TIIRKA LABAAD
Malaa’ikta oo la rumeeyo
الإيمان بالملائكة
J: Oo waa maxay Malaa’igtu?

C: Waa makhluuq Alle makhluuqaadkiisa ka mid ah, oo nuur laga abuuray, una wakaashay inay uunka acmaal ka qabtaan, Allana aan ku caasiyin wuxuu faray, ee fala waxa la amro, waxaana ka mid ah jibriilka waxyiga loo aaminay, ee kalaamka Alla rususha soo gaadhsiiya.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1816315
Today
Yesterday
All days
117
2878
1816315
2026-06-27 01:38

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3f299f452c620368498361782524319
title_6a3f299f4531711088850371782524319
title_6a3f299f453646568557361782524319
title_6a3f299f453b011196474431782524319
title_6a3f299f453fc4201578961782524319
title_6a3f299f4544812313642841782524319

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3f299f58e9715105256351782524319
title_6a3f299f58ee81299415811782524319
title_6a3f299f58f3810067665521782524319
title_6a3f299f58f8617935454751782524319

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com