Qodobka Kow & Tobonnaad(Iimaanka)

J: Soo ogaanay shantii tiir ee islaamka ee ma wax kalaa haray?

C: Haa, waxa haray inaad barato tiirarka iimaanka
J: Waa maxay iimaanku?

C: Iimaanku waa rumayn carrabka laga rumeeyo, ictiqaadka qalbigana laga rumeeyo, camalka xubnahana laga rumeeyo.

Iimaanku wuu ziyaadaa wuuna nusqaamaa, oo goor walba hal heer oo qudha ma taagna, oo kolkuu qofku rabbigii ugu dhawaado daacada iyo cibaadada wuu kordhaa, kolkii uu ka fogaado, ee uu macaasi iyo dunuuubta xuluushana wuu dhinmaa.

J: Haddaba tiirarka iimaanku waa maxay?

C: Iimaanka tiirarkiisa waa lix:

TIIRKA KOWAAD
Alle oo la rumeeyo
(الإيمان بالله)
Waa inaad Alla rumayso ood caqiidayso inuu isagu wax walba uumay, uu mulkiyo, uu arzaaqo, uu nooleeyo uuna dilo, mudanyahayna in kaligii uun la caabudo, oon wax kale lala caabudin, Allana waxaad ku baran adoo ka fikira aayadahiisa, makhluuqaad kiisa, wuxuu rususha u soo dhiibay iyo kutubta uu soo dajiyay, waana inaad rumayso magacyadiisa iyo tilmaamihiisa oo ah inuu yahay:

الله, الملك, القدوس, السلام, المؤمن, المهيمن, العزيز, الجبار, الرحيم
Allaah, Al-malik, Al- qudduus, Assalaam, Al- mu’min, Al- muhaymin, Al -caziiz, Al -jabbaar, Arraxiim, ……….) oo wuxuu leeyahay magacyada ugu wanaagsan iyo tilmaamaha ugu sarreeya.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1816502
Today
Yesterday
All days
304
2878
1816502
2026-06-27 04:03

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3f4b8992d961349728711782533001
title_6a3f4b8992de513354783171782533001
title_6a3f4b8992e315299789491782533001
title_6a3f4b8992e7c11805162201782533001
title_6a3f4b8992ec716017642531782533001
title_6a3f4b8992ef013825056621782533001

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3f4b89a5ff813838600601782533001
title_6a3f4b89a604710455921721782533001
title_6a3f4b89a609318912103111782533001
title_6a3f4b89a60de6929135611782533001

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com