ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“ذهب أهل الدثور بالأجور “

عن أبي ذَرٍّ رضي اللهُ عنه: أَنَّ ناساً من أَصْحابِ رسول الله صلى الله عليه وسلم، قالوا لِلنَّبيِّ صلى الله عليه وسلم: يا رسولَ اللهِ، ذَهَب أَهْلُ الدُّثورِ بالأُجورِ، يُصَلُّونَ كما نُصَلِّي، ويَصُومُونَ كما نَصُومُ، وَيَتَصَدَّقُونَ بِفُضُولِ أَمْوَالِهِمْ. قَالَ: [أوَ لَيْسَ قَدْ جَعَلَ اللهُ لَكُمْ مَا تَصَدَّقُونَ ؟ إنَّ بكلِّ تَسْبيحَةٍ صَدَقَةً، وكُلِّ تَكْبِيرَةٍ صَدَقَةً، وكُلِّ تَحْمِيدَةٍ صَدَقَةً، وَكُلِّ تَهْلِيلَةٍ صَدَقَةً، وَأَمْرٍ بِالْمَعرُوفِ صَدَقَةً، وَنَهْيٍ عَنْ مُنْكَرٍ صَدَقَةً، وفي بُضْعِ أحَدِكُمْ صَدَقَةً]. قَالُوا: يَا رَسُولَ اللهِ، أَيَأْتي أحَدُنَا شَهْوَتَهُ وَيَكُونُ لَهُ فِيهَا أجرٌ ؟ قَالَ

[أَرَأَيْتُمْ لَوْ وَضَعَها في حَرَامٍ، أَكَانَ عَليْهِ وزْرٌ ؟ فَكَذلِكَ إذَا وَضَعَها في الْحَلاَلِ كانَ لَهُ أَجْرٌ]

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADfISKA 25eed


WAFDIGU WAA SADAOO


Waxaa faga weriyey Abuu-Darr (Allaha ka raalfinoqdee), inuu yiri:Dad Asxaabtii Rasuulka (s.c.w,), ka mid ahayaa ku yiri Nebiga (s.c.w.): Rasuulkii Allowdadkii maalqabeenka ahaa ayaa ajarkii fa
wada tagey, sidaan u tukanno ayey utukanayaan, sidaan u soomno ayey usoorTrf,yaan, waxay nagu dhaafeen in aysadaqaystaan xoofahooda dheeraadka ah.Markaasuu Nebigu yiri {s.c.w,}: Miyaanllaahay idin siin wax aad sadaqaysataan.?Tasbiixad kastaa (Subxaanallaah), waxayidiin tahay sadago, Takbiirad kastaa(Allaahu Akbar ) waxay idiin tahay sadaqo,Taxmiid kastaa (Alxamdu Lillaah) waxayidiin tahay sadaqo, Alla mideyn kastaa (Laallaaha lllal-laah ), waxay id iin tahaysadaqo, wanaagga la is-f araa waa sadaqo,xumaanta layska reebaa waa sadaqo,galmada ooridiinnu waa sadaqo. Markaasbay yiraahdeen: Rasuulkii Allow ma nin baaxaajada uu gudanayo lagu aiar siinayaa?Markaas buu yiri: waxaad iiga warrantaahaddii uu naag xaaraan ah u tegi lahaa sowdembi kuma dhaceen? Sidoo kale hadduu utago ooridiisa xalaasha ah wuxuu leeyahayaiar. [Waxaa weriyey Muslim.]

SHAR AXA

Xadiiskani aad buu muhiim u yahay, maxaa yeelay,wuxuu inoo caddeynayaa inaan cibadadu kukoobnayn salaadda iyo waaiibaadka xagga llaahayee waxaa ka mid ah kheyr kasta oo dadka lootaa'ideeyo.Waxaa kale oo xadiisku sheegay inaan sadaqaduku koobneyn xoola-bixinta oo keli ah, ee werdigugeli karo halkii sadaqada, ninkii aan xoolo lahayn.Waxaa la sadaqayn karaa xoogga llaahay ku siiyey,carrabkaaga waad ku werdin kartaa, laakiin, waxaashardi ah erayada aad ku werdinaysaa in ay kuwasharcigu na faray ay yihiin, sida kuwa ku xusanxadiiskan, mana bannaana inuu jeebkiisa kakeensado wardi aan sharciga lagu sheegin, sidaaanay u bannaaneyn in uu tukado salaadda aansharcigu farin ama siaannu sharciga u farin, waxaakaf e oo carrabka laga sadaqayn karaa in dadka waxloo sheego, lagu hauuniyo iidka toosan, looga digojidka qalloocan. Waxaa kaloo xadiisku inoofaa'ideeyey in fal kasta oo wanaagsan qofka lagaaiar siinaayo haba noqdo wax uu dantiisa gaarkaah u qabtay sida galmada xaaskiisa.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Siday Asaxaabtu kheyrka ugu tartami jireen,innaguna waa inaan kaga dayanno;

2. Sadaqadu inaanay xoolo la bixiyo oo kefi ah kukoobnayn ee xoogagga kala duwan ee llaahayinoogu deeqay la sadaqaysan karo;

3. Cibaadadu in ay ku koobneyn arkaanta lslaamkaee ay tahay kheyr kasta oo loo sameeyo aadamigasida waafaqsan sharciga;

4. Galmada xalaasha ah, wexea laga helayaa ajar


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1810652
Today
Yesterday
All days
280
1717
1810652
2026-06-24 09:58

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3baa2e039246623322201782295086
title_6a3baa2e0395410576884261782295086
title_6a3baa2e039a221257221661782295086
title_6a3baa2e039ee14577543791782295086
title_6a3baa2e03a3a7342876761782295086
title_6a3baa2e03a8511780251511782295086

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3baa2e21a372606907231782295086
title_6a3baa2e21a885064403841782295086
title_6a3baa2e21ad516544218581782295086
title_6a3baa2e21b213046351551782295086

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com