ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


 "إن الله تجاوز لي عن أمتي الخطأ والنسيان"

عَن ابْنِ عَبَّاسِ رَضِيَ الله عَنْهُما: أن رَسُوَل اللهِ صلى الله عليه وسلم قَالَ : [إنَّ الله تَجاوَزَ لِي عَنْ أُمَّتي: الْخَطَأَ، والنِّسْياَنَ، وَمَا اسْتُكْرِهُوا عَلَيْهِ
حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَاهُ ابْنُ مَاجَهْ وَالْبَيْهَقِيّ وَغيرهما


XADIISKA 39aad


XAALADAHA AAN Q OFKA LOOOABANAYN DEiIBIGA UU FALO


Waxaa laga weriyey ibn Cabbaas (Allah ka raallinoqdee), in uu yiri Rasuulkii llaahay (s.c.w.):llaahay wuu ka dhaafay ummaddiisagafafka aan ula kaca loo falin, hilmaankaiyo waxa lagu qasbay."Waa xadiis Xasan ah, waxaa weriyey lbnu Maajihal-Beyhaqi iyo kuwo kafe

SHARAXA

Qof ka dembiga f agu ciqaabayo vyaa in uuqaan-gaar yahay oo caqligiisa qabo, oo uu kas iyomaag u falo dembiga ama waajib uu ka tago.Haddiise saddex arrimood midkood ku dhacdo rooqaban maayo dembigii,seddexdaa arrimood ookala ah:
1. Haddii si aan ula-kac lahayn uu dembiga kugalo;

2. Haddii isagoo hilmaansan ama jaahil ka ah infalkaasi dembi yahay uu dembiga galo;

3. Haddii lagu qasbo in uu dembiga falo'Saddexdaa xaalo midna lagu ciqaabi maayo qofltadembiga uu la yimaado amase waa laga catinayaa.Marka waxaan ka garan karnaa halkaas in qofkadembiga lagu ciqaabayaa yahay midka uu qofkuawood iyo karti u teeyahay kas iyo ogaalna u galo.

FAA'IDADA XADIISKA

1. Xaaladaha aan lagu ciqaabeyn qofka dembigauu galo;2. Qofltu wuxuu ku qaadayaa mas'uuliyadda waacaq ligiisa;
3. Waxa ka mid ah xaaladaha aan qofka loociqaabin dembigiisa waallida, caruurnimada iyoxaaf ad kasta oo qofka caqligu kaga maqan yatmysababo awsddiisa ka baxsan, haddiise uiltcryfigni sk a s u uf i yo i k h tiyaa rk i i sa de m b i g i,l ilrarna d h aca;ym


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1811671
Today
Yesterday
All days
318
981
1811671
2026-06-25 06:22

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3cc90ce101520224187291782368524
title_6a3cc90ce10649098096691782368524
title_6a3cc90ce10af9393537861782368524
title_6a3cc90ce10fa18534918731782368524
title_6a3cc90ce114516970586791782368524
title_6a3cc90ce11905183039511782368524

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3cc90cf1d5f7337634221782368524
title_6a3cc90cf1db3405217341782368524
title_6a3cc90cf1e014416575111782368524
title_6a3cc90cf1e4d3856241251782368524

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com