef u soo jiidaya.Marka wax-u-qabadka dadka kuu baahan ayaakaa bixin kara waajibka xubnahaaga saaran, haddiiawoodda llaahay ku siiyay aad ka hagratidwalaalahaaga u baahan ogow inaad mudan doontociqaabta llaahay, sababtoo ah qofka curyaanka ahama waxtarkaaga u baahan llaahay uma waayin inuu siiyo awooddaada oo kale ama tu ka weynba,laakiinse, ogaan buu sidaa uga yeefay, si laguuimtixaano adiga iyo dadka kula midka ah, in ay waxka qabtaan arrimahaas oo kale.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Dhexdhexaadinta dadka dirirsan waa ku waajibdadka arvoodda u leh;

2. Gargaarka qofka aan fuuli karayn baabuurkaama waxa la midka ahba, ha noqdo qof curyaan ah,mid indha la waa waxyaalaha waajibka ku ahxubnaha bulshada muslimka ah;

3. Qofkii aan wax kale hayn waa inuu ku soodhoweeyo dadka erayo wanaagsan oo qofku ku
farxo, isagoo.sagabanayn; ,daacad ah oo aan waxba ka

4. Jidka dadku marayo waa in laga fogeeyo wixiidadka dhibaya, sida dhagaxa, goryaha, iwm;

5. Socodka loo soconayo masiidka, tallaabo kastaajar buu ku leeYahaY qofku;

6. Sida maalki sekada ugu waaiibtay ayey jirkanaugu waajibtay seko, laakiin, sekda iirku waa inaadxoogga, caqfiga iyo laxaadkaaga kale muslimiintawax ugu tartid;

7. Inuu qofku xooggiisa isaga uun isku koobin eewaa in uu u gudbiyo dadka kale ee walaafahiis ahuna baahan waxtarkiis


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1494441
Today
Yesterday
All days
1284
2489
1494441
2026-02-01 18:49

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_697fa045027c24244694921769971781
title_697fa045028162124862491769971781
title_697fa0450286310176231361769971781
title_697fa045028b02209711021769971781
title_697fa045028fc19303522381769971781
title_697fa0450292e1694183431769971781

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_697fa045164d917672052811769971781
title_697fa045165366665560181769971781
title_697fa045165972908251181769971781
title_697fa0451660314509690541769971781

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com