ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"يا ابن آدم إنك ما دعوتني ورجوتني"

عن أنس رضي الله عنه قَالَ: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وآله وسلم يَقُولُ: [قَالَ اللَّهُ تَعَالَى: يَا ابْنَ آدَمَ إِنَّكَ مَا دَعَوْتَنِي وَرَجَوْتَنِي غَفَرْتُ لَكَ عَلَى مَا كَانَ مِنْكَ وَلاَ أُبَالِي. يَا ابْنَ آدَمَ لَوْ بَلَغَتْ ذُنُوبُكَ عَنَانَ السَّمَاءِ ثُمَّ اسْتَغْفَرْتَنِي غَفَرْتُ لَكَ . يَا ابْنَ آدَمَ إِنَّكَ لَوْ أَتَيْتَنِي بِقُرَابِ الأَرْضِ خَطَايَا ثُمَّ لَقِيتَنِي لاَ تُشْرِكُ بِي شَيْئًا لاَتَيْتُكَ بِقُرَابِهَا مَغْفِرَةً

رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ


XADIISKA 42aad


KHATARTA SHIRKIGA


Waxaa laga weriyey Anas (Allaha ka raaf li noqdee)in uu yiri: Waxaan maqlay Rasuulkii llaahay (s.c.w.)oo leh:Wuxuu yiri lfaahay: Ina Aadamow intaad iiyeeraysid oo aad iga raio qabtid waan kuudhaafayaa wixii dembiyo kaa dhaca,anigoon u dan gelin badnaantooda iyoxumaantooda. Ina Aadamow haddiidembiyadaadu cirka taabtaf,h, kaddibnaaad i weydiisato dembi-dhaat waan kuudembi dhaafayaa. Ina Aadamow haddii aadiila timaaddid dhulka muggiis oo dembiyoah; kuna dhimatid adigoon ii shariik yeelin,cibaadada, hoggaansanka, iyo maqalka cidF- o/t ; rrcir kf t
kale ila wadaajin, waxaan ku siinayaadhulka muggi oo dembi dhaaf ah."Waxaa weriyey at-Tirmidi oo yiri waa Xadiis Xasanoo saxiix ah.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu inoo caddeynayaa khatarta iyohalisnimada shirkiga iyo sida llaahay ugu geesigelinayo dadka in ay ka soo noqdaan gafafkoodaugana towbad keenaan.Dembiga waxaa loola jeedaa ku xad-gudubkaqodob ama qodobbo ka mid ah Sharciga fslaamka.Asalka dembi kastana kama baxsana saddex nooc:

1) Ku xad-gudub wax llaahay xaaraantinimeeyeyin la falo sida ku xadgudubka xuguuqda dadka,xoolahooda iyo sharafkooda ama ku xadgudubkaxuquuqda llaahay sida inaad cid wax la wadaajisidisagoo keli ahaan u yeeshay abuurka iyo
maamulka kownka, ahna midka qura ee xaq u leh inla raaco, loo hoggaansamo ee wuxuu amray lagufartoomo, wixii uu reebayna laga reebtoomo.

2) Gudasho la'aanta waajibaadka llaahay f araysida salaadda, sekada, soonka, xajka,dhowritaa-nka xuquuqda waalidiinta,inay dumarka xidhaanmaryo oogadooda wada astura oo ay ka xijaabtaangayaankooda, inay is dhex gelin, isku dhafnaansida xoolahii, ragga iyo duma'rka is gaya ee aanguur xalaal ah ka dhaxeyn iyo arrimaha kale eeHabbi ama rasuulkiisii ina fareen ee laga heli karoqur'aanka kariimka ama sunnada rasuulka (SCW).

3) U-gudashada waajibaadka si aan sharcigufarin, sida bidcada oo ah in lagu daro sharciga waxaan llaahay iyo Rasuulkiisu midna jideyn.Haddii si kafe loo fiiriyo cidda xuquuqda laguxadgudbayo iska leh, waxaad arkays4a in ay gaaryihiin xuquuq llaahay sida cibaadada, qaarna ayaadamigu iska f eeyihiin, marka dembiga f agusheegay Xadiiskan ee llaahay dhaafayo marka lagatoobad-keeno waa kuwa llaah"y, faakiin,
xuquuqda aadamiga waa in qofku gudo marka uutoob ad -kee n o.Xadiisku wuxuu caddeeyey qofkii ku dhintadembiyo aanu ka toobad-keenin, ha yeesheemarkaa u dhimanayey llaahay u hoggaansanaa, kumideynayey maqalka iyo adeecidda, kitaabkuu soodejiyey iyo nebiguu soo diray dhab u raacsanaa,shirki nooc iyo waji u yeeshaba ka fogaa in llaahayqofkaa shirkiga ka marnaa wixii dunuub kale kadhacay dhaafi doono, ama ka goyn doono.Hafkaana waxaa ka muuqda in qofkii ku dhintashirki inaan llaahay u dhaafayn dembigiisa ee famarin doono ciqaabta uu mudan yahay, fagunawaarinayo, maxaa yeelay, wuxuu Nebigu Xadiiskale ku sheegay in dembiga Sadamigu galoshirkigu ugu weyn yahay. Aayad Qur'aan ah oo kujirta Suuradda an-Nisaa, aayaddeeda 116aad,waxaa lagu sheegay in f laahay qofkuu doono u udembi dhaafi doono, laakiin, ninkii llaahaycibaadada oo noocyo iyo wajiyo badan cid kale lawadaajiya aanu u dembi dhaafi doonin. Marka silooga digtoonaado dembigaa qofka gafsiinaya'
dem bi-dhaaf ka Alla waa in la barto waxa u u yahaysi aan loogu dagmin.Shirkigu asal ahaan waa wadaajin sida loowadaago caanaha, cuntada iyo xoolaha,shirkigana waxaa loola jeedaa in xaqa llaahaygaarka u ah lala wadaajiyo cid khalqigiisa ah.Waxaa waaiib ku ah dadka in ay Alle keligicaabudaan. Tusaale ahaan, haddaad salaadda utukato in lagugu ammaano ama aad sadaqada ubixisid in lagugu faaniyo, ama wax ilaahay lagabaryo ood cid kale la baridid ood tiraahdid llaahayiyo Hebelow arsaaq i siiya ama ilmo i siiya amadarajo i siiya i.w.m., ffiflrna ma bannaana in llaahaycid kale lagu ladho, maxaa yeelay, ma iirto cid kaleoo wax la wadaagta.Nebiguna (s.c.w.), isagoo dadka uga digaya sidashirkigu ugu dhuunto camalka, ayuu yiri shirkiguwaa ka dhuuman og yahay Qur'aansho madow oohabeen gudcur ah ku ko socota dhagax sallax ahoo siman,marka Qur'aanshada sidaas ah,
shanqarna aan lahayn laga maqli karo, sidaas ookafe ayuu shirkigu ugu dhuuman karaa camalkaqof ka.Haddaba taasi waa in ay ku xambaarto qof kamuslimka dhabta ah digtoonaan iyo feeiignaan, siuu uga badbaadiyo cibaadadiisa in shirki soo galoama ku dheehrno, marka qot kasta isagaa kamas'uuf ah siduu shirkiga isaga ilaalin lahaa.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Wuxuu xadiiskani faa'ideynayaa in qof kii kudhinta dembi aan shirki ku jirin llaahay u naxariisandoono, xataa haddii lagu ciqaabo dembiyadaqaarkood, inuu janno ku dambeyn doono sida aysheegeen xadiisyo kale.

2. Ninkii ku dhinta dembi shirki ku jiro isagullaahay ka sugi maayo naxariis sida lagu sheegayAayad Qur'aan ah oo ku jirta SuuraddaAl-Baqara, oo micnaheedu yahay ninkii llaahay ushiriig yeela ama xaq llaahay cid kale ku ladha in
jannada laga xaaraantinimeeyey, hoygiisunanogon doono naarta, oo meel hoog ah. llaahay hainnaga badbaadiyo.


logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

673618
Today
Yesterday
All days
106
841
673618
2024-09-08 01:43

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dd0122ae4d75747415321725759778
title_66dd0122ae5b314551700251725759778
title_66dd0122ae68721419433521725759778
title_66dd0122ae75b6160228341725759778
title_66dd0122ae844151499771725759778
title_66dd0122ae9205582904921725759778

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dd0122af6cb4359811801725759778
title_66dd0122af7b111541566011725759778
title_66dd0122af88810104429161725759778
title_66dd0122af95c1495719081725759778

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com