ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


” احفظ الله يحفظك”

عن أبي العَبَّاس عَبْدِ اللهِ بنِ عَبَّاسٍ رَضي اللهُ عنهما قال: كُنْتُ خَلْفَ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم يًوْماً، فقال: [ يا غُلامُ، إنِّي أُعَلِّمُكَ كلِماتٍ: احْفَظِ اللهَ يَحْفَظْكَ، احْفَظِ اللهَ تَجِدْهُ تُجاهَك، إذا سأَلْتَ فاسْأَلِ اللهَ، وإذا اسْتَعنْتَ فاسْتَعِنْ باللهِ، واعْلَمْ أنَّ الأُمَّة لَوِ اجْتَمَعَتْ على أَنْ يَنْفَعُـوكَ بِشَيءٍ لَمْ يَنْفَعُوكَ إلا بِشَيْءٍ قدْ كَتَبَهُ اللهُ لَكَ، وإن اجْتَمَعُوا على أن يَضُرَّوكَ بِشيءٍ لَمْ يَضُروكَ إلا بِشَيءٍ قَدْ كَتَبهُ اللهُ عَلَيْكَ، رُفِعَتِ الأقْلامُ وَجَفَّتِ الصُّحُفُ

رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ

وَفِي رِوَايَةِ غَيْرِ التِّرْمِذِيِّ

 احْفَظِ اللهَ تَجِدْهُ أَمَامَكَ تَعَرَّفْ إِلى اللهِ فِي الرَّخَاءِ يَعْرِفْكَ فِي الشِّدَّةِ واعْلَمْ أَنَ مَا أَخْطَأَكَ لَمْ يَكُنْ لِيُصِيبَكَ وَما أَصَابَكَ لَمْ يَكُنْ لِيُخْطِئَكَ وَاعْلَمْ أنَ النَّصْرَ مَعَ الصَّبْرِ وَأَنَّ الفَرَجَ مَعَ الكَرْبِ وَ أَنَّ مَعَ العُسْرِ يُسْرَاً


HADITHI YA 19


GARGAARKA ALLA


Waxaa laga weriyay Abuu Cabbaas Cabduflaah ibnCabbaas (Allaha ka raalli noqdee), inuu yiri:,'+r']i -# lrr, ,j_'tytl*t ,pi .jl 'j;74

Anigoo daba socda Nebiga (s.c.w.) maalinayuu i yiri: dhageyso wiilyahow waxaan kubarayaa ereyadan; llaahay dhowr isagunawaa ku dhowrayaa, llaahay dhowr waxaadka heli doontaa hortaada. Haddii aad waxbaryeysid llaahay bari, haddii aad gargaardooneysid lfaahay gargaarso. Ogow haddiiummaddoo dhan isugu tagto iney wax kuutarto waxaan Alla kuu qorin kuuuma qabankaraan. Haddii ay isugu tagaan iney dhib kugaarsiiyaan kuma gaarsiin karaan wax aanlag u u qorin, qaf inkii waa la rafacay,anqaastii xaanshiduna wey qallashay.Waxaa weriyey Tirmidi waana xadiis Xasan, saxiixah.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka hadlayaa sidii leysugukalsoonaan lahaa llaahayna loo cuskan lahaa.Haddii qofku xafido amarka llaahay faray isaganailaahay baa ka xafidaya musiibooyinka dunida ku
baahsan, macnaha waa haddii aad raacdid jidkatoosan ee llaahay iideeyay waxaad kabadbaadeysaa balaayooyinka badan ee ka dhashabaadinimada iyo ku xadgudubka sharciga. Wuxuutaray Nebiga (s.c.w.) qof kasta inuu ilaaliyosharciga llaahay si uu uga helo hortiisa arrimihiisaoo llaahay u irrido bixinayo, waxaana lagu sheegayAayad Qur'aan ah in ninkii llaahay ka cabsadaarrimihiisa loo sahlayo, ciriirigana llaahay kasaarayo, meel uusan wax ka fileynna lagairsaaqayo.Marka haddii llaahay kuu ballan qaaday inuuarrimahaaga fulinayo waa inaad isaga weydiisataamuraadkaada, marka wax la weydiisanayo keligiiweydiiso. Haddii arrimaha aad warsaneysaa yihiinkuwa llaahay la kelida yahay sida risqiga, ilmaha,cumri dhirirka, cudur qaadidda, roobka i.w.m.Haddiise waxaad codsaneysaa yahay'arrimahadadka dhexdiisa isa-siin karaan sida maacuunkaiyo waxyaalaha aadamiga llaahay awoodda usiiyay ee uu bixin karo waa la weydiisan kdraa
arrinkaa qotkii wax ka qaban kara. Markaadsegashid meel halis ah oo llaahay keligi wax ka qabankaro sida markaad geshid meelo aad khatar u ahsida doon badda ku maashootay oo kale ama dabk u kacay dayu urad ci rka socota iyo m usi ibooyi n kallaahay oo keliya loo sheegan karo waa inaadflaahay keligi gargaar warsatid, maxaa yeelaywaxyaalaha ka baxsan awoodda aadamiga waa inllaahay la warsado.Waxaa kale oo xadiisku caddeynayaa in dhib iyodheefba llaahay hayo keligi, dadkuna waxba gelikareyn waxna kuu tari kareyn haddii aan llaahayhoray kuugu qorin, wixii llaahay kuu qorayna horeayey u dhigan yihiin marka waxaa laga rabaa qofkainaanu waxba u habranin ama aano cabsanin eewaa inuu ku dhaqaaqo wixii uu xaq u garto isagooku kalsoon llaahiisa oo isaga qura cuskanaya kanagargaar dalbaYa.

FAA'IDADA XADIISKA

1. Qofkii xafida sharciga llaahay inuu sharta kaxaf id ayo,

2. Qof kii llaahay isku halleeya isagaa uiid bixi naaya,

3. Qofkii cid baryaya waa inuu llaahay baryoisagana gargaar weydiisto,

4. Waa in qofku ogaado inaan cidna ka baajinkareyn wixii loo qoray cidnana u diidi kareyn wixiiloo calfay,

5. Camalka wanaagsan wuxuu ka badbaadiyaaqofka musiibooyinka,

6. Waa in qof ku ku kalsoonaado naftiisa kunatiirsado lfaahiisa keligi


logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Feed not found.

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1144253
Today
Yesterday
All days
597
1212
1144253
2025-07-30 12:49

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_688a14ec68eab15228602661753879788
title_688a14ec68f7c18624465191753879788
title_688a14ec6904617317994761753879788
title_688a14ec6910d10555755291753879788
title_688a14ec691db19727697541753879788
title_688a14ec692a1161836701753879788

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_688a14ec69f8019279669631753879788
title_688a14ec6a04e17836809471753879788
title_688a14ec6a1196030213021753879788
title_688a14ec6a1eb16508931771753879788

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com