ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“أرأيت إذا صليت المكتوبات وصمت رمضان”

عَنْ أبي عَبْدِ اللهِ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللهِ الأنْصَارِيِّ رَضي اللهُ عَنهما أَنَّ رَجُلاً سَأَلَ رَسُولَ اللهِ صلى الله عليه وسلم فَقال: أَرَأَيْتَ إذَا صَلَّيْتُ الْمكْتُوباتِ، وَصُمْتُ رَمَضانَ، وَأَحْلَلْتُ الْحَلاَلَ، وَحَرَّمْتُ الْحَرَامَ، وَلَمْ أَزِدْ على ذِلكَ شَيْئاً، أَأَدْخُلُ الْجَنَّةَ ؟ قال: [نَعَمْ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADfISKA 22aad


WAHA JANNADA LAGU GALO


Waxaa laga weriyay Abuu Cabdullaah Jaabir ibnCabdullaah - al-Ansari (Allaha ka raalli nogdee):In nin weydiiyey Rasuulka llaahay (s.c.w.):Haddaan tukado salaadda oon soomoRamadaanka oon baneesto xalaasha ooniska reebo xaaraanta intaana aanan waxnaka siyaadin ma gelayaa Jannada? Wuxuuku jawaabay Nebigii (s.c.w.): Haa.Waxaa weriyay Muslim.
Macnaha aan ka reebtoonaado xaaraanta waa aanka dheeraado xaaraan oo idil.Macnaha baneysto xalaasha waa aan ku dhaqmowaxa xalaasha ah anigoo rumeysanxalaalnimadooda.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu inooga warramay waxa lagumuteysanayo Jannada taasoo ah in qofku gutowaajibaadka lagu farad yeelay kana dheeraadowaxyaalaha laga xaaraantimeeyay oo aad ugu yardunida sida Doofaarka, Khamrada iyo xaqa dadkakale, iyo inuu cuno wixii llaahay u xalaaliyay oo ahwixii ka soo haray xaaraanta.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Oogidda salaadda, soomidda,

2. Ka dheeraanshaha xaaraanta;

3. Ku dhaqanka xalaasha,4. ln camalka fiican lagu helayo Jannada


logo 2


Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

[yt_content_slider style="default" margin="10" transitionin="zoomIn" transitionout="fadeOut" arrows="yes" arrow_position="arrow-default" pagination="no" autoplay="yes" autoheight="no" hoverpause="yes" lazyload="no" loop="yes" speed="0.6" delay="4" ] [yt_content_slider_item src="images/Takrim1.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/Takrim5.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/takrim6.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/TAKRIM4.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/TAKRIM2.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/TAKRIM3.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [/yt_content_slider]

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

[yt_content_slider style="default" margin="10" transitionin="zoomIn" transitionout="fadeOut" arrows="yes" arrow_position="arrow-default" pagination="no" autoplay="yes" autoheight="no" hoverpause="yes" lazyload="no" loop="yes" speed="0.6" delay="4" ] [yt_content_slider_item src="images/som1.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/som2.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/som3.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [yt_content_slider_item src="images/som4.jpg" caption="no" ] [/yt_content_slider_item] [/yt_content_slider]

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com