ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


"كن في الدنيا كأنك غريب أو عابر سبيل"

[ عن ابنِ عُمَرَ رضي اللهُ عنهما قال: أَخَذَ رسُول اللهِ صلى الله عليه وسلم بِمَنْكِبيَّ فقال : [ كُنْ في الدُّنْيا كأنَّكَ غَرِيبٌ، أو عابرُ سبِيلٍ

وكانَ ابنُ عُمَرَ رَضي اللهُ عنهما يقولُ: إذا أمْسَيْتَ فلا تَنْتظِرِ الصبَّاحَ، وإذا أصْبَحْتَ فلا تَنْتَظِرِ الَمسَاءَ، وخُذْ مِنْ صِحَّتِكَ لِمَرضِكَ، ومِنْ حَياتِكَ لِمَوْتِك

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ


XADIISKA 40aad


IAAH LAYSKU HILIIAAIIIN DUHIDA


Waxaa laga weriyey ibn Gumar (Allaha ka raallinoqdee),in uu Yiri:Rasuulkii llaahay ayaa garabka iga qabtayoo yiri:Ku ahow dunida sidii nin marti ah amasocoto ah", ibn Cumar(isaga iyo aabbihabailaahay ha ka wada raalli noqdee), wuxuuoran jirey haddii aad galbaysato ha suginwaaberiga, haddii aad waabariisatona hasugin galabnimada, intaad fayowdahay usahay-qaado cudurka, intaad nooshahayo'.
wax u hormarso dhimashada. [Waxaa weriyey Bukhaari]

SHARAXA

Waxaa jira in qof kasta oo ku nool dunida og yahayin uu ka tegi doono, laakiin, gof na ma oga waqtigauu ka tegayo, waxaa kaloo jira in qofka muslimkaah og yahay in dunidu tahay beerta aakhiro,qofkuna goosan doono wuxuu beerta'a kuabu u rtay.Xadiiskani wuxuu innagu baraarujinayaa inaanmaalinta aan joogno wixii aan qabsan karno aanfulinno oo aynaan dib u dhigin, sababtoo ah mahubtid inaad berri gaari doonto. Marka qofkii laguyiraahdo berri shaqo laguuma hayo ee maantawaxaad shaqaysato ayaad berri ku noolaanaysaa,waxaa hubaal ah in uu shaqada laban laabi lahaa.Sidaa awgweed waa inaan waqti iska lumin eeifbiriqsi kasta ka taa'iideysanno waqtigeenna166
qaatiga ah, kuna tebinno falal wax inoo tara if iyoaakhiraba. Waxaannu innooga digay inaan dib udhigno ficil aan maanta fulin karno.Tusaale ahaan, intaad is-tiraahdo berri ayaadtowbad keeni doontaa, berri ayaad salaad billaabidoontaa, berri ayaad wax sadaqaysan doontaa,berri ayaad aasaasi doontaa masaajid, dugsi,warshad ama wax kale oo bulshada wax u taraya.Marka wuxuu xadiisku ina farayaa haddii aadsubax joogtid lama hubo inaad galabta gaareysid,haddaad galab ioogtid fama hubo inaadwaabariisanayso, marka ficilka kheyrka ah eemaanta aad qaban karto dib ha u dhigin.Xadiis kale wuxuu sheegayaa inaan qofkuseexannin ilaa dardaarankiisu barkinta ugu hoosjiro, sababtoo ah haddii aadan sidaa yeelin oo tiiAf le kuu timaado lama garan karo xaqe laguuguleeyahay iyo kan kaa maqan mid na. Xadiis kalewuxuu ahaa haddii adigoo talfaalaya geedwax tarleh saacaddu kacdo oo aad ka gaarsiin kartotallaalka geedkaas tallaal, maxaa yeelay, ficilkaaaad gacanta ku hayso Laftiisa ayaa lagaa aiarsiinayaa. rcT
Cabdullaahi lbnu Cumar, wuxuu dadka ku waaninjirey in ay camal fashaan intay fayow yihiin iyo in aywax wanaagsan u hormarsadaan aakhiro intaynolosha if ka k u raaxaysanayaan.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Inaan leysku halleyn adduunyada;

2. In fayoobida looga faa'iideysto jirrada;

3. ln aakhiro loo hormarsado wax ku anfaca;

4. In lagu degdego towbada oo aan dib loo dhigin;

5. ln saacad kasta loo diyaar-garoobodhimashada;

6. Inaan waqtiga hal ilbiriqsi leyska dhumin oolooga faa'iideysto in la qabsado wax ku anfacaya if' iyo aakhiraba


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1703086
Today
Yesterday
All days
1511
1961
1703086
2026-05-06 18:00

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69fb81be29cf54981427781778090430
title_69fb81be29d4712602966591778090430
title_69fb81be29d9319350183081778090430
title_69fb81be29ddf7699307031778090430
title_69fb81be29e2a7166974321778090430
title_69fb81be29e756980930591778090430

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69fb81be4462c19688019381778090430
title_69fb81be4468415023898021778090430
title_69fb81be446d318769232651778090430
title_69fb81be447236688520061778090430

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com