ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"لا تحاسدوا ولا تناجشوا ولا تباغضوا"
عن أبي هُريرةَ رضي اللهُ عنه قال: قال رسوُل الله صلى الله عليه وسلم : [لا تَحَاسَدُوا، ولا تَنَاجَشُوا، ولا تَباغَضُوا، ولا تَدَابَرُوا، ولا يَبعْ بَعْضُكُمْ على بَيْعِ بَعْضٍ، وكُونُوا عِبادَ اللهِ إخْوَاناً، المُسْلمُ أَخُو المُسْلمِ: لا يَظْلِمُهُ، ولا يَكْذِبُهُ، ولا يَحْقِرُهُ، التَّقْوَى هاهُنا - ويُشِيرُ إلى صَدْرِه ثَلاثَ مَرَّاتٍ , بِحَسْبِ امْرِىءٍ مِنَ الشَّرِّ أن يَحْقِرَ أخاهُ المُسْلِمَ، كُلُّ المُسْلِمِ على الْمسْلِم حَرَامٌ: دَمُهُ ومالُهُ وعِرْضُهُ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADIISKA 35aad


ls-xAo-DHowB|DDAxUBNAHABULSHADA


Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (Allaha ka raallinoqdee), in uu Rasuulkii llaahay yiri:Ha is-xaasidina, ha isku fallisinabadeecadda idinltoo uga dan leh in qof kafelagu qaaliyeeyo sicirka, ama hoos looga
dhigo qiimaha, ha isu caroonina, ha isudhabar jeedinina, badeecad qof baayacayoha ka hor baayicina. Noqda addoomollaahay oo walaalo ah, Muslimkuna qofkaMuslimka ah ma dulmo, tn€t hooiiyo, maheeniyo, ffid quursado. Taqwadu waahaf kaan isagoo gacanta saa ray (SCW)laabtiisa saddex jeer. Waxaa shar ugu filanqofka in uu quursado ama yaso walaalkiisaMuslimka €lh, qof kasta oo Muslim ah,waxaa ka xaaraan ah dhiigga Muslimkaxoolihiisa iyo sharafkiisa.  [Waxaa weriyey Muslim]

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka hadlayaa ka hortegiddawaxyaalaha dadka kala geeya ee isku dira,waxaanu xaaraantinimeeyey sagaal (9) arrimoodoo ka mid ah waxyaalaha dadku isku naco ee kalaf ogeeya:
1. Waa xaasidnimada oo ah inaad kahato ama kaxumaato waxa qofka kale u kordha oo kheyr ah,waana dabeecad aad u xun, maxaa yeelay, qofkiiisagoon waxba la yeelin, waxba laga dhiminxaqiisii, ayuu ka xun yahay kheyr Rabbi qof kale kugalladaystay, marka xaasidnimadu waa cudur aadu kafa fogeeya dadka;

2. Arrinka labaad waa fallisaad badeecad iyadooqof loogu daneynayo in qiimaha looga kordhiyoama looga yareeyo, tusaale ahan, wuxuu kukordhinayaa alaab la naadinayo qiimaha isagooniibsanayn ee doonaya in qiimuhu u kordho qofkaalaabta iska leh;

3. Waa carada, lyaduna waa waxyaalaha dadkaisku dira,maxaa yeelay, laba qof oo isu careysanwaxba wada qabsan maayaan marka waa in caradalaga xoroobo, haddii la caroodana waa in laga soonoqdo oo aan qalbiga lagu haysan;

4. Waa inaan dhabarka leysu duwin oo aan la kalajeesan, marka laba qof oo caloosha wax isugu haya
iska hor-yimaadaan, isma arki karaan, wejigananisma siin karaan, markaasay kala jeestaan, haddeyiska hor-yimaadaan, marka laba qof oo aanis-arki karayn siday wax u wada qabsan karaan?Xadiis kale, wuxuu Nebiga (s.c,w.) ku sheegayinaanay bannaaneyn in laba qof oo Muslim ahsaddex maalmood wax ka badan dudmo ku kalamagnaadaan, waxaana kheyr roon labadoodamidka salaanta ku hor billaaba kan kale.Sida runta ah kaasaa geesisan oo ka dadnimo roon,maxaa yeelay, waa nin naftiisa uu,r-xumadu fcabuuxday ka adkaaday oo ka gudbay derbigiisharlra ahaa ee sheydaanku ku kala ooday labadaqof ee walaafaha ah.

5. Inaan qaarkiin qaarka kale ka kor iibsanbadeecadda. Tusaale ahaan, wuxuu u imaanayaalaba qof oo wax kala iibsanaya, markaasuu mid uil-iibinayaa ama hoos kala hadlayaa, isagoo le,anigaa intaa ka badan kaaga iibsanaya, ama anigaaintaa in ka jaban kugu siinaaya iwm;
6. Arrinka lixaad waa dulmiga, umana bannaanaqof muslim ah in uu kula kaco gardarro iyo dulmiwaf aalkii;

7. Muslimku ma hoojiyo walaalki markuu arkoisagoo ciriiri ku jira waa in uu gacan ku siiyo siduuuga bixi lahaa, ma aha in uu ku ceebeeyo ama kuwiirsado. Marka hadduu la kulmo qof Muslim ah oocadow gacanta ugu iira waa in uu ka furto,haddiiawooddiisu gaarsiiso nooc kastaba ha noqdeecadowgaas; Cadow gaal ah, cadow gaaja ah,cadow jirro ah, cadowiahli ah, cadow deyn ah iwm.

8. Arrinka siddeedaad waa inaanu beeneyn. Qofkamuslimka ah uma bannaana in uu ku dhaho qofkakale been baad sheegeysaa ama beenaale ayaadtahay, maxaa yeelay, qofka aad sidaa ula hadashidwaa coloobeysaan, taasina waa wax islaamku ladagaallamayo marka ma bannaana f icil dadkamuslimiinta ah cadaawo dhex dhigaya;

9. Arrinka sagaalaad waa is-quursiga ama is-yasidda. Qof na uma bannaana in uu walaalkii
quursado, maxaa yeelay, qofkaad quursatid waaqof aad iska sarreysiisid, waxaana laga yaabaainaad ka xoolo roon tahay ama aad ka aqoon badantahay, laakiin, ogow llaahii ku siiyey adiga waxaanwalaalkaa haysan,. waa yeeli karaa in uu isku ltiinbeddelo, ama wax ka khayr roon waxa aad kufaaneyso in isagana la siiyo. Marka is-quursiguwaa jirrooyinka ugu daran ee dadka isku dira,sababtoo ah haddii qofku dareemo inaad iskasarreysiinayso, wuxuu kuu qaadayaa cadawnimo,waxaanu ku dadaafayaa siduu kuu boqno goynlahaa. Waxaa lagu caddeeyey xadiiskan haddiiqofku aanu dembi kale lahayn oon quursiga dadkaahayn waa ugu filan yahay ciqaab.Wuxuu Nebiga (s.c.w.), amray in ay dadkunoqdaan addoomo llaahay oo walaafo ah. WuxuuNebigu tilmaamay in arrimaha fagaxaaraantinimeeyey muslimka ay qalbigamadoobeeyaan marka waa in qalbiga laga saafiyeelo arrimahaas foosha xun.Wuxuu yiri Nebiga (s.c.w.), Tagwado waa halkaan,
isagoo saddex ieer farta ku fiiqay laabtiisa, markasaldhigga laga dhowrayo fulinta sharciga waaqalbiga, horayna waxaa innagu'soo maray inhaddii qalbigu hagaago iirka intiisa kalenahagaageyso.Ugu dambeystii waxaa laga xaaraantinimeeyey qofkasta oo muslim ah in uu daadiyo dhiig muslim amadhaco xoolo muslim ama ku xad-gudbo sharaftaqof ka muslimka ah iyo xiladiisa.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Wuxuu reebay wax allaale wixii kala geynayaama isku diraya xubnaha bulshada;

2. Wuxuu reebay in faysku falliso badeecadda,iyadoo loogu danaynayo qof kale;

3. Waxaa la xaaraantinimeeyey kala jeedsiga iyoisu dhabar jeedinta;

4. Waxaa la reebay in badeecadda la iska hori i bsado;
5. Waxaa la reebay dulmiga dhammaantiis;

6. Waxaa la reebay is-hoojinta marka qofkuciriiriga ku jiro;

7. Ma bannaan in lagu yiraahdo qof muslim ah beenbaad sheegtay;

8. Waxaa la reebay carada;

9. Waxaa la reebay is-quurisga;

10. Waxaa fa xaaraantinimeeyey daadinta dhiiggaqofka muslimka ama ku xad gudubka xoolihiisa,iyo xiladiisa;

1 1. Wuxuu amray nebigu (SCW) muslimiinta inwalaalo isu noqdaan oo leys xaq dhowro.12. Sida lslaamka ugu dadaalaayo daryelidda iyoiskaashiga bulshada


logo 2


Videos Random

Halkan KARAADI VIDIO

RSS Content

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

580272
Today
Yesterday
All days
564
320
580272
2024-05-23 21:12

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_664fb1350b91d13222258931716498741
title_664fb1350b9d31222033671716498741
title_664fb1350ba8f6865751781716498741
title_664fb1350bb4016813660471716498741
title_664fb1350bbf02881447001716498741
title_664fb1350bc9e20325444741716498741

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_664fb1350c7ed3151518571716498741
title_664fb1350c8a1962338971716498741
title_664fb1350c9568949696241716498741
title_664fb1350ca1c9907774721716498741

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com