ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


"تعبد الله لا تشرك به شيئا"
عن معاذِ بن جبلٍ رضي الله عنه  قال: قلت: يا رسول الله، أخْبِرني بِعَمَلٍ يُدْخِلُني الجنَةَ ويُبَاعِدُني عَنِ النارِ. قال: [لَقَدْ سألْتَ عَنْ عَظيمٍ، وإنَهُ لَيَسيرٌ عَلى من يَسَّرَهُ اللهُ تعالى عَلَيْهِ : تَعْبُدُ اللهَ لا تُشْرِكُ بِهِ شَيئاً، وتُقيمُ الصَّلاةَ ،وتُؤتي الزكاةَ، وتصومُ رمضانَ، وتَحُجُّ البيتَ] .ثم قال: [ ألا أَدُلُّكَ على أبْوَابِ الخيرِ؟: الصَّومُ جُنَّةٌ، والصَّدقةُ تُطْفِىءُ الخَطِيئةَ كما يُطْفىءُ الماءُ النارَ، وصَلاةَ الرَّجُلِ في جَوْفِ الَّليْلِ، ثم تلا: {تَتَجَافَى جُنُوبُهُمْ عَنْ الْمَضَاجِعِ} - حتى بلغ - يَعْمَلُونَ]

[ثم قال: [ ألا أُخْبِرُكَ بِرَأسِ الأمْرِ وَعَمودِهِ وَذِرْوَةِ سَنَامِهِ؟ ]  قلتُ: بَلىَ يا رسول الله. قال: [ رَأْسُ الأمْرِ الإسلامُ، وعَمُودُهُ الصَّلاةُ، وَذِرْوَةُ سَنَامِهِ الجِهادُ 

ثم قال: [ ألا أخْبِرُكَ بِمِلاكَ ذَلِكَ كلِّهِ ؟]  فَقُلْتُ بَلَى يا رَسول الله، فأخَذَ بِلِسانِهِ وقال: [كُفَّ عَلَيْكَ هذا] . قلت : يا نبيَّ الله، وإنَّا لمؤاخَذُونَ بِما نَتَكَلَّمُ بِه ؟ فقال:  [ثَكِلَتْكَ أمُّكَ يَا مُعَاذُ, وَهَلْ يَكُبُّ الناسَ في النارِ على وُجُوهِهِمْ ] أو قال: [على مناخِرِهِم - إلاَّ حَصَائدُ ألسِنَتهم

رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ


XADIISf,A 29aad


JIDKA JANNADA LOO TIARO


Waxaa laga weriyey Mucaad ibnJabal (Allaha karaalli noqdee), wuxuu yiri:Waxaan ku iri Rasuulkii Allow ii sheeg'camal Jannada i geliya, Naartana igadheereeya. Wuxuu yiri, waxaad weydiisayarrin culus, waana sahfan yahay ninkiiflaahay u fududeeyo: "llaahay kefigiicaabud oo cid kale ha la wadaajinin116
cibaadada, tuko salaadda, bixi sakada,soon bisha Ramadaanka, Xajka gudo,markaasuu yiri, soo kuma aan tuso irdahakhayrka: Soonku waa gaashaan, sadaqaduwaxay demisaa dembiyada, sida biyuhudabka u damiyaan, waana sidaa oo kalesalaadda saqda dhexe loo kaco. Markaabuu wuxuu akhriyey aayaddan qur'aankaahee ammaanaysa dadka u kaca salaaddasaqda dhexe, marka dadka kale hurdadamacaansanayaan. Markaasuu yiri: Ma kuusheegaa arnnka madaxiisa, tiirkiisa iyobaarkiisa? Markaasaan iri: Haa, FlasuulkiiAllow. Markaasuu yiri Nebigu: Arrinkamadaxiisu waa lslaam nimada; Tiirkiisunawaa Salaadda; Baarkiisuna waa Jihaadka.Haddana wuxuu yiri: Ma kuu sheegaa waxintaas oo dhan isku fuuqsaday?Markaasaan iri: Haa, Rasuulkii Allow,markaasuu yiri intuu carrabka taabtay, iskaceli kan. Markaasaan iri Nebi Allow miyaana loo qabsanayaa waxaan ku hadalno?
Markaasuu yiri hooyadaa ha ku weydoMucaadow, maxaa dadka naarta ku tuuraoo aan ahayn waxyaalaha carrabka lagugaf absa day? [Waxaa weriry at-Tirmidi oo yiri waa Xadiis Xasanah.]

SHARAXA

Xadiiskan wuxuu ltulansaday arrimo waaweyn ooisla markaa qiimo xeel dheer ku fadhiya. Markuuweydiiyey Mucaad Nebiga (s.c.w.), camal Jannadageeya, Naartana lta fogeeya, wuxuu ugu iawaabayin camalkaasi ltu xiran yahay siduu ugu camal falomabaadi'ida uu hoos ugu sheegay oo Shanta Tiiree lslaamku ka mid yihiin, sida in llaahay keligiis lacaabudo oo aan cid kale loola shariik yeelincibaadada. In uu guto waajibaadka salaadda,soonka, sekada iyo xajka.Wuxuu haddana uga warramay waxtarka salaaddaiyo sadaqada isagoo yiri: "Salaaddu waxay
gaashaan kaaga noqotaa naarta, weliba wuxuu siiammaanay isagoo aayad Qur'aan ah tusaale u sooqaatay, dadka saqda dhexe salaadda u kacamarkay dadka kale hurdo ku magan yihiin,sadaqaduna waxay damisaa dembiga qofkagubaya ee u jiidaya naarta."Haddana Rasuulku (s.c.w.) wuxuu ka warramaysaddex wexyaalood oo ugu muhiimsan gof kadunida ku nool, kan ugu horreeya waa in qofkugalo Xerada lslaamnimada, kan labaad waa Tiirkaoogidda salaadda, kan saddexaad oo ah heer sareoo ah halka geefa kuruska kaga yaalfo waajihaadka aad la jihaadeyso cadowyada naftaada eefaraha badan oo ay ka mid yihiin: Sheydaanka,hawada nafta, Cadowga lslaamka ee raba in uudemiyo iftiinka llaahay iyo cadowga aadamiga,guud ahaan, sida gaajada, cudurka, jahliga iwm.waa inaad cadowyadaas oo dhan midna tooga soodhicin dhinaca aad lslaamka ka joogtid, laakiin,waxaas oo dhan waxaa ka daran ee loo baahanyahay waa inaad carrabkaaga ka adkaatid, maxaayeelay, waa qalabka sharka iyo kheyrkaba lagu
f ulin karo, isagaa dadka kugu diri kara, haddaad kuhadasho wax xun, isagaa dadka kuu soo dhoweynkara hadaad kula dhaqantid wax f iican, markaa kadigtoonow in uu naar ku jiido, dadka isagaa kuururiyey naarta.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Wuxuu caddeeyey Tiirarka lslaamka;

2. Faa'iidada salaadda iyo kaalinta ay kaga iirtolslaamka;

3. Qiimaha sadaqada iyo salaadda saqda dhexe;

4. Arrimaha ugu muhiimsan qofka dunida ku nool;

5. Jihaadka iyo waxyaalaha lala iihaadaayo;

6. Halisnimada carrabka iyo in u u qof ka naarjiidaayo, hadduusan iska celin;

7 . ln g udashada waajibka qof ka u iiideysoJan n ada


logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

673679
Today
Yesterday
All days
167
841
673679
2024-09-08 02:13

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dd0837963113242099321725761591
title_66dd0837964428645472501725761591
title_66dd0837965821210623521725761591
title_66dd0837966a92771348461725761591
title_66dd0837967c916927544151725761591
title_66dd0837968ce7172964571725761591

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dd083797c6d20357343991725761591
title_66dd083797d8f6269393741725761591
title_66dd0837aa56118173204781725761591
title_66dd0837aa6a09322744391725761591

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com