ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


"من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب"

عن أبي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قال: قال رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم : [إنَّ الله تَعالَى قَال : مَنْ عَادَى لي وَلِيّاً فَقَدْ آذَنْتُهُ بِالْحَرْبِ، وَمَا تَقَرَّبَ إلَيَّ عَبْدِي بِشَيْءٍ أَحَبَّ إلَيَّ مِمَّا افْتَرَضْتُهُ عَلَيْهِ، وَلا يَزَالُ عَبْدِي يَتَقَرَّبُ إلَيَّ بِالنَّوَافِلٍ حَتَّى أُحِبَّهُ، فإذَا أَحْبَبْتُهُ كُنْتُ سَمْعَهُ الَّذِي يَسْمَعُ بهِ، وَبَصَرَهُ الَّذِي يُبْصِرُ بهِ، وَيَدَهُ الّتي يَبْطِشُ بهَا، وَرِجْلَهُ الّتي يَمْشي بِهَا، وَلَئِنْ سَأَلِني لأعْطِيَنَّهُ، ولَئِن اسْتَعَاذَنِي لأُعِيذَنَّهُ 
رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ


XADfISKA 38aad


OOFKA COLAADIYA iIU'iIINIINTAJIDKA ILAAHAY KU TOOSAN


Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (Allaha ka raallinoqdee), in uu yiri Basuulkii llaahay (SCW) wuxuuyiri
lllahay baa yiri qofkii colaadiya qof mu'minah ee ii hoggaansan ha u darbado dagaal.Waxa addoonkeygu uu iigu soo dhowaado,waxaan ugu jecelahay wixii aan ku waajibyeelay, wafiba addonka fiican waa kii kudadaala waajibka dabadi la imaanshahasunnada, marka sifaada faga heloaddoonkeyga wuxuu muteysan inaan dhabu sii jeclaado, haddii aan jeclaadonawaxaan u noqonayaa dhegaha uu wax kumaqlo, indhaha uu wax ku arko, gacanta uuwax ku qabsado iyo lugaha uu ku socdo,haddii uu wax i warsado waan siinayaa,haddii uu i magan-galona waanmagen -gelinayaa.[Waxaa weriyey Bukhaari]

SHARAXA

xadiiskani wuxuu ka hadfayaa dhowr arrimood ookala ah: sida llaahay ugu hiilinaayo Awliyadiisa,waxyaalaha llaahay loogu dhowaanayo, iyo kuwa
uu ltugu jeclaanayo, qof ka guta waaiibka iyosunnada sida llaahay ugu gargaarayo.Wuxuu xadiisku caddeeyey qofkii colaadiya qofllaahay weli u yahay in llaahay la daggallamayo.Marka qofkii u bareera dagaalka llaahay isagaayagaan na sid uu isaga dhici nayo. Dad ka llaahayweliga u yahay waa mu'miniinta dhabta ah, sida aycaddaysay aayada 258 ee Al-Baqra oo leh:(llaahay baa weli u ah dadka isaga rumeeyey),wuxuu kaloo sheegay xadiisku in wax llaahayloogu dhowaado uu ugu jecel yahay in la fuliyowixii uu faray. Weliba addoonka fiican waa kii ugudhowaada Rabbigiisa camalka sunnada ah, si uullaahay u jeclaado.Qofkii llaahay jeclaado wuxuu u noqonayaa indho,dhego, gacmo iyo lugo. Qofkii llaahay sidaa unoqdana dhegahiisa waxaan flaahay raalli kaahayn ku maqli maayo, indhihiisunh ku dhicimaayaan waxaan khayr ahayn, gacantiisana kufidin maayo waxaan wanaag ahayn, lugihiisanaugu tallaabsan maayo meel aan khayr ku iriin,
macnaha laxaadkiisa waxaan camal khayr ahaynku qaban rnaayo, kaasoo ah wax isaga amamuslimiinta kale wax u taraya oo dheef u soojiidaya ama d hib ka saa raya ama camal kale oo waxu taraya.Qofkii xaalkiisu sidaa noqdo wuxuu llaahay kabaryo wuu helayaa haddii llaahay magan galo,waxa kasto oo jira oo xumaan ah waa ka rnagan-gelinayaa, qofkii llaahay magan-geliyana wuxuuku jiraa guri ammaan ah, cid kale ee uu kabaqayana ma jirto.Marka wax xumaan ah ama dhibaato ah la kulmimaayo qof kii ku guuleysta imtixaanka adag ee ahin la f uliyo faradka lfaahay iyo sunnayaasha.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Qofka mu'minkamudanayo;

2. Waxa llaahay loogucolaadiya ciqaabta uudhowaado waxaa uu fadli
badan hirgelinta sharciga lslaamka iyo kudhaqankiisa;

3. Qofkii waaiibaadka guta, sunnadana ku darasida llaahay ugu gargaarayo, ducadiisana looaqbalayo


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1714130
Today
Yesterday
All days
1652
2353
1714130
2026-05-11 20:47

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a02404c7622620104339611778532428
title_6a02404c7627820899980071778532428
title_6a02404c762c114125513911778532428
title_6a02404c7630c13711178451778532428
title_6a02404c7635817256818971778532428
title_6a02404c763a416060844961778532428

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a02404c8b06412524652161778532428
title_6a02404c8b0b414011238361778532428
title_6a02404c8b10011289335381778532428
title_6a02404c8b14c2318792061778532428

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com