ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“قل آمنت بالله ثم استقم”

عن أبي عَمْرو، وَقِيلَ: أبي عَمْرَةَ، سُفْيَانَ بْنِ عَبْدِ اللهِ رَضيَ اللهُ عَنه قَال: قُلْتُ: يا رَسُولَ الله، قُلْ لي في الإِسْلاَمِ قَوْلاً، لاَ أَسْأَلُ عَنْهُ أَحَداً غَيْرَكَ. [قَال: قُلْ: آمَنْتُ باللهِ ثُمَّ اسْتَقِمْ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADIISKA 21aad


QUMANAANATA


Waxaa laga weriyay Abuu Camar-waxaa sidoo kalela oran jiray Abuu Camra- Sufyaan ibn Cabdullaah,(Allaha ka raalli noqdee) inuu yiri:Waxaan ku iri Rasuulkii Alla (s.c.w.) "iigasheeg lslaamka eray aanan weydiin dooninqof aan adiga aheyn.Wuxuu yiri Nebiga (s.c.w.) Waxaaddhahdaa llaahay baan rumeeyay kaddibnaku toos jidka quman."Waxaa weriyay Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani waa laba eray oo aad u xeer ldheer,maxaa yeelay, lslaamkii baa intaas ku idif : In qofkullaahay rumeeyo sharcigana ku camalfalo, ku82
toosnaanta jidka quman waa in la f uliyo waxa laguamray, ka reebtoonto wixii lagaa reebay. qof kiiintaas laga helo ma jiro wax uga dhimanlslaam ni mad ii ,

FAA'IIDADA XADIISKA

1 . iimaanka ayaa ka horreeya camalfalka kale,

2. Ku sugnaanta iimaanka,

3. Ku toosnaanta jidka quman,

4. Hadalka gaaban oo lagu murtiyeeyo arrimo aadu xeeldheer


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1812011
Today
Yesterday
All days
658
981
1812011
2026-06-25 12:14

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3d1bc040e3c21420423751782389696
title_6a3d1bc040e9917510478821782389696
title_6a3d1bc040ef1882013251782389696
title_6a3d1bc040f458060582151782389696
title_6a3d1bc040f9916752613501782389696
title_6a3d1bc040fed12237792161782389696

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3d1bc050be715212811771782389696
title_6a3d1bc050c215303670321782389696
title_6a3d1bc050c6e20980516231782389696
title_6a3d1bc050cb817396751901782389696

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com