ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


"إن الله كتب الحسنات والسيئات" 

عَن ابْنِ عَبَّاسٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُمَا عَنِ النبي صلى الله عليه وسلم فِيْمَا يَرْوِيْهِ عَنْ رَبِّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالى أَنَّهُ قَالَ

إِنَّ الله كَتَبَ الحَسَنَاتِ وَالسَّيئَاتِ ثُمَّ بَيَّنَ ذَلِكَ؛ فَمَنْ هَمَّ بِحَسَنَةٍ فَلَمْ يَعْمَلْهَا كَتَبَهَا اللهُ عِنْدَهُ حَسَنَةً كَامِلَةً،وَإِنْ هَمَّ بِهَا فَعَمِلَهَا كَتَبَهَا اللهُ عِنْدَهُ عَشْرَ حَسَنَاتٍ إِلَى سَبْعِمائَةِ ضِعْفٍ إِلىَ أَضْعَاف كَثِيْرَةٍ. وَإِنْ هَمَّ بِسَيِّئَةٍ فَلَمْ يَعْمَلْهَا كَتَبَهَا اللهُ عِنْدَهُ حَسَنَةً كَامِلَةً،وَإِنْ هَمَّ بِهَا فَعَمِلَهَا كَتَبَهَا اللهُ سَيِّئَةً وَاحِدَةً
رَوَاهُ البُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ في صَحِيْحَيْهِمَا بِهَذِهِ الحُرُوْفِ


XADIISKA 37aad


DEEQSINIiIADA ILAAHAV


Waxaa laga weriyey ibn Cabbaas (Allaha ka raallinoqdee), in uu ka weriyey Rasuulkii llaahay in uuyiri: Wuxuu llaahaY Yiri:llaahay baa qoray sa"maanta iyoxumaantaba, kaddibna wuu kalacaddeeyey, marka qofkii isku daya in uusamaan falo oo aan falin, waxaa looqorayaa llaahay agtiisa samaan dhan.Qofkii isku daya in uu samaan falo ee fala,#Y#j1r;r:t',* fur'iwu,'ibl'L
waxaa looga qorayaa llaahay agtiisa 1(xasano ilaa 700 jibbaar iyo wax ka sii badanQofkii isku daya in uu xumaan sameeyo e€aan falin, waxaa looga qorayaa f laahayagtiisa wanaag dhan, hadduu isku dayo ocuu falo waxaa loo qorayaa xumaan keli ah.'Waxaa weriyey Bukhaari iyo MuslimBal fiiri walaalow -llaahay xaga ha ina waafajiyee.naxariistiisa weynaanteeda, u f iirso erayadaas(agtiisa) waa tilmaan sida llaahay u daryeelaycdadkiisa, ereyga (dhan) waa adfceyn; iyo daryeef idxoog leh. Wuxuu yiri, xumaanta qofkii isku daya eeka Joogsada waxaa loo qorayaa xasano dhan,waxaa f agu adkeeyey ereyga dhan, haddii uu falaxumaantii waxaa loo qoray (hal) xumaan oo keli ah,waxaa lagu adkeeyey yaraanteeda hal ee lagumaadkeyn (dhan)( sida xasanada. llaahay baa mahadleh, ceebna ka fog, mana koobi karno ammaantiisa.

SHARAXA

Waxaa jira in llaahay ku abuuray dunida xumaaniyo samaanba, isla markaana kala caddeeyey midkasta jidka loo maro, dadkana awood u siiyey in aykala doortaan labadaa iid qof ba kuu rabo,haddana, loo caddeeyey qof kasta iidka uu maroabaalgudkiisa oo ah jidka xun in Naar faguabaalmarinaayo; ltan toosanna Janno lagumutaysanayo,marka xadiiskani arrintaas si fiicanayuu inoogu caddeeyey.Wuxuu caddeeyepiduu llaahay addoomihiisa uguroon yahay, wixii wanaag ah waa toban iibbaar amain ka badan, wixii xumaan ah ee inta leysku dayolaga joogsado waxaa loogu abaal-guday wanaag,iyadoo ka joogsiga xumaanta lagu geesinnimogelinayo, foona fududeynaayo in uu jidkawanaagsan raaco. Xumaantii uu sameeyeynawaxaa loogu abaalmariyey hal ciqaab oo keliya oof ama laba laabin sidii wanaagga loo boqollaaljibbaaray.Marka qof ka garaadlaha ah ee dhiifoon waa in uuka faa'iideysto nicmada llaahay inoogu roonaadayintaan waqtigu dhaafin oo uu la yimaado camal
fiican oo fara badan si loogu boqollaal jibbaaro.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. lsku dayga wanaagga waxaa lagu helayaa ajar;

2. Camalka wanaagsan waa kan waxtara, waanakan la boqollaal jibbaarayo;

3. Ka joogrsiga dembiga lagu fekeray ee aan la falin,waxaa lagu helaayaa ajar;

4. Deeqda llaahay oo aan xad lahayn;

5. In lagaga daydo llaahay sida dadka looguabaalgudo, oo qofkii wanaag fala uu helo abaalgudwanaagsan, qofkii xumaan ku kacana faguabaalmariyo in xumaantiisa wax ku eg, oon laguxad-gudbin, haddii aan fayska cafinba, si loogugeesinimo geliyo in uu ka noqdo jidka qalloocan oouu ku soo darsamo dadka toosan.


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1568681
Today
Yesterday
All days
544
1426
1568681
2026-03-05 10:21

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69a9590c5da599296086061772706060
title_69a9590c5dac317410737281772706060
title_69a9590c5db153165641331772706060
title_69a9590c5db6116457365201772706060
title_69a9590c5dbac21316399121772706060
title_69a9590c5dbf811960570211772706060

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69a9590c6d6ba12315607651772706060
title_69a9590c6d70913343749851772706060
title_69a9590c6d7593029396361772706060
title_69a9590c6d7a41893086131772706060

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com