QATARTA AY LEEDAHAY DHIIGA OO XAQDARO LAGU DAADIYO.
Diintanadu waxay nafaraysaa inaan adkayno nabadgalyada kuna dadaalno sidii loo ilaalin lahaa,waxay na amraysaa in nabadkuwda noolaanshaha mujtamaca ay tahay wajib muqadas ah oo mudan in la dhowro,alle(sw)waxa uu quraankiisa kariimka ah kuyiri:-
- {مِنْ أَجْلِ ذٰلِكَ كَتَبْنَا عَلَىٰ بَنِى إِسْرٰءيلَ أَنَّهُ مَن قَتَلَ نَفْساً بِغَيْرِ نَفْسٍ أَوْ فَسَادٍ فِى ٱلأرْضِ فَكَأَنَّمَا قَتَلَ ٱلنَّاسَ جَمِيعاً وَمَنْ أَحْيَـٰهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعاً وَلَقَدْ جَاءتْهُمْ رُسُلُنَا بِٱلّبَيّنَـٰتِ ثُمَّ إِنَّ كَثِيراً مّنْهُمْ بَعْدَ ذٰلِكَ فِى ٱلأرْضِ لَمُسْرِفُونَ }[المائدة 32].
( ...SIDAA DARTEED WAXAAN KU WAAJIBINAY REER BANII ISRAIIL, IN QOFKII NAF DILA IYADA OON NAF KALE DILIN AMA ARLADA FASAADINAYNIN INUU LAMID YAHAY ISAGA OO DADKA OO DHAN LAAYAY,QOFKII NAF NOOLEEYANA UU LAMIDYAHAY ISAGA OO DADKA OO DHAN NOOLEEYAY).
wuxuu kale oo yiri:-
ولا تقتلوا انفسكم.
(HA DILINA NAFAFYAALKIINANA)micnuhu ha isdilina.
wuxuu kale oo yiri
{وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا} (93) سورة النساء.
(QOFKII U DILA QOF MUMIN AH SI ULAKAC AH, ABAALKIISU WAA JAHANAMO XAAL UU KUWAARAYO,ILAAHAYNA WAA UCAROODAY KORKIISA WUUNA NACLAY WUXUUNA UDIYAARSHAY CADAAB WEYN)waxa kale oo isla aayadaas mida kahoraysa ilahay kuyiri:-
قوله تعالى { وَمَا كَانَ لِمُؤْمِنٍ أَن يَقْتُلَ مُؤْمِناً إِلاَّ خَطَئاً }.
(SIDEDABA UMA SUGNAANIN QOF MU’MIN AH INUU DILO MU’MIN KALE ILAA SI KAMA AH MOOYEE).
wuxuu kale oo yiri:-
[إِنَّمَا جَزَاء الَّذِينَ يُحَارِبُونَ اللّهَ وَرَسُولَهُ وَيَسْعَوْنَ فِي الأَرْضِ فَسَاداً أَن يُقَتَّلُواْ أَوْ يُصَلَّبُواْ أَوْ تُقَطَّعَ أَيْدِيهِمْ وَأَرْجُلُهُم مِّنْ خِلافٍ أَوْ يُنفَوْاْ مِنَ الأَرْضِ ذَلِكَ لَهُمْ خِزْيٌ فِي الدُّنْيَا وَلَهُمْ فِي الآخِرَةِ عَذَابٌ عَظِيمٌ{33}] سورة المائدة .
(KALIYA WAXA ABALKOODU YAHAY KUWA LADIRIRAYA ALLE IYO RASUULKIISA OO KUFIDINAYA ARLADA FASAAD IN LADILO AMA LASALBIYO AMA GACMAHOODA IYO LUGAHOODA ISDHAAF LOO JARO AMA ARLADA LAGA MASAAFURIYO,SIDAS AYAY WAXAY KU LEYIHIIN ADDUNYADA DULLI IYO HOOG AAKHIRANA WAXAY LEEYIHIIN CADAAB WAYN).
Wuxuu kaloo yiri rabbi swt:-
"٠٠٠وَلاَ تَقْتُلُواْ ٱلنَّفْسَ ٱلَّتِى حَرَّمَ ٱللَّهُ إِلاَّ بِٱلْحَقّ ذٰلِكُمْ وَصَّـٰكُمْ بِهِ لَعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ} [الأنعام:151].
"HA DILINA NAFTII ALLE XARIMAY IN LA DILO ILAA INAAD XAQ KU DISHAAN MOOYEE.
SIDAASAA ALLE IDIIN DARDAARMAYAA EE WAXAAD MUDAN TIHIIN INAAD GARATAAN".
Rasuulka(scw)wuxuu yiri:-
(و عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه و سلم قال : المسلم من سلم الناس من لسانه ويده والمؤمن من أمنه الناس على دمائهم وأموالهم
(رواه النسائي:ج8ص104ر4995) وقال الألباني: حسن صحيح.
(muslim waxaa ah qofkii ay dadka kanabad galaan afkiisa iyo adinkiisa mu'mina waxaa ah midka dadka unabad galiya naftooda iyo maalkooda).
wuxuu kaloo rasuulka(scw)yiri:
عن البراء بن عازب قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : لزوال الدنيا أهون على الله عز وجل من سفك دم مسلم بغير حق. وروي بلفظ : لهدم الكعبة حجراً حجرا أهون من قتل مسلم.
(Aduunyada oo suusha ayaa ilaahay kala fudud in qof muslim ah ladilo).
Lafdi kale waxa uu ku yiri (kacbada oo loo burburiyo dhagax dhagax ayaa alle kala fudud in qof muslim ah la dilo).
wuxuu kale oo yiri rasuulka scw xadiis saxiix ah
" قدر المؤمن أعظم عندالله من زوال الدنيا".رواه النسائي من حديث عبد الله بن عمر
"Qiimaha qofka muslimka ah ayaa alle kala weyn adduunyada oo suusha".
Wuxuu kaloo rasuulka scw yiri:-
"عن عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ((من قتل معاهدا لم يرح رائحة الجنة، وإن ريحها توجد من مسيرة أربعين عاما)).
(qofkii dila gaal ay muslimiintu ballan is nabad galin ah kula jiraan galimaayo janada mana urinayo carafteeda waxaana carafteeda laga uriyaa masaafo loo socdo afartan sano).
wuxuu kale oo suubanuhu yiri:-
فعن عبد الله بن عمر رضي الله عنهما عن النَّبيِّ صلى الله عليه وسلم : (( لا يزال المؤمن في فسحة من دينه ما لم يُصِبْ دماً حراماً )).
(qofku kama suulo in ay diintiisa waasac utahay hadii uusan galin dhiig xaraam ah).
wuxuu kale oo yiri:-
- وعن ابن عباس رضي الله عنهما، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ((يجيء المقتول بالقاتل يوم القيامة, ناصيته ورأسه بيده, وأوداجه تشخب دما, يقول: يا ربّ, هذا قتلني, حتى يدنيه من العرش))[[.
"Maalinka qiyaame waxaa la keeni kii la dilay oo foodda iyo madaxa jiidaya kii dilay oo ay qawlaladiisu dhiig ka shubmayso,markaasuu oranayaa rabiyoow waa kii idilay ilaa uu carshiga udhaweeyo"
Wuxuu kale oo yiri:
"- وعن أبي سعيد رضي الله عنه، عن نبي الله صلى الله عليه وسلم أنه قال: ((يخرج عنق من النار يتكلم يقول: وكِّلت اليوم بثلاثة: بكلّ جبار, وبمن جعل مع الله إلها آخر, وبمن قتل نفسا بغير نفس, فينطوي عليهم فيقذفهم في غمرات جهنم".
"Luqun hadlaysa ayaa naarta jahana ka soo baxaysa maalinka qiyaame,waxay oranaysaa maanta waxaa la ii waliishay seddex qolo oo kala ah kuwii dadka qasbi jiray,iyo kuwii ilaahay u shariik yeelay,iyo kuwii dilay naf aan naf kale dilin,inta loo soo wada jamciyo ayay naarta mugdiyaaladeeda hoose ku wada guraysaa".
وعن عبد الله بن مسعود: قال: قال النبي صلى الله عليه وسلم: ((أوّل ما يقضى بين الناس في الدماء).
"Waxa ugu horeeya oo dadka loo kala qaadayo maalinka qiyaame waa dhiigga".
"وعن عبد الله بن عمر رضي الله عنهما قال: (إن من ورطات الأمور التي لا مخرج لمن أوقع نفسَه فيها سفكَ الدم الحرام بغير حلّه).
"Arimaha wax halakeeya ee uusan ka bixi karin qofkii naftiisa ku rida waxaa ka mid ah.
Daadinta dhiig aan xalaal ahayn"
"وعن إبراهيم النخعي قال: "من مات من أهل الإسلام ولم يصب دماً فارجُ له".
"Ibraahiim rakhaci waxa uu oran jiray, nin kasta oo islaam ah oo dhinta isaga oo aan dhiig dad soo galin furasho ayay unoqotaa maalinka qiyaame"
Walaalayaal lama soo koobi karo nusuusta ku soo aroortay daadinta dhiiga xaaraanta ah,dhab ahaantiina waa khatar mudan qofka inuu naftiisa ka dhowro.
AIlaahoow naga badbaadi inaan galno dhiig xaaraam ah.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

673627
Today
Yesterday
All days
115
841
673627
2024-09-08 01:58

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dd04aa4b9027159897841725760682
title_66dd04aa4ba5717279876791725760682
title_66dd04aa4bb847527407741725760682
title_66dd04aa4bcae3329689011725760682
title_66dd04aa4bde34458803741725760682
title_66dd04aa4bf0c6746725491725760682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dd04aa4d30816341259711725760682
title_66dd04aa4d44717893599491725760682
title_66dd04aa4d5ae9845050371725760682
title_66dd04aa4d6da4538538461725760682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com