ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي”

عن أبي ذَرٍّ الْغِفاريِّ رضي الله عنه، عن النبيِّ صلى الله عليه وسلم فيما يَرْويهِ عن رَبِّهِ عَزَّ وجَلَّ أَنَّهُ قال

 يا عِبادي إنِّي حَرَّمْتُ الظُلْمَ على نَفْسِي وَ جعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّماً فلا تَظَالَمُوا

.يا عِبادي كُلُّكُمْ ضالٌّ إلا مَنْ هَدَيْتُهُ، فاسْتَهدُوني أهْدِكُمْ

.يا عِبادِي كُلُّكُمْ جائعٌ إلا مَنْ أطْعَمْتُهُ، فاسْتَطْعِمُوني أُطْعِمْكُم

.يا عِبادِي كُلُّكُمْ عَارٍ إلا مَنْ كَسَوْتُهُ، فاسْتكْسوني أَكسُكُم

.يا عِبادِي إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بالليْلِ والنَّهارِ، وأنا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَميعاً، فاسْتَغْفِرُوني أُغْفِر لكُمْ

.يا عِبادِي إِنَّكُمْ لنْ تبْلغُوا ضُرِّي فتَضُرُّوني، ولن تبْلُغُوا نفْعي فَتَنْفعُوني

.يا عِبادِي لوْ أَنَّ أَوَّلَكُمْ وآخِرَكُمْ وإنْسَكُمْ وجِنَّكُمْ كانُوا عَلَى أَتْقَى قَلْبِ رَجُلٍ واحدٍ مِنْكُمْ ما زادَ ذلك في مُلْكي شَيئاً

.يا عِبادِي لوْ أَنَّ أَوَّلكُمْ وآخِرَكُمْ وإنْسَكُمْ وجِنَّكُمْ كانُوا عَلَى أَفْجَرِ قَلْبِ رَجُلٍ وَاحدٍ مِنْكُمْ ما نَقَصَ ذَلِكَ مِنْ مُلْكي شَيئاً

يا عِبادِي لوْ أَنَّ أَوَّلَكُمْ وآخِرَكُمْ وإنْسَكُمْ وجنَّكُمْ قاموا في صَعِيدٍ وَاحِدٍ، فَسَأَلُوني، فأَعْطَيْتُ كلَّ واحدٍ مَسْأَلَتَهُ ما نَقَصَ ذلك مِمَّا عِنْدِي إلا كما يَنْقُصُ الْمِخْيَطُ إذا أُدْخِلَ الْبَحْرَ

يا عِبادِي إنَّما هي أعمَالُكُمْ أُحْصِيها لَكُمْ ثُمَّ أُوَفِّيكُمْ إيَّاها، فَمَنْ وَجَدَ خيْراً فَلْيَحْمَدِ اللهَ، ومَنْ وَجَدَ غَيْرَ ذلك فَلا يَلومَنَّ إلا نَفْسَه

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADIfSKA 24aad


REEBIDDA DULilIGA


Waxaa laga weriyey Abii-Dar al-Gafaari (Allahaka raafli noqdee), in Nebigu (s.c.w.), uu lra weriyeyRabbigiisa oo yiri:
Addoornaheygiyow anigu waan kaxaaraantimeeyey nafteyda dulrniga,waxaan ka dhigay dhexdiinna xaaraan,idinku ha is-dulminina. Addoomaheygiy-ow dhammaantiin baadi baad tihiin, qofkiiaan hanuuniyo ma ahee, ffiorka soo doontahanuun aan idin hanuuniyee. Addoomah*eygiiyow dhammaantiin waad baahan tihiinsoo doonta quud aan idin quudiYee.Addoomaheygiiyow dhammaantiin waaa rradan tih iin soo doonta h u aan id in arradtiree. Addoomaheygiiyow habbeen iyod ha raarba waad gefeysaf,fl, dem bigad ham maantiina anigaa dhaaf a, markadembi-dhaaf dalba aan idiin dembi-dhaafee. Addoomaheygiiyow haddaad idhibi lahaydeen ma awoodi kartaan,haddaad wax ii tari lahaydeen ma awoodikartaan. Addoomaheygiiyow haddiidadkoo dhammi kii loogu hor-uumay ilaakii ugu dambeeyey Jinni iyo Insiba oo aydhammaantood la mid noqdaan qofkadadka ugu Alla ka cabsi iyo cibaado badan,93
waxba hantideyda ku kordhin meysaan.Addoomaheygiiyow haddii dadka oo dhankii loogu hor uumay ilaa kii ugu dambeeyeyInsi iyo Jinniba ay la mid noqdaan ninkadadka ugu caasi badan, waxba hantideydaka dhimimeysaan Addoomadeydiiyowhaddii dadka kii u horreeyey iyo kii udambeeyey lnsi iyo Jinba hal meef ay isuguyimaad aan oo ay dham maantood iweydiistaan waxa ay doonayaan oon midhasta siiyo wuxuu warsaday waxbahantideyda ka dhimi maayaan, w€lxaan kaahayn irbad bad la geliyey ay ka dhintobiyaha badda. Addoomaheygiiyow,waxaan idiin hayaa camalkiinnii oon idiinkeydiyey, si waafi ahna idiinkaabaaf marinayo, lnflrka ninkii kheyr la kulmallaahay ha u mahad-naqo, kii shar la kulmanaftiisa kef i ah ha canaanto.Waxaa weriyey Muslim.

SHARAXA

Xadiiskan waa xadiis Qudsi ah, Nebigu (s.c.w.)I laa hay ka we riYeY.Dulmiga waxa loola leedaa in dadka gardarro iyoxasad laguta kaco ama xoolahooda xaq-darro looqaato, marka llaahay wuu ka dhowrsoon yahaydulmiga, dadkana wuxuu amray inaanayis-d ulmin, wuxuu llaahay inoo sheegay wax iiraoo ah in dadku dunida yimaado, iyagoon aqoonlahayn, iyagoo qaawan, iyagoo sabool ah, markallaahay baa irsaaqda, hanuunka iyo aqoontaba ugudeeqa dadkiisa, waana in laga dalbo isaga keli ahoon laga baryin cid aan arrimahaas gacanta kuhaysan, maxaa yeelay, qofna ma bixin karo waxaannu hanan. Wuxuu sheegay llaahay dabeecaddaaadamigu leeyahay oo ah inuu mar kasta gefaf kudhaco, marka qof kii gefaa waa in uu llaahay cafiswarsado oo uu u toobad keeno, iidka toosannaraaco.waxaanu llaahay u ballanqaaday qof kiidembi-dhaaf warsada, iidka qumanna ku toosainuu cafin doono. waxaa kale oo llaahay inoo
sheegay inaan caasinnimada dadku llaahay waxbau dhimayn, xataa haddii uunkoo dhammi ku caasigaroobaan.Sidoo kale daacadda badan waxba llaahay ukordhin maayaan, xataa haddii uunkoo dhammiwada daacad taqi ah noqdaan, macnahoo ahkhalqiga llaahay waxna uma tari karaan waxna mayeeli karaan, llaahay isagaa dunida abuuray,waanu ka deeqtoon yahay sida lagu caddeeyeyaayado badan oo Qur'aanka ah, marka uunkuisagaa u baahan lfaahay, waxaana u roon in ayamarkiisa f uliyaan, si ay u gaaraan danahooda.Waxaa sidaa caddeeyey qowlka leh: "Haddiidadkoo dhan oo jinkuna la jiro qof kastana wuxuuka doono dunida i warsado oon dhammaantoodqof waliba siiyo wuxuu warsaday hantida llaahaywaxba ka dhimmi maayaan, sida aanay baddawaxba uga dhimayn haddii irbad la geliyo oo lagasoo saaro."Ugu dambeyntii xadiisku wuxuu sheegayaa indadka lagu abaalmariyo qof ba wuxuu fashay,marka qofkii ku gabood falay sharciga, hawada96
naf tiisana raacay waxaa loog u abaalgudayaacadaab. qofkiise amarka Rabbi raacay ee sharcigak u ca ma l-f alay, waxaa loog u abaalgudayaaJannada. Marka qofkii naar mutaysta ha canaantorraftiisa oo keli ah, maxaa yeelay, iyadaa kadh u misay jidka toosan.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. In dulmigu xaaraan YahaY;

2. Hanuunka waa in la warsado llaahay oo keli ah,asbaabtana lala yimaado sida salaadda, kuxirnaanta masiidka, akhrisashada qur'aanka iyoxadiiska nebiga (SCW),la xiriirka dadkawanaagsan sida culumada, akhyaarta, dadkalslaamka iyo siday kalimada Alla kor u ahaanlaheyd ku howlan lana ieclaado iwm ;

3. Khalqigu dhib iyo dheef midna llaahay magaarsiin karaan;

4. Dadka waxaa lagufas h ay;

5. Qofka Muslimka ahhanuunka, kheYrka,abaalmariyaa qofba wuxuuwaa in uu llaahay ka baryodembidhaafka iyo wuxuu
doonaba s€ aannu ka codsanin arrlmahaae cid aanwaxba uga tar€yn;

6. Qof ku waa in uu Alla uga mahadnoqonicmooyinka faraha badan ee aan la soo koobikarayn


logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

673627
Today
Yesterday
All days
115
841
673627
2024-09-08 01:58

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dd04aa4b9027159897841725760682
title_66dd04aa4ba5717279876791725760682
title_66dd04aa4bb847527407741725760682
title_66dd04aa4bcae3329689011725760682
title_66dd04aa4bde34458803741725760682
title_66dd04aa4bf0c6746725491725760682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dd04aa4d30816341259711725760682
title_66dd04aa4d44717893599491725760682
title_66dd04aa4d5ae9845050371725760682
title_66dd04aa4d6da4538538461725760682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com