ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“إذا لم تستح فاصنع ما شئت”

عن أبي مَسْعُودٍ عُقْبَةَ بن عمرو الأَنْصَارِيّ البَدْرِيّ رضي اللهُ عنه قال : قالَ رسُولُ الله صلى الله عليه وسلم: [إِنَّ مما أَدْرَكَ النَّاسُ مِنْ كَلامِ النُّبُوَّةِ الأولَى: إِذا لمْ تَسْتَحِ فاصْنَعْ ما شِئْتَ

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ


XADIISKA 20aad


XISHOODKA


Waxaa laga weriyay Abuu Mascuud Guqba ibnGamar al Ansaari Al Badri (Allaha ka raalli noqdee),lnuu yiri: Rasuulkii llaahay wuxuu yiri:Waxaa ka mid ahaa hadalladii laga soogaaray Nebiyadii hore: Haddii aadanxishooneyn fal waxaad doontid.Waxaa werivav Bukhaari.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka hadlayaa qiimaha weyn eexishoodku ku lahaa diinihii hore ee aadamigu kasoo dhaxleen Nebiyadii hore Nebedgelyo iyoNaxariisi kordooda ha ahaatee. Hadalka waxaalaga garanayaaa in nebi walba ummaddiisa kuwaanin jirey, Nebi Muxammedna (s.c.w.) wuxuu usheegay ummaddiisa in xishoodku ka mid yahayiimaanka. Marka xishood la'aan waa iimaan la'aan,ama xishood laawe waa iimaan f aawe, sidaaawgeed, xadiiskan waa haniabaad iyo goodin ujeedda qof ka xishoodka f ud udaysta, f anadareensinayo haddii uu fududeysto xishoodkaqiimaha uu ku leeyahay bulshada inuu hoos u dhicidoono, isla markaana ciqaab mudan doono, maxaayeefay, xishoodku waa xakamaha qofka kahortaagan xumaat ada, qallooca, sharaf -dhacaiyo dulliga.

FAII'IIDADA XADIISKA

1. Qiimaha weyn ee xishoodku ku leeyahaytaariikhda aadamiga,

2. Qofka aan xishoon kheyr laga sugimaayo,80
3. In xishoodku ka mid yahay anshaxa wanaagsanee dadka ku faano,

4, Goodiga ku dhacay xishood laawaha inuumudan doono ciqaab adag, maxaa yeelay marhaddii qofku xishoodka ka tago wuxuu ku kacayaadembiyo fool xun


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1812123
Today
Yesterday
All days
770
981
1812123
2026-06-25 13:37

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3d2f1d4fa0421210741601782394653
title_6a3d2f1d4fa5517761188401782394653
title_6a3d2f1d4faa14660845191782394653
title_6a3d2f1d4faec2141048481782394653
title_6a3d2f1d4fb378799007771782394653
title_6a3d2f1d4fb8210708954931782394653

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3d2f1d665501847562021782394653
title_6a3d2f1d6659e417506631782394653
title_6a3d2f1d665ea13024763231782394653
title_6a3d2f1d666356597087751782394653

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com