ARBAIN NAWAWIY
"من نفس عن مسلم كربة"
عن أبي هُرَيْرَة رضي اللهُ عنه، عن النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم قال: [ مَنْ نَفَّسَ عَنْ مُؤمِنٍ كُرْبَةً مِنْ كُرَبِ الدُّنْيا نَفَّسَ اللهُ عَنْهُ كُرْبَةً من كُرَبِ يوْمِ القيامَةِ، ومَنْ يَسَّرَ على مُعْسِرٍ يَسَّرَ اللهُ عليه في الدنْيا والآخِرَةِ، وَمَنْ سَتَرَ مُسْلِماً سَتَرَهُ الله في الدُّنْيا والآخِرَةِ واللهُ في عَوْنِ الْعَبْدِ ما كانَ الْعَبْدُ في عَونِ أخيهِ. ومَنْ سلك طَريقاً يَلْتَمِسُ فِيهِ عِلْماً سَهَّلَ اللهُ له بِهِ طَرِيقاً إلى الجنَّةِ
وَمَا اجتَمَعَ قَوْمٌ في بَيْتٍ مِنْ بُيُوتِ اللهِ يَتْلُونَ كِتَابَ اللهِ ويَتَدَارَسُونَهُ بَيْنَهُمْ، إلا نَزَلَتْ عليهمُ السَّكِينَةُ، وغَشِيَتْهُمُ الرَّحْمَةُ، وحَفَّتهُمُ المَلائِكَةُ، وذَكَرَهُمُ اللهُ فيمَنْ عِنْدَه وَمَنْ بَطَّأ بِه عَمَلُهُ لمْ يُسْرِعْ به نَسَبُهُ
رَوَاهُ مُسْلِمٌ بهذا اللفظ
XADIISKA 36aad
BADBAADINTA BULSHADA
Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (Allaha ka raallinoqdee), in uu Nebiga (s;c-w.), Yiri:Qofkii ka feyda qof mu'min ah kurbo kamid ah kurbadaha dunida, isagana Alla(SW) baa ka feyda kurbo ka mid ah kuwaqiyaamaha, qofkii u xoolo gooya qof saboolah, isagana llaahay baa u xoof o gooya ifkaiyo aakhiraba, qofkii u xil qariya qof muslimah, isagana llaahay baa ceebihiisa astura ifiyo aakhiraba, qofkii iid mara isagoo cilmidoonaya llaahay baa u fududeeya iidkaJannada loo maro, llaahay wuu u gargaaraaaddoomadiisa inta qofku u gargaaraytuyfiit t:\'rfiifr'r
walaalahiisa, Haddii ay iamaaca ku kulantoguri ka mid ah guryaha llaahay iyagooakh risanaya Qur'aanka oo is-ba raya,waxaa ku soo degeysa xasilloonaan, waxaadabooleysa,naxariis llaahay, malaa'iktunaway la safanaysaa, llaahayna wuxuu kuxusayaa kahlqiga agtiisa iooga. Oof kiicamalkiisu reebo nasabkiisu meel marinmaayo. [Waxaa soo weriyey xadiiskaa Muslim]
SHARAXA
Xadiiskani wuxuu ku dhow yahay kii aynu soodhaafnay, sabahtoo ah labaduba waxay kahadlayaan daryeelka bulshada lslaamka dh, kiihore wuxuu ku saabsanaa ka hortegiddawaxyaalaha xubnaha bulshada kala geynaya'kanna wuxuu ku saabsan yahay marka xubin kamid ah bulshada dhibaato qabsato sidii wax loolaqaban lahaa.
wuxuu soo qaatay xadiiskan saddex xaalo haddiiay qof qabsadaan in uu u baahan yahay in lacaawiyo:
1 . waa dhibaato kurbo iyo laxaw ku abuurtay qof kamuslimka ah, wax kastaba ha noqoteedhibaatadaasi, sida jirrooyinka iyo arrimaha uu utabar waayay, xagga qoyska, shaqada iwm, markallaahay wuxuu u ballanqaaday qofka dhibaatadaaka saara qof muslim ah, in isagana f laahay ka saaridoono dhibaatooyinka kulul maalinta qiyaamaha.Haddaba, qofkii isagoo cudur qaad-qaadayoirbad lagu duro ee ku bogsada, kurbaa laga feyday,waxaana iska leh abaalkaas dhakhtarkii cudurkagartay, kii daawada sameeyey iyo kii bixiyeykharajka lagu sameeyey, sidoo kafe qofkiihanuuniya gof baadi ah ee ku toosiya jidka xaqa ah;
2. Xaaladda labaad waa qofka ay dhibaato kahaysato xagga dhaqaalaha ee saboolka ah, waxaallaahay u ballan qaaday qofkii ciriiriga ka saara inisagana f laahay ka saari doono ciriiriga ifka iyo midaakhiraba, waxaana jira inaan ciriiriga ka bixinta
aan loola jeedin oo keli ah in gofka baahan laquudiyo, waxa looga jeedaa in laga kaalmeeyosiduu ciriiriga uga bixi lahaa oo uu lugihiisa isugutaagi lahaa. Tusaale ahaan, waxaa la bari karaaxirfad ama cilmi uu ku shaqaysto, waxaa loosamayn karaa mashruuc uu ka shaqeeyo iwm;
3. Xaaladda saddexaad waa qofka Muslimka ah eeaad ku aragtid ceebo uu leeyahay oo aanu jecleynin lagu ogaado marka qofltii ceeb Muslim ogaadayee' qariyay, waxaa llaahay u ballanqaaday inisagana loo qarin doono ceebihiisa if iyoaakhiraba, laakiin, ceebaha la qarinaayo kumajiraan kuwa xuquuqda dadka kale ku dayacmeyso,matalan qofkii ku xadgudbaya xoolo ama sharafdad kale inaad qariso ma aha, gaar ahaan, haddiimarag laguu qabsado, waxaana caddaynayaaayado iyo axaadiis ltaf e inaan waxyaalahaceynkaas ah qofka loogu ceeb qarinaynin.Haddaba, wuxuu xadiiskani ku hanuuniyeyMuslimka hubka uu kaga bixi karo dhibaatooyinkadhammaantood, hubkaas oo ah cilmiga, waxaanu
ugu baaqay qofkii cilmiga barashadiisa iskushuqliya in lllahay u f ududeynaayo jidka Jannadaloo marayo, marka faa'iidada cilmigu kuma koobnadunida aynu ku nool nahay iyo danaha aan kugaareyno maantadan la ioogo ee aakhiranawaxaad heleysaa Jannadii llaahay.Cilmigu sida ka muuqata xadiiskan kuma koobnac;ilmiga diiniga ah oo keliya, bal waxaa soo gelicilmi kasta oo wax tar leh sharcigii ilaahayna aankhilaafsaneyn ee qofka iyo bulshada kurbadalagaga saari karo ama gaaiada lagaga bixin karoama cadowga lagaga badbaadin karo ama waxkheyr ah muslimiinta loogu faa'iideyn karo.Haddana wuxuu xadiisku sheegay abaalgud weynin la siin doono qofka walaalkii mar kastabacaawiya, kaasoo ah in gargaarka llaahay la iiridoono muddada uu gargaarka walaalkii wado, ugudambeyn wuxuu xadiisku sheegay abaal-gudkaay leeyihiin dadka meel ku wada kulma iyagooakhrisanaya oo baranaya kitaabka llaahay, waxaloogu abaal-gudayaa xasilloonaan iyo naxariis
Atla oo lagu soo deiinayo, Malaa'iktunahareerahooday fariisanayaan, llaahayna kuarnmaani doono Malaa'ikta agtiisa ku sugan.Wuxuu ku khatimay xadiisku aasaaska dadka lagukala sopco marka la abaal-marinaayo oo ah qofkasta imaanka iyo camalka suubban uu la yimaado,oo lagu dari maayo xisaabta nasabkiisa, qabiilkiisaiyo xoolahiisa, sababtoo ah, llaahay dadka umakala dhowa mana kala xigaan dhammaantood waaaddoomadiisa, waxaana lagu kala bixinayaaabaalgudkooda gof kasta wuxuU kheyr shaqaystayiyo siduu Alla uga baqay sharcigiisana uguhoggaansamay. Qofkii camal xun la yimid waxbanasabkiisu u tari maayo.
FAA'IIDADA XADIISKA
1. Abaalgudka uu leeyahay qof kii muslim dhibaatoka saara;
2. Ceebaha dadka in la asturo;
3. Faa'iidada waxbarashada;
4. Faa'iidada kulanlra lagu baranaayo kitaabkallaahay;
5. Qiimaha dadka lagu abaalmarinaayo waacamalkiisa, qabiilkiisa qof la weydiin maayo;
6. Abaalgudka loo ballan qaaday qofkii qof muslimah dhibaatooyinka ka saara
Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix