Walaalkeyga sharafta leh
Walaasheyda sharafta leh
Rabi aniga iyo idiga iyo dhamaan muslimiinta ha ina waafajiyo sidii kheyr ku jiro.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد .
Salaan ka dib walaal hadaad mashquulsan tahay waxaan kaa rajeynayaa inaad aqriso risaaladan markaad firaaqo hesho.
Walaal waxaan kuugu baaqayaa inaad u furto risaaladan qalbigaada qirsan laa illaaha ilallaahu muxamadu rasuulu llaahi waayo waa dhambaal ay ku dheehan tahay kalgaceyl iyo walaaltinimo, waxaana nasiib wanaaga inaad ajiibtid arimaha uu dhambaalkan xunbaarsan yahay .Mida koobaad: waxaan kuugu baaqayaa markaad risaaladan gacanta ku dhigto inaad adiga iyo naftaada tusaalahan macnihiisa dhuuxdaan. Tusaale ka waran hadii qof bilaash kugu siiyo dhul dhisan iyo baabuur , oo waliba uu kuugu daro gabadhaad jeceshahay, laakiin uu ku yiraahdo waxaa shardiya inaadan I hilmaamin oo mar kasta ixusuusnaato , sidee xaalkaadu noqon lahaa, waxaan filayaa xasuusnaan iska dhaafe in lagu wardin lahaa, Walaal illaahay subxaanahu watacaalaa ayaa ku siiyey intaa wax ka badan illaahay wuxuu ku siiyey caqli aad ku kala soocdo wixii ku anfacaya iyo wixii ku dhibaya , Ilaahay wuxuu kaa dhigay muslim oo kaama dhigin kuwa caabuda sanamka iyo dhagxaha iyo lo,da i.w.m. Ilaahay wuxuu kuugu deeqay caafimaad - uusan qofku dareemi Karin- ilaa u xanuunsado oo kaadida iyo xaarka laga qaado. Ilaahay wuxuu ku siiyey waxaad ku noolaato , intaa kadib naftaada miyaad udiidi inaad alle caabudo. Miyaadse raali ka tahay inaad rabi la kulanto adigoo ku caasiyey? Yaa kuu balan qaadaya inaad noolaaneyso intaad aqrinta risaaladan ka dhameyn, Raali miyaad ka tahay inaad ku caasi garowdo allaha iska leh aragaada noloshaada geeridaada? Ogsoonow walaal wax alaale iyo wuxuu ilaahay aduunyada kugu siiyey oo nicmo iyo caafimaada iyo xoolo ah hadaad rabi adeecdo oo ku shukriso wuu kuu siyaadin .
قال الله تعالى : ( ولئن شكرتم لأزينكم ولئن كفرتم إن عذابي لشديد )

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1615103
Today
Yesterday
All days
229
2835
1615103
2026-03-26 03:57

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69c4ae8d8c43c6088757891774497421
title_69c4ae8d8c48e55918791774497421
title_69c4ae8d8c4dd5761440361774497421
title_69c4ae8d8c52a13953875621774497421
title_69c4ae8d8c57617283421431774497421
title_69c4ae8d8c5c2434308991774497421

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69c4ae8da1bc14861373771774497421
title_69c4ae8da1c1219894583511774497421
title_69c4ae8da1c6019428618571774497421
title_69c4ae8da1cac8731985831774497421

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com