196- {Subxaanakallaahunna wa bixamdika ash-hadu an laa ilaaha illaa anta
astaqfiruka wa atuubu ilayk}
“allow xumaan waad ka hufantahay
mahadna adaa leh, waxaan qirayaa
inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo
adiga mooyee, dambi dhaaf ayaan ku
weydiisanayaa ,waana kuu toobad
keenayaa”.
86.Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay
hakuu dambi dhaafo.
197- “adigana ilaahay hakuu dambi
dhaafo”.
87. Ducada qofka kuu sameeya
wanaag(macruuf).
198-{jasaakallaahu khayran}» ilaahay
khayr ha kugu abaalmariyo>>.
88- Waxa uu kaaga reebayo ilaahay (fitnada) masiixi-dajaalka.(dajaal cawar).
199- {qofkii xafida toban aayadood oo
kamida billowga suurada alkahfi , waa
laga ilaaliyay dajjaal cawar fidnadiisa}.
Waxaa kaloo kaa ilaalinaya dajaal
cawarka U magan-galka aad uga magan
gasho ilaahay fidnadiisa salaad kasta
ataxiyaatkeeda danbe.
89- Ducada qofkii kugu dhaha ilaahay
dartii ayaan kuu jecelahay.
200- {axabbakalladii axbabtanii lahu}
“haku jeclaado allihii dartiis aad ii jeclaatay”.
90. Ducada qofka kuu bandhiga xoolihiisa.
201- { Baarakallaahu laka fii ahlika wa
maalika}
<> ilaahay ha kuu barakeeyo ehelkaaga
iyo hantidaadaba>>.
91.Ducada loogu duceeyo qofka daymiya
marka loo gudayo (daynka).
202- { Baarakallaahu laka fii ahlika wa
maalika innamaa jazaaussalafi alxamdu
wal adaau}.
< ilaahay ha kuu barakeeyo ehelkaaga
iyo hantidaadaba, abaalka daynku waa
)170(
mahadnaq iyo gudid>>.
92. Ducada ka cabsiga shirkiga.
203- { allahumma innii acuudu bika an
ushrika bika wa anaa aclamu, wa astaqfiruka limaa laa aclamu}
< allow anigu waxaan kaa magan
galayaa inaan kuu shariik yeelo anigoo
ogsoon, waxaana dambidhaaf kaa
waydiisanayaa waxa aanan ogayn>> .
93-Ducada qofka ku yiraahda ilaahay
haku barakeeyo.

204- {wa fiika baarakallaahu}.
< adigana ilaahay haku barakeeyo > .

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1811881
Today
Yesterday
All days
528
981
1811881
2026-06-25 10:39

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3d057e6231313622061431782383998
title_6a3d057e6236513996560081782383998
title_6a3d057e623b319981521901782383998
title_6a3d057e623ff21446320041782383998
title_6a3d057e6244b1398171591782383998
title_6a3d057e624964735792721782383998

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3d057e72a8b5312122081782383998
title_6a3d057e72adb900720451782383998
title_6a3d057e72b226221920431782383998
title_6a3d057e72b6e14960336381782383998

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com